USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by djibsomali »

IT IS ALL ABOUT AMOUD UNIVERSITY!!!

Seattle(Saylac.com)- Kudhawaad 7 qoys ayaa bishii inaga tagtey oo kaliya ka guuray magaaalada Seattle ee cariga maraykanka iyagoo ka doorbiday inay dhalaankooda ku barbaraariyaan magaalada Borama ee gobolka Awdal. Qoysaska dhawaan ka guuray magaalada Seattle ayaa saylac .com u sheegay inay hada ka hor caruuraha geyeen wadamada ay ka mid yihiin : Masar, Maleeshiya iyo Wadamo kale oo dhawra lakiin ay wadamadaasi u cuntami wayeen inay dhalaanka ay dhaleen ku barbaariyaan.

Jaaliyada soomalaiyeed ee caruurahooda u raray magaalada Borama ayaa waxa kale oo ay sheegeen in ay Borama ka doorteen meelkasta oo aduunka ka jirta iyagoo sabab taa uga dhigay dhinaca dhaqanka iyo waxbarashada iyo waliba amaanka.

Xirsi Calasow oo ka mid ahaa waalidiinta caruurtooda u raray magaalada Borama ayaa noo sheegay inuu dhalay afar caruura oo midka 6 jiraayi ugu yar yahay, waxa kale oo uu Xirsi noo sheegay inuu hada ka hor tagay Borama si uu usoo indha-indheeyo xaalada magaalada Borama.

Xirsi oo hadalkiisa sii wataana waxa uu yidhi“Borama waa meel aad u nabdoon- waxa kale oo aan aad ula dhacay waxbarashada taala oo mid heer u sareysa ah.. wiilkayga ugu weyni waxa uu jiraa 18 sanadkan ayuu galayaa jaamacada camuud sanadkii ugu danbeeyey ee dugsiga sare ayuu ku jiray markaan maanta raray waxaanan aad ugu faraxsanahay inaan Borama dejiyo qoyskayga“ Qoysaska Xirsi iyo kuwa kale ee aanu la kulanay dhamaantood waa qoysas soomaaliyeed oo burburkii somaliya ka dib kasoo qaxay magaalada Muqdisho iyo nawaxigeeda mudo dheerna deganaa wadankan maraykanka.

Jaaliyada soomaaliyeed uu caruurahooda u raray Borama ayaa saxaafada u sheegay inay dhibaato weyn kala kulmeen dhinaca dhaqanka iyo barbaarinta caruurta wadamada reer galbeedka oo aad ugu adkaatey isla markaana waxay intaa ku dareen in caruuro badan oo soomaaliyeed daaqada ka boodeen maanta ka buuxaan jeelasha wadanka Maraykanka iyo kuwa yurub.

Xirsi oo aanu ka waraysanay qorshaha uu ku talo jiro inuu ugu noolaado Borama, ayaa waxa uu noo sheegay inuu guri qiimahiisu dhan yahay $21,000 ka iibsaday Borama sidoo kalena xaaskiisa u iibiyey gaadhi qoysku ku adeegto oo qiimahiisu dhan yahay 5 kun oo doola. Waxa kale oo uu Xirsi intaa ku daray in Xaaskiisu la joogi doonto caruurta isaguna uu Magaalada Seattle uga shaqayn doono si uu noloshooda u dabaro biilkana ugu diro. Xirsi oo hadalkiisa soo koobaya waxa uu yidhi ” Hadii xitaa Xamar ay degto lagama yaabo inaan caruurta geeyo meelkale.

Isagoo yara dhoolacadaynayana waxa uu si kaftana u yidhi xirsi ” maanta wixii ka danbeeya waxaan ahay reer Borame !!!
Saylac media
Seattle
USA
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by Goljano Lion »

dude , who are you trying to fool, waar waa samaroon filmika qaxootiga ku matalaaya reer south Somalia , sxb kolkaa waa iska caadi :lol: kulahaa civilised families of south somalia moving to BORAMA. :lol: :lol: :lol:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by djibsomali »

silkaa hoyaadaa ee ugdaduu dishay laa sheekaysoo!!!
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by Goljano Lion »

:lol: Dameeraha Awdal ninkii ooda ka rogaa arroorsha :lol:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by Murax »

Reer Awdal :up:


Actually, a relative of mine lived there for a couple of years
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by RuralMan08 »

This is actually not surprising, they want their kids to keep their somali dhaqan and at the same time live in peace and prosperity. Borama is MashAlalh. Good choice

So is Hargeysa, Ceerigabo, Burco etc

:sland: :up:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by Xamud. »

I have also heard of none Samaroon families who moved too Boorame :up:


Goljano
Stop the hating :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by The_Emperior5 »

Goljano Lion wrote::lol: Dameeraha Awdal ninkii ooda ka rogaa arroorsha :lol:
waxan maqlay Boorama caanaha Dameerahay lissan ma run ba :lol:
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by koohi »

Goljano Lion wrote:dude , who are you trying to fool, waar waa samaroon filmika qaxootiga ku matalaaya reer south Somalia , sxb kolkaa waa iska caadi :lol: kulahaa civilised families of south somalia moving to BORAMA. :lol: :lol: :lol:
war calool xumada iska daa

Hargaysa halkay oramada iyo xabashida kasoo dhawaysatay, Boorama walaalahood somaliyed ee dhibaatadu hayso ayay soo dhaweeyeen.
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by RuralMan08 »

The_Emperior5 wrote:
Goljano Lion wrote::lol: Dameeraha Awdal ninkii ooda ka rogaa arroorsha :lol:
waxan maqlay Boorama caanaha Dameerahay lissan ma run ba :lol:
Do dameer even have milk?? :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by The_Emperior5 »

koohi wrote:
Goljano Lion wrote:dude , who are you trying to fool, waar waa samaroon filmika qaxootiga ku matalaaya reer south Somalia , sxb kolkaa waa iska caadi :lol: kulahaa civilised families of south somalia moving to BORAMA. :lol: :lol: :lol:
war calool xumada iska daa

Hargaysa halkay oramada iyo xabashida kasoo dhawaysatay, Boorama walaalahood somaliyed ee dhibaatadu hayso ayay soo dhaweeyeen.

boorame ma meesha laga isticmaalo lacagta birta :lol:
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by koohi »

The_Emperior5 wrote:
koohi wrote:
Goljano Lion wrote:dude , who are you trying to fool, waar waa samaroon filmika qaxootiga ku matalaaya reer south Somalia , sxb kolkaa waa iska caadi :lol: kulahaa civilised families of south somalia moving to BORAMA. :lol: :lol: :lol:
war calool xumada iska daa

Hargaysa halkay oramada iyo xabashida kasoo dhawaysatay, Boorama walaalahood somaliyed ee dhibaatadu hayso ayay soo dhaweeyeen.

boorame ma meesha laga isticmaalo lacagta birta :lol:
haa
birta, dj fran iyo $$$ but not SL xaashi.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by The_Emperior5 »

Qof aan tagiin uga sheeke laanta na wa laga isticmaala
Laakin borame iyada badh ku taala Ethiopia badhna Somaliland :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by LiQaaye_TDH »

Borama maxa Yaala? :lol: The reer Konfureed who is fleeing the wars in Moqadisho can only get use to Hargeisa because of its similarity or Burco..
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: USA, civilised families of south somalia moving to BORAMA.

Post by Cumar-Labasuul »

koohi wrote:Hargaysa halkay oramada iyo xabashida kasoo dhawaysatay, Boorama walaalahood somaliyed ee dhibaatadu hayso ayay soo dhaweeyeen
Masha'allah to reer borame for welcoming their brothers in this time of hardship. Also walaal yaan been laguu sheegin, reer hargeisa si wacan ayey u soo dhaweysaa walaalahood somaliyeed.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”