Sanaag !

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
canood
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 405
Joined: Sun Jun 29, 2008 11:17 am

Sanaag !

Post by canood »

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sanaag !

Post by The_Emperior5 »

Sanaag oo lagu soo dhoweeyey SNM News/Articles
>Response to what ICG said about Las-Anod
>A review of nomad Diaries through the eyes of a Somali immigrant
By Xalima
>San Diego's Little Mogadishi
By Yasmeen Maxamuud
>U.S is no place for lawsuits against foreign Goverment
>Somali Americans combine Somali Poitic wisdom with pop melodies
>'Allah' Rulling Stirs Furor in Malaysia
>New report warns of HIV epidemic in Egypt
Waraysi Maqal ah
>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>



Waxa Magaalada Badhan ee Gobolka sanaag ku sugan Calool u shaqaystayaal u shaqeeya Jabhada SNM oo Qabiilka Isaaqu u badan yahay,hase ahaatee ah kuwo u dhashay Degaanka Maakhir.



Calool u shaqaystaayashan ayaa waxa hogaaminaya Odaygii ku magcawnaa Gudoomiyaha Jaaliyada Dibada ee Warsangeli,isaga oo xilkaa iska casilay noqdayna Gudoomiyaha Warsangeliga u jidbaysan Isaaqa.



Gudoomiyahan oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Hargaysa,horayna u joogi jiray Magaaladaas,ahaana mid Mushahaar ka qaadan jiray Xilligii Xukunkii Ina Cigaal ka hor intaanu Qurbaha gelin ,ayaa hada wuxuu wadaa Mashruuc la mid ah kii lagu qabsaday Laascaanood oo ahaa Biyo macaan ayaan idiin gelinaynaa Reer Laascaanoodoow,halka Hargaysa haraadka loogu dhimanayey,Sidoo kale mashruucan waxa la rabaa in looga gado Warsangeli Dugsiyo iyo Jaamacado ayaa Isaaq ka furi doonaan Degaanda warsangeli oo ahaa Degaan ay dhiig badan ku daadiyeen Jabahadii SNM



H'ayada Laangeerta Cas oo la ogyahay inay ka yihiin dhex dhexad rabshadaha Aduunka ka jira ayaa waxa shalay laga sheegay Magaalada Badhan in ay Xafiis ka furan doonto Magaaladaas , iyada oo garab siin doonto Jabhada SNM.taas oo ah mid Been looga sheegayo h'ayada Bisha cas oo ah mid u joogta Soomaaliya inay badbaadisa Soomaalida dhibaataysan oo aan ahyn mid u shaqaysa Jabahada SNM ama ku Shaqaysa hadafka Siyaasadeed oo guracan ee Dirta waqooyi oo ah inay Soomaali ka go'aan



Waxa kale oo la socday waftigan Ninka lagu magcaabo Cabdixakiim Wahaabi oo ku magcaaban Gudoomiyaha Gobolka Badhan(qorshaha cusub oo Dirtu wadato waa in uu Warsangeli Badhan uun sheegan karaa) ayaa ah mid dameer laawe ah oo haba yaraatee cidna metelin,noqotayna mid ka yaabisay dhamaan Bulshada Reer Maakhir oo si fiican uga dheregsan Taariikhda Qoyska Reerka uu ka dhashay oo Aabihiis Wahaabi Allah ha u naxariistee ahaa Ganacsadihii ugu weynaa Sanaag iyo Bari ahaan Soomaaligii ugu horeeyey oo Xoolo geeya Magaalada Duba, ee Imaaraadka hadana Magaciisu ku qoran yahay Xarunta ganacsiga Dubai oo lagu xusay inuu yahay Soomaaligii ugu horeeyey oo Ari ama Xoolo keenay Dubai,hase ahaatee lagu Dilay gaadmo iyo Niman afka soo duubtay isaga oo ka soo baxay Masaajid,ayna ka danbeeyeen ama soo abaabuleen dilkiisa Marxuumka Wahaabi Allah ha u naxariistee Jabahada SNM oo ah mida uu maanta u shaqeeyo Wiilkiisu.



Warsangeli oo Sideed Boqol oo Sano lahaa Saldanad iyo ismaamul ma noqon doonaan kuwo lagu gato Xafiis 500 oo Doolar ah oo loogu soo dhuumanayo bahdilidooda ,mana aha kuwo si sahlan ku ilaawaya Geesiyadii shalay lagu dilay Ceergaabo,Jiidali,Xingalool iyo meelo kale oo badan,sababta ay u dhintayna ay ahayd inay ka difacaan Degaankooda Jabhadii SNM oo duulaanka ahayd rabtayna inay qabsato degaanadooda , kuna qabsadaan magac Qabiil.Horjoogayaashan soo qaatay Shilimada kuma guulaysan doonaan in Dhalinyarada Warsangeli iyaga oo Boqolaal ah la geeyo Jeelasha Caynabo,Badhana ma noqon doonto mid Badhasaab looga dhigo Ayuub iyo Cimraan.
canood
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 405
Joined: Sun Jun 29, 2008 11:17 am

Re: Sanaag !

Post by canood »

:D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sanaag !

Post by The_Emperior5 »

:lol:
canood
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 405
Joined: Sun Jun 29, 2008 11:17 am

Re: Sanaag !

Post by canood »

500 DOLLARS IS NOT BAD WALAHI
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”