Page 1 of 1

QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sat Feb 13, 2010 9:20 pm
by afisoone
Image
QOLKAAN DOWLADII CABDULAHI YUSUF XAALKIISA SUU AHAA
QOLKAAN NINKASTO SOO GALO SHEIKH AYUU AHAAN JIRAY, AYADOO QURAN BADAN LAGU AQRIN JIRAY AYAGOO KUTILMAAMAAYO CABDULAAHI YUSUF MURTAD IYO MAGACYO XUN XUN. WAXAA SOO GALI JIRAY DAD GAARAAYO 500 BOQOL OO QOF IYO IN KA BADAN. ANIGA AYAA KAMID AHAA . WAXAA LAYAABI JIRAY SIDA DADKAAN QOLKA SOO GALO DIINTA U JACELYIHIIN IYO SIDA U JECELYIHIIN IN WADANKA LAGA SAARO ETHIOPIANKA IYO DOWLADAAN.
TUSAALO HADAA NISIIYO WIILKA LA DHAHO CABDI RIYO, WUXUU DHIHI JIRAY ANAGA DOWLAD ISLAAM AYAAN RABNAA. CABDI RIYO WAA WIIL KACAN XABAD KA GOOSATAY 1991 XILI EE MEEL WAX KA DHACAYEEN ASAGA IYO MOORYAAN KALE. CABDI RIYO HOOYADIIS OO JOOGTO MAGAALADA LONDON AYAA U SOO DACWOOTAY OO SOO GALISAY WADANKA INGIRIISKA. ALLAH HOOYOOY HA IILAN. CABDI RIYO TUUKNIMADII MAJOOJINEE EE MAALIN AYUU ISKU DAYAY GAARI HONDA AH EE MAGAALADA LIVERPOOL INUU XADO LAAKIIN WAA USUURTAGALI WEEYSAY MAADAAMO UU HAL GACAN LA’YAHAY.

TUSAALAHA GALE DADKA QOLKAAN SOO GALO WAXAA KAMID AH OSMAN20051, WAA MOORYAAN GURYO BADAN DHACAY AANA LA TUSI KARIN ALSHABAAB IYO XISBUL ISLAM LAAKIINSE WAAGII CABDULAAHI YUSUF DUULIN JIRAY ALSHABAAB SABABO KUSAABSAN CAQLI XUMAADII QABIILKA AHEED EE USC LA TIMID MAGAALADA MOGADISHU 20 SANO KA HOR.OSMAN20051, XABAD AYAA CURYAAMISAY WAXAAN SOO QAADEY HAYADAHA SAMAFALKA EE KA JIRTAY KAKUMA XILIGII 1999. DOQONKA ASAGOO CURYAAN AH AYUU WALI KUJIRAA DHAQAN XUMADII HORMARKA UDIIDAY MAGAALADII AAN KU DHASHAY MOGADISHU.

QOLKAAN DAILYNEWS YAA MAAMULA?

KABADHA QOLKAAN DHISTAY WAXA LA DHAHAA “CAAQILA_”.
CAAQILA WAA GABAR MASKIIN AH, OO KU DHALATAY HADAL LA’AAN. MAHADASHO CAAQILA. CAAQILA WAA GABAR MAYA AQOON. LAAKIINSE KABADHAAS AAD ARKEYSAAN ILAAHAY HADAL LA’AANTA KU DHALATAY WAXA LAGU SOO ABABIYAY QADIYADII USC. QOLKA MOORYAANKASTO EE U GARATO INUU EE ISKU QABIIL YIHIIN AYEE MAAMULKA U DHIIBTAA. CAAQILO WAXAA FURAY SHAN WIIL OO CIDEEDA AH. WALI KAMA QUUSATO MIYAA MOORYAANTAAS. NAAG WAA NOOLE AAN CAQLI SAAS U DHEER LAHEEN. CAAQILA AFAR CARUUR AYEE LEEDAHAY, AFARTA MOORYAANTAAS AYAA KA DHALAY, AFARTAAS CARUUR DHOWR AABE AYEE KALA LEEYIHIIN. SABABTO NINKASTO U FUR CAAQILA MA AHA INAA AYADA XUNTAHAY, EE MOORYANKASTO MID LACAG KA XADO, IYO MID DILA IYO MID EE WEEYSO OO KA DHUUNTO AYUU NOQDAY.
CAAQILA MEEQA MOORYAAN EE SII GOORSANDOONTAA. WAA MID AYADA KALIGEED U TAAL ARINTAAS.

QOLKA DAILYNEWS XAALKIISA MUXUU KU DAMBEENAA?

MOORYAAN OSMAN20051, ANAANATO AYAA LAGEENAA DHOWR SANO KABACDI,
MOORYAAN CABDI RIYO GABAR WADAAD AYAA LAGU DARAA SIDUU USOO HANUUNO.
DOQOMADA KALE EE MEESHA KANACNAC LEEYO, DEE INTEE NOOLYIHIIN LABA DAAN HADAL MAJOOJINAAYO.
CAAQILA_ WAA INEE HADASHAA OO DOCTOR KAHADALSIIYA LOO GEEYAA.

QOLKA DAILYNEWS QABYAALADA EE MAAMULKA SIDEE LOOGU BADALIKARAA

CAAQILA WAA INUU GUURSADAA NIN BEESHA DAAROOD KASOO JEEDO MARKAAS AYAA LAGA YAABA QABYAALADA INDHA LA’AANTA EE KABADHAAN AFKA ALLAH KA QABTAY WADO WAX ISKA BADALAAYAAN INSHALLAH.
http://mybanadir.com/news/?p=13

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sun Feb 14, 2010 4:35 am
by edleh
Waraa Afisoone, maxaad ka faalloonaysaa sxb? Paltalk qaybbaha uu ka kooban yahay waxaa ugu liita qaybta Soomaalidu ay maamusho. Dabcan waa marka laga reebo dhawrka qol ee lagu fidiyo Diinta Islaamka. Qolkaad aad sheegayso hadda ka hor ayaan hal mar ka xaadiray waana meel aad ka dareemayso in uu ku harsan yahay qaacii iyo suntii laga dhaxlay Qabyaaladda.

Qolkaas iyo wixii ku astaan ahba waxaa habboon in aan lagu kadsoomin waxa ay afuufayaan. Meel marka aad cagta dhigayso waxaa iyana wanaagsan in aad sii cabirto inta ay dhan tahay faa'idada, khayrka iyo wanaagga kaa soo geli kara meeshaas. Haddiise ay kuu cadaato in aadan ka heli karin wax aan shar ka ahayn, waxaa markaas istaahil ah in aad isaga gaabsato intii aad gubi lahayd aakhiradaada dambe.

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sun Feb 14, 2010 8:45 am
by afisoone
Mooryaanta maciishad xun ayuu aduunka kunoolaadaa aakhirana kasii daran. Mooryaantaan waxey kaga duwanyihiin kuwa xamar joogi jiray, kaliya kuwii xamar wey ogaayeen inee qaldanaayeen, balse kuwaan quraan ayee soo daliilsadaan markasto aan qolkaas tago. Maamulkooda waa only Mooryankale, sida loo hadlo mayaqaanaan walaahi, waxaaba kaaga sii daran faanka aan soo dhaafeen paltalk maka daalaan miyaa.

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sun Feb 14, 2010 3:28 pm
by Daanyeer
War qoraalka intaad iska deydo MIC soo qabso.

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sun Feb 14, 2010 4:53 pm
by afisoone
mic soo qabsadaa saaxiib.................mic ma meeshaan yaal kkkkkkkkkkkk

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sun Feb 14, 2010 7:39 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Daanyeer wrote:War qoraalka intaad iska deydo MIC soo qabso.
is this Daanyeer :o :o :o

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sun Feb 14, 2010 7:49 pm
by 1_londoner
:o The real Daanyeer has spoken [written :? ].

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sun Feb 14, 2010 8:08 pm
by SahanGalbeed
Ninka aqli iyo taclin leh ,meel qoraal lagu kala waydaarsanayo fikradaha ayu ra'igiisa ka dhiba.Paltalk xayawaanka nooloshoodi seegay ba ku haasawa.Qudhin waxan ahayn ku ma hadlan .

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Sun Feb 14, 2010 8:11 pm
by Dionysus
Danyeer is like a cyber Mr. Bean.

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Mon Feb 15, 2010 8:50 am
by Daanyeer
Last year a UNIVERSITY has PUT me in EXPERIMENTAL program to see my MEMORY. The MADE a paltalk NICK for me. Eventually i BECOME @ in a paltalk ROOM. Oneday as i have the @ of a room with 246 members i WANTED to BOUNCE a member but i CLOSED the room. After that INCIDENT the UNIVERSITY has STOPPED me from the EXPERIMENT.

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Mon Feb 15, 2010 8:53 am
by Daanyeer
1_londoner wrote::o The real Daanyeer has spoken [written :? ].

War heedhe LUUQA soo GAL !!!!!!!!!!!!!!!

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Mon Feb 15, 2010 8:54 am
by Cali_Gaab
Daanyeer wrote:Last year a UNIVERSITY has PUT me in EXPERIMENTAL program to see my MEMORY. The MADE a paltalk NICK for me. Eventually i BECOME @ in a paltalk ROOM. Oneday as i have the @ of a room with 246 members i WANTED to BOUNCE a member but i CLOSED the room. After that INCIDENT the UNIVERSITY has STOPPED me from the EXPERIMENT.
Can you use the keyboard properly please?

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Mon Feb 15, 2010 9:39 am
by 1_londoner
Daanyeer wrote:
1_londoner wrote::o The real Daanyeer has spoken [written :? ].

War heedhe LUUQA soo GAL !!!!!!!!!!!!!!!
Lol. :|

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Mon Feb 15, 2010 1:29 pm
by rashid22
Daanyeer wrote:Last year a UNIVERSITY has PUT me in EXPERIMENTAL program to see my MEMORY. The MADE a paltalk NICK for me. Eventually i BECOME @ in a paltalk ROOM. Oneday as i have the @ of a room with 246 members i WANTED to BOUNCE a member but i CLOSED the room. After that INCIDENT the UNIVERSITY has STOPPED me from the EXPERIMENT.
:lol: :lol: :lol:

Re: QOLKA PALTALK DAILYNEWS”QOLKA MOORYAANTA DIBADA KUNOOL MIYAA

Posted: Mon Feb 15, 2010 4:41 pm
by afisoone
Cali_Gaab wrote:

lol :clap: