As for your second class citizens claim, we all know who claimed to be the 'Orromo of Somaliland'
Your own suldaans:
"Xataa haddii ay sharciyan ku yimaadaan xisbiga aan tilmaamayo ee aan garanayaa ee Xisbiga KULMIYE Siilaanyo waa siyaasigeenii waa inaadeerkay habarjeclo waa reer qiimo badan nagu leh anaga oo aan jeclahay. Xisbigaasi wuxuu u eg yahay xisbigii Naasiga ee Hitler"
Those you've tried to incorporate, and we all know why you've tried to incorporate them:
"Reerka Habar Yoonis inta hawshan ku jirta hadii ay Habar Yoonis yaraatay oo ay ina Habar Yoonis yaraato ka baqanayaan dee ilaamadeeerayaal wado kale oo loo maro ayey leedahay ee ha soo maraan"
Ilaahay ka baqa oo sharaf yeesha, afar iyo labaatan saacadood ha ina daba socon eh
And it continues ( These are your people by the way making these statements):
“Waxa jirta in ragga xukuumadda ku jira ee ka soo jeeda beelaha Garxajis waxay caadaysteen waxyaabo xun xun, waxay had iyo jeer xoqayaan nabaradii iyo boogihii ee dagaaladii sokeeye ee aynu soo marnay ee aannu nin mahadiyey jirin,
weliba kuwa qoxaya waxa ka mid ah nin Wasiirka Hawlaha Guud la odhan jiray oo iminka la yidhaa Wasiirka Cayda Guud iyo Cambaaraynta dadka. Waddadii aynu marnay 1994-kii waddo khaldan oo aan la mahadin ayey ahayd oo go’doon laga galay Somaliland, maantana waxaad doonaysaan in aad go’doon kale oo siyaasi ah dalka gelisaane Cawil iyo Ina Sulub iyo kuwa noocaas ahi ee galinmaysaan maanta.
Siciid Sulubow waxaad ahayd maalintii Hargeysa xaggaa looga baxay ee aannu annagu (beelaha Garxajis) ka dagaalamaynay xaggaa adigu inan Nuux Ismaaciil ah (Sacad Muuse) ayaad qabtay magan baad halkan ku joogtaye,
waxaan leeyahay reerihii aad maganta ku joogtay ee aad lahayd anigu dagaalka kuma jiro haddaad maantana tidhaahdo waa la idilay oo aad laabta garaacdo, annagu aannu laabta garaacnee adigu nalamaad joojine ha garaacin baan ku leeyahay, ciil iyo cadhana kuma qabno reer Somaliland maanta nabarkaas way ka bogsadeen,”
ayuu yidhi Sul. Saleebaan Boqor Cismaan.
WTF
Another one of your own:
Dawladu waxay ka shaqaysaa inay beelahu kala fogaadaan.
Waliba reerkayaga Habar yoonis cuqdad weyn ayay ka qabaanoo,
haddii ay mar maqlaan reer kale oo reer Somaliland ah ayay la shireen xaalku wuu ku xumaadaaa,
sababtuna waxa weeye reerkaasi waxay codka kaga doonaan ma aha wax baanu qabanaynaa oo wax baanu idiin keenaynaa waxay codka kaga doonaan waa la idinla col,
waa la idin dilay, Habar-awal ayaa idin neceb, Habar jeclo ayaa idin baa biinaysa.
These are your people today, aniga ha igu faanin dhulka jahannamka aad degtaan, you're so cuqdad filled you gave all your votes to Riyaale....this is how you're living today
“Adeeg Waxbarasho ma hayno, Adeeg Caafimaad ma hayno oo haweenka Oodweyne inta lagu soo wado Hargeysa ayay qaar badani umul-arooraan.
Jid ma hayno oo kii kal hore la ballan qaadayna markay Doorashadu soo dhawaato, ayaa la fadh-fadhaa.
Biyo ma hayno oo Riiggii la geeyayna, wuu iskaga yimi.
Sidaas darteed, Oodweyne waxay noqotay Hub ay Xukuumadda Rayaale ku hanjabto markay Doorashadu soo dhaw dahay,
balse aan faa’iido ku qabin haba yaraatee Xukuumadda. Markaas Anagu cidna uma suntanin, Xisbina nama isticmaalin ee waxaanu ka hadlaynaa waa xaqiiqada dantayada.”
La xowla wa laa quwata ilaa bilaa, no water xitaa
Stop occupying yourself with focusing on Habar Jeclo, you've got much bigger problems.
Please do something constructive with your time, go get Boho l& Kaliil.... 'We are the world, we are the children"



