WAXAN AAD ULAA YAABAAY DADKAA BUUNBUUNIYAA TUULADA CAYNABA EE GOBOLKA SOOL.
CAYNABO WAA TUULO KAA TIRSAN GOBOLKA SOOL WAXAN KU YAAL CEEL WEYEER AH OO LAGAA WADA CABO ISAAAQ IYO DAAROODBA.
HADABAA CAYNABAA OO MUDOOYINKAN DANBEE LAA BUUN'BUUNIYO INTAY LEEGYAHAY, YAASE KUNOOL OO KU DHAQAAN? TUULADAN OO AY WADA DEGAAN DHULBAHANTE, SACAD YOONIS, IYO HABAR JECLO, WAXA LAGU QIYAASAA IN AY KU DHAQAANYAHIIN MIYIGEEDA IYO MAGAALADEEDABAA DAD LAGU QIYAASAY 50,000 QOF. TUULADAN OO AAN SAFAR KU TEGEY WAXAN ISBARBARDHIGAY TUULADA KALE EE DHIGEEDA AH OOG. RUN AHAANTII WAXA SIKASTAA UU WAYN TUULADA OOG OO LAA ODHAN KARO WAXAY UU SANSAAN EGTAHAY MAGAALO OO DAD AAD UU TIRO BADAN OO LAGU QIYAASO 150,000 QOF. OOG WAXA DEGAAN SACAD YOONIS 90% IYO 10% OO AH BEELO KALE.
HADABAA WAXA QORAALKAN IGU KALIFEY MARKII AAN ARKAY BEEN BADAN OO LAGAA SHEEGAYO TIRADAA DADKA KU DHAQAAN TUULADA CAYNABO 'GAAR'AHAAN DADKII LAASHEEGAY IN AY ISKAA DUWAANGELIYEEN WAKHTIGII DEWAANGELINTA COD BIXIYAAYAASHAA.SU'AASHA MEESHA TALAI REER CAYNABO MAA TIRO KOOB BAY GALEEN MISE WAXA LAA DIWAANGELIYEEY COD BIXIYEYAASHA TOORASHOOYINKA SOO SOCDA?
WAXAN IDINKAA CODSANAAYAA QOF KASTAA OO BEEN LOGAA SHEEGAY DADKA KU DHAQAAN IYO IN TAY LEEGTAHAY IN AY BOOQDAAN OO UNA KUURGALAAN TUULADA CAYNABO.
CAYNABO IYO OOG IYAMAA WAYN
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: CAYNABO IYO OOG IYAMAA WAYN
Wikemapia or google it . all i know when i went there they were both tiny tuulo(s).
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: CAYNABO IYO OOG IYAMAA WAYN
Safar aan ku tegey ku laha, go climb a tree you fuckin' monkey 
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: CAYNABO IYO OOG IYAMAA WAYN
Siciid85 u right, laakiinse oog waa koraysaa, ganacsigaa magaaladoo dhan waxa gacaantaa ku hayaa sacad Yoonis, reer miyigaa degaanaa sido kale wuxu uu badan yahay sacad yoonis,
laakiinse tuulada Caynabo waa meel lagu baqtiyeey walahay koob shaah kaa helimaysiid waa busaarad
laakiinse tuulada Caynabo waa meel lagu baqtiyeey walahay koob shaah kaa helimaysiid waa busaarad
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: CAYNABO IYO OOG IYAMAA WAYN
cali gaabo ma kintirkii yaraabaa ku cuncunaayaa " foodley waxan iskagaa nacay> finjirbaa kaa soo ligaan >guskaa foodaa kaa herdiyaa"
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: CAYNABO IYO OOG IYAMAA WAYN
Cali_Gaab wrote:Safar aan ku tegey ku laha, go climb a tree you fuckin' monkey
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: CAYNABO IYO OOG IYAMAA WAYN
to bohol and siciid.
guy I respect you as been tolka G unit nation. but this shit is funny we al know caynabo is biger then oog, so please for once be serious I dont boil people like liqaaye and mr cali dheere
guy I respect you as been tolka G unit nation. but this shit is funny we al know caynabo is biger then oog, so please for once be serious I dont boil people like liqaaye and mr cali dheere
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 637 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 6 Replies
- 1514 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 10 Replies
- 716 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 61 Replies
- 23537 Views
-
Last post by milk_maan
-
- 16 Replies
- 1448 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 948 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 42 Replies
- 2753 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 6 Replies
- 642 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 37 Replies
- 240 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 69 Replies
- 4321 Views
-
Last post by lali99