Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB oo si Xamaasad Leh Loogu Soo Dhaweeyay Oodweyne
Written by Qaran news
Feb 15, 2010 at 05:04 PM
Oodweyne (Qaran news)- Weftigii xisbiga UDUB ee uu hogaaminayay xoghayaha guud ee xisbiygaasi Md. Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Oodweyne ee xarunta gobolka cusub ee Oodweyne.
Weftigan waxa kale oo xubno ka ah guddoomiyaha ololaha doorashada madaxtooyada ee xisbiga UDUB Md. Cismaan C/laahi Cigaal (Cismaan Hindi) iyo tobaneeyo xubnood oo ka tirsan guddida fulinta ee xisbiga UDUB.
Wefdigaasi waxa si diiran u soo dhaweeyay kumanaan qof oo ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Oodweyne iyo masuuliyiinta xisbiga UDUB ee gobolka Oodweyne kuwaasi oo weftiga kaga horyimid duleedka magaalada kuna soo dhaweeyay xamaasad xoog leh una muujiyay taageerada ay u hayaan xisbiga talada haya ee UDUB.
Xoghayaha xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa hadal uu u jeediyay dadweynihii soo dhaweeyay waxaanu uga mahad naqay sida balaadhan ee ay u qaabileen weftigiisa, waxaanu xusay in xisbiga UDUB ay ahmiyad weyn siinayeen gobolka Oodweyne.
Xoghayuhu wuxuu socdaalkiisa ku tilmaamay mid ay xogogaal ugu noqonayaan xaalada gobolkaasi xilligan ku sugan yahay iyo dardargelinta dhismaha xafiisyada xisbiga ee gobolka Oodweyne.
Xoghayahaa Udub oo sii wayn logu soo dhoweeyey G. OOdweyne
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xoghayahaa Udub oo sii wayn logu soo dhoweeyey G. OOdweyne
wadadii ay 8 sannoh udub u balanqaadeen ka hor ma u dhiseen, iyo Dakhtarki dib u habayn loogu samayn laha reer oodweyne malo sameye Mise xiligi Codka la doonayey ba la gaadhay 
Re: Xoghayahaa Udub oo sii wayn logu soo dhoweeyey G. OOdweyne
Hargeysa xatta Hospital hagaagsan maleh po kii Siyad barre dhisay ayaa wali u ah general hospital, Burco airport maleh, warsahdii bebera wali lama disin! markaa maxaa ka sheegaysaa Oodwayne oo kaliya marka wadankii oo dhan uu yahay isku wada mid.The_Emperior5 wrote:wadadii ay 8 sannoh udub u balanqaadeen ka hor ma u dhiseen, iyo Dakhtarki dib u habayn loogu samayn laha reer oodweyne malo sameye Mise xiligi Codka la doonayey ba la gaadhay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xoghayahaa Udub oo sii wayn logu soo dhoweeyey G. OOdweyne
Waxay ku kala duwanyihin inadeer Reer hargeisa 90% wa mucaraad rayaale wey arkeen wuxu yahay , meel yar aan ku saxo. Siyaad barre dakhtar hargeisa uma dhisin. Ingreeski ba dakhtarka dhisay dawladi kacaanku qalab uun bey keentay.Siciid85 wrote:Hargeysa xatta Hospital hagaagsan maleh po kii Siyad barre dhisay ayaa wali u ah general hospital, Burco airport maleh, warsahdii bebera wali lama disin! markaa maxaa ka sheegaysaa Oodwayne oo kaliya marka wadankii oo dhan uu yahay isku wada mid.The_Emperior5 wrote:wadadii ay 8 sannoh udub u balanqaadeen ka hor ma u dhiseen, iyo Dakhtarki dib u habayn loogu samayn laha reer oodweyne malo sameye Mise xiligi Codka la doonayey ba la gaadhay
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Xoghayahaa Udub oo sii wayn logu soo dhoweeyey G. OOdweyne
[quote="Siciid85Hargeysa xatta Hospital hagaagsan maleh po kii Siyad barre dhisay ayaa wali u ah general hospital, .[/quote]
Since when did Siyad bare built the Hargeisa Hospital? It was there when he came to power.
Besides, there are other private alternative hospitals in Hergeisa like Adna and Manhal.
Since when did Siyad bare built the Hargeisa Hospital? It was there when he came to power.
Besides, there are other private alternative hospitals in Hergeisa like Adna and Manhal.
Re: Xoghayahaa Udub oo sii wayn logu soo dhoweeyey G. OOdweyne
Dhaga bacayl,
Adna Adan maternity hospital is privately owned and operated and it's not hospital for the general masses but maternal hospital for mothers. Manhal is also private clinic. You say the Brits built the Hargeysa general hospital? lol thanks for proving my point. If Hargeysa hospital was built during the colonial era,
then I don't know where that leaves Oodwayne.
Emperior,
lool not everyone must be mucaarad. The point you tried to make was cornered with a fact. You tried to sneak one by us by saying oodwayne is behind as far development. When fact is Hargeysa's only functioning GENERAL hospital is from the colonial era. caasimadii somaliland ayaa biyo la'aan ka dhacdaa, bilaa wadooyin ah, bilaa cisbutaal hagaagsan aan lahayn markaasad oodwayne afka ku soo taagaysaa. get real indr and set aside this cuqdad you have against your rer abti.
Adna Adan maternity hospital is privately owned and operated and it's not hospital for the general masses but maternal hospital for mothers. Manhal is also private clinic. You say the Brits built the Hargeysa general hospital? lol thanks for proving my point. If Hargeysa hospital was built during the colonial era,
Emperior,
lool not everyone must be mucaarad. The point you tried to make was cornered with a fact. You tried to sneak one by us by saying oodwayne is behind as far development. When fact is Hargeysa's only functioning GENERAL hospital is from the colonial era. caasimadii somaliland ayaa biyo la'aan ka dhacdaa, bilaa wadooyin ah, bilaa cisbutaal hagaagsan aan lahayn markaasad oodwayne afka ku soo taagaysaa. get real indr and set aside this cuqdad you have against your rer abti.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xoghayahaa Udub oo sii wayn logu soo dhoweeyey G. OOdweyne
No walahi the majority of the people of hargeisa is mucaraad u have seen it with the welcome of silanyo u have seen it in the past dooraashadi barlamaanka , the people of reer hargeisa want realy change a new goverment in power biyo la aantasi wey ka jirta qeybo ka mid ah hargeisa, thats why we need a new admin, sxb hargeisa is the capital dadki sidasey u cabanayan against dawlada. what do u think of oodweyne sheikh etc magaalooyinka yar yar. why would they be mucaraad not like ina iyaga wax lo qabtay?Emperior,
lool not everyone must be mucaarad. The point you tried to make was cornered with a fact. You tried to sneak one by us by saying oodwayne is behind as far development. When fact is Hargeysa's only functioning GENERAL hospital is from the colonial era. caasimadii somaliland ayaa biyo la'aan ka dhacdaa, bilaa wadooyin ah, bilaa cisbutaal hagaagsan aan lahayn markaasad oodwayne afka ku soo taagaysaa. get real indr and set aside this cuqdad you have against your rer abti.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 416 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 320 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 53 Replies
- 2347 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 2 Replies
- 414 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 26 Replies
- 3002 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 8 Replies
- 832 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 6 Replies
- 563 Views
-
Last post by LusciousBella
-
- 0 Replies
- 199 Views
-
Last post by Ducaysane_87