Waxaa maalmahan shir xasaasiya uu uga socday dowladda KMG ah iyo ururweynaha Ahlusuna Waljameeca oo ay ka kala qeybgalayeen wafuud heersare ah oo labada dhinac u kala masalayay, ayaa maanta waxaa ay soo saareen heshiis ka kooban afar qodob oo kala ah.
1- in ururka Ahlusuna Waljameeca ay qeyb ka noqoto Xukumada hada jirta
2- in ciidanka labada dhinac la mideeyo
3- in lasameeyo gudi heer Qaran ah oo Culumaa'udiina
4- in dib leysugu soo noqdo laba isbuuc kadib si loo dhameystiro heshiiska
Qodobadan ayaa ahaa kuwa ay heshiis ku gaareen labada dhinac, hadaba xiriiro aanu la sameynay xarunta shirka uu ka socday oo ah xafiiska Midowga Africa ee Itoobiya ayaa waxaa ay inoo sheegeen labadii dhinac ee ay diirad.com la hadashay u sheegeen in ay ku qanac sanyihiin go'aamadaasi rasmiga ah ee lagu heshiiyay maanta.
Hadaba waxaa la filayaa in ay garabyada halkaasi heshiiska ku gaaray in ay dib ugu kala noqdaan deegaamadiiay ka kala yimaadeen si loo dhaqan galsho heshiiska iyadoo dib looga soo sheegi doono xiliga rasmiga ah ee uu kulanka kale dhici doono iyo goobta lagu qaban doono, waxaana haduu ala idmo idiin soo gudbin doonaa wararka ku saabsan heshiiskaasi meel markiisa.
Diirad Live News Desk
diirad@live.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
TFG&Ahlu sunnah negotiations.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
TFG&Ahlu sunnah negotiations.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 618 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 404 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 22 Replies
- 2897 Views
-
Last post by Sagax
-
- 10 Replies
- 679 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 17 Replies
- 2462 Views
-
Last post by sahal80
-
- 5 Replies
- 672 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 617 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 10 Replies
- 901 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 1 Replies
- 415 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 4 Replies
- 832 Views
-
Last post by mahoka