Page 1 of 2

Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:30 pm
by AbdiWahab252
Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Ugu yaraan toban qof oo u badan dhinacyada dagaallamayay ayaa ku dhintay dagaal culus oo ka dhacay Dhoobleey.

Dagaalka oo saaka ka dhacay magaalada Dhoobleey ee dhaw Soohdinta u dhexeysa Somalia iyo Kenya, ayaa u dhexeeyay al-Shabaab iyo ciidamo deegaanka ah oo uu hogaaminayo Shiikh Axmed Madoobe, oo ka tirsan xisbul Islaam.

Sida wararku ay sheegayaan waxaa dagaalkaasi ku gacansareeyay oo magaalada qabsaday ciidamada Axmed Madoobe.

Weli lama oga khasaaraha dhabta ah ee uu dagaalka geystay, laakiin waxaa la sheegayaa inay jirto dhimasho iyo dhaawac dadka rayidka iyo dhinacyada dagaallamayay

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:31 pm
by Diyeeshaha_Tolka
old news after 12 hours kadib ayaad soo qoraysaa

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:31 pm
by AhlulbaytSoldier
Two khawarij animals killing each other. I welcome their animosity :up:

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:33 pm
by AbdiWahab252
Diyeeshasha,

jabka Khawariij is always good news.

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:33 pm
by The_Emperior5
Nimanka ogadenku wa yaqanan sida xabbada loo rido :up:

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:35 pm
by xoogSADE14
I welcome this development but I have a feeling it ain't over by a long shot.

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:37 pm
by ModerateMuslim
who's aiding the traitor blackie? cia? kenya? :?

and why wont he die/go away? :?

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:39 pm
by The_Emperior5
xoogSADE14 wrote:I welcome this development but I have a feeling it ain't over by a long shot.

Warya Col Xoogsade Nimanki sade manay iyaguna xabbada Gedo ka riideyn, attacking the khawaarjis at 2 front is much easier i aint no military expert but that’s what they say

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:39 pm
by AbdiWahab252
Somali-Star wrote:who's aiding the traitor blackie? cia? kenya? :?

and why wont he die/go away? :?

QaedaStar,

Don't mistake him for the Parkinson's patient :down:

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:41 pm
by xoogSADE14
Emperior

We're in negotiations with dameer and his handlers. Nothing is for free.

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:42 pm
by AbdiWahab252
xoogSADE14 wrote:Emperior

We're in negotiations with dameer and his handlers. Nothing is for free.
Jalle,


If you are expecting much from the Dugsi teacher and Sanbac, you are going to be disappointed.

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:43 pm
by ModerateMuslim
AbdiWahab252 wrote:Parkinson's patient :down:
low blow :down:

say whatever you about him but your mooryaan adeerayal will never live down 2006 and the lessons taught to them by him :cool:

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:43 pm
by The_Emperior5
u mean this

KN: Kumanaan ciidamo Soomaaliyeed oo muddo bilooyin ah tabobar uga socdey dalka Kenya ayaa lasoo dhoobey xuduuda kala qeybisa Kenya iyo Soomaaliya, meelaha la geeyey waxa aka mid ah magaalada Libooyo ee u dhow Dhoobl

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamada si qarsoodi ah lagu daabuley habeenadii lasoo dhaafay, waxaana fariisimo looga sameeyey aagag muhiim ah.

Walloow ay ciidamada sameeyeen dhaqdhaqaaq ay ku tageen meelo kala duwan oo xuduuda ku dherarsan, hadane ma jiraan wax talaabo ciidan ah oo ay qaa

Ciidamadani oo ay hor kacayaan saraakiil ay ka mid yihiin Col. Cabdi Mahdi iyo Col. Fartaag ayaa waxaa la filayaa in ay duulaan ku qaadaan gobolka Jubbada Hoose oo ay qabsadaan magaalada Kismaayo, hase yeeshee talaabo qaadkooda wuxuu ku xiranyahay duulaanka qorsheysan ee DKMG ah damacsantahay in ay Xamar ka biloowdo.

Imaanshahooda xuduuda ayaa ahaa sababta ugu weyn ee hakadka uu ugu jirey duulaanka maadaamaa la doonayo in isku mar duulaanka meelo badan markaliya laga wada qaado

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:45 pm
by AbdiWahab252
QaedaStar,

The poor buukan doesn't even know what is going on. The low blow is the Shabab who take advantage of a senile senior citizen :down:

Re: Shabaab oo Dhoobleey laga qabsaday

Posted: Thu Feb 18, 2010 4:52 pm
by grandpakhalif
axmad futo madoobe will go back from where he came from.... he didn't learn his lesson...