Page 1 of 1

Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 9:36 am
by The_Emperior5
:lol: :lol: :lol:
war deg deg ah Al shabaab bin kilaab oo dib u qabsaday degmada Dhoooblay

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 10:58 am
by The_Emperior5
War deg deg ah:Alshabaab oo dib u qabsatay Dhoobley iyo Axmed Madoobe oo xadka dhaafay.
Warkii 19-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS
Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saaka ay dib ula wareegeen degmada Dhoobley xoogaga mujaahidiinta Alshabaab,iyadoo halkaas ay ka firxadeen malayshiyadii Axmed Madoobe oo shalay qabsaday magaalada,waxaana wararku sheegayaan in Axmed Madoobe aan la hayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay,iyadoo loo badinayo inuu galay dhinaca Kenya.

Ciidanka Mujaahidiintu Alshabaab ayaa Dhoobleey ka soo galay Jihooyin kala gedisan sida dhanka waqooyi ee Diif iyo dhanka Qooqaani oo ay ka dhaqaaqeen Boqolaal katirsan Ciidanka Alshabaab iyo kuwa Diif kasoo dhaqaaqay.
Dhowr Gaadiid dagaal oo ay ka carareen Maleeshiyadii ONLF iyo kuwii Axmed Madoobe ayaa laga helay Howdka Dhoobleey waxaana weli socda baaritaano ay saraakiisha Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ku baad goobayaan Maleeshiyadii Axmed Madoobe.
Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com
Afnugaal News Desk.
Contact:info@afnugaal.com

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:10 am
by hanqadh
:lol: :lol: :lol: Why are you posting biased reports..

Sh.Axmed left Dhoobley peacefully before Shabab came and went towards Afamdow and his base in Diif not Kenyan border with all the weapons and cars he took of Shabab.Its all tactical for him...this man never gives up. :lol:

What happened to Godane away baraanburkii uu soo tuuri jiray? :lol:

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:12 am
by The_Emperior5
hanqadh wrote::lol: :lol: :lol: Why are you posting biased reports..

Sh.Axmed left Dhoobley peacefully before Shabab came and went towards Afamdow not Kenyan border with all the weapons and cars he took of Shabab.Its all tactical for him...this man never gives up. :lol:

What happened to Godane away baraanburkii uu soo tuuri jiray? :lol:
Axmed cabdi godane is a great poet , Axmed al aswad kaa iska ma celin karo :lol:

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:16 am
by hanqadh
War Godane waa cajalad nin jira ma'aha :lol: fuleynimaa dishey.

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:16 am
by The_Emperior5
:lol: :lol: 1. 0gaden dalkiisii ka carar door ahaan jiraye :lol:
2. Dekedii kismaayood ka baqey doora weynuhuye :lol:
3. Duuflaale goortii dagaal loola daal jiraye



4. Dul-joogii badnaa baa eryiyo dooyadii qoriye
5. Diide oo fakade waa waxey dir u lahaayeene
6. Kala dide finiinkii sidii deero iyo cowle




7. Derebkiyo oomaarkii ma galo deebluhuu dhaqaye
8. Daaraan ka simay ceelashii dararka weynaaye
9. Darbi baan ka riday wiilashii diinta caasiyaye ( Axmed madoobe) :lol:

10. Waa kaa dagaagii ku tagay dariski gaalaade
11. Waa duqeydiyo suldaan dawar sanaayaaye
12. Darbiyada ha jiifeen ileyn diinti caasiyaye

13. Dabcigeygu uun baan aqoon duulka uu yahaye
14. Sidii dowra muuda ah waxaan dibada meeraabe
15. Dabintuu ku dhacay doqonku waan damac sanaa show’e

16. dabool igama saareeyn inaan dego Dhoobley’e
17. Dib waxey ka noqon lama ogeyn deeqa eebahaye’e
18. Daliilkaa nin ragi waa ogaa doqonna moogaaye

19. Dan-u guurka maantaan arlada sahal dawaafaayey
20. Dacwadoodu waa tey aheyd durugyey iidoore
21. Dadow maqal waxaan soo dul degey derebki waamoode :lol:
22. Dadwo maqal waxaan soo dul degey derebki waamoode. :lol:

Sheikh Mukhtar Abuu Zuebyr
Amiirka Alshabaab.

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:19 am
by Faranacab
hanqadh wrote:War Godane waa cajalad nin jira ma'aha :lol: fuleynimaa dishey.

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:23 am
by The_Emperior5
Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saaka ay dib ula wareegeen degmada Dhoobley xoogaga mujaahidiinta Alshabaab,iyadoo halkaas ay ka firxadeen malayshiyadii Axmed Madoobe oo shalay qabsaday magaalada,waxaana wararku sheegayaan in Axmed Madoobe aan la hayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay,iyadoo loo badinayo inuu galay dhinaca Kenya.
Ciidanka Mujaahidiintu Alshabaab ayaa Dhoobleey ka soo galay Jihooyin kala gedisan sida dhanka waqooyi ee Diif iyo dhanka Qooqaani oo ay ka dhaqaaqeen Boqolaal katirsan Ciidanka Alshabaab iyo kuwa Diif kasoo dhaqaaqay.

Dhowr Gaadiid dagaal oo ay ka carareen Maleeshiyadii ONLF iyo kuwii Axmed Madoobe ayaa laga helay Howdka Dhoobleey waxaana weli socda baaritaano ay saraakiisha Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ku baad goobayaan Maleeshiyadii Axmed Madoobe.
:lol: :lol:

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:29 am
by ModerateMuslim
blackie needs to be eliminated for besha's sake :cool:

on a serious note though: wth is this clown fighting for? does he know that he's only fighting against the sharia? whats he going to do if he somehow manage to defeat shabab? continue ruling with the sharia? doesn't this fool see that the only thing he's doing is weakening the sharia and making it easy for the filthy and treacherous apostates of tfg to capture these lands a rule with the laws of shirk and jahiliyyah?

no foresight this power hungry fat clown possesses....

Re: Axmed Al aswad runs towards the kenyan Border

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:35 am
by Abdihaliim
Image