Page 1 of 1

Mufti Sheekh adan siiro Visits Qatar Doxa

Posted: Fri Feb 19, 2010 11:10 am
by The_Emperior5
Image

Sheekh adan siiro oo safar ku jooga dalka Qatar

Doxa Hwn Waxa arbacadi todobaadkan dhamaaday magaalada dooxa eeh dalka Qatar so gaadhay Mufti Sheekh adan xaaji siiro oo ka mi dah culimada magaca wey ku leh dalka somaliland.

Sheekh adan siro waxa uu Qatar ku tagay casuumaad ay u fidiyeen jaaliyada Somaliland eeh dalkaas waxanay madaarka dooxa sii diiran ugu so dhaweeye jaaliyada dhaliarayda eeh somaliland sheikh adan siiro waxa uu jaaliyada somalland eeh madaarka ku siiiye xog waran kooob oo ku sahabsan xaalada dalka hooyo.wuxu kale uu sheekhu la kulmii doona culuma kale oo dalka ku dhaqan Qatar.
Sheikh adan siiro inta uu Qatar joogo wuxu uu kulan guud oo xog waran ah la yeelan doona Jaaliyada Somaliland oo isku dhan.

Re: Mufti Sheekh adan siiro Visits Qatar Doxa

Posted: Sat Feb 20, 2010 10:45 am
by abdikarim86
goormuu mufti noqday

Re: Mufti Sheekh adan siiro Visits Qatar Doxa

Posted: Sat Feb 20, 2010 10:46 am
by The_Emperior5
abdikarim86 wrote:goormuu mufti noqday
Marku snmta ku biiray 1986 :mrgreen:

Re: Mufti Sheekh adan siiro Visits Qatar Doxa

Posted: Sat Feb 20, 2010 10:47 am
by abdikarim86
he is the xawaadle misaajid imaam isn't he?
the one those shabaab people made an attempt on?

Re: Mufti Sheekh adan siiro Visits Qatar Doxa

Posted: Sat Feb 20, 2010 10:55 am
by The_Emperior5
abdikarim86 wrote:he is the xawaadle misaajid imaam isn't he?
the one those shabaab people made an attempt on?

yes thats him Sh adan Siiro He is anti Takfiri