Udub office in hargeisa is burning

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Udub office in hargeisa is burning

Post by The_Emperior5 »

:Wararka naga soo gaadhaya magalada hargaysa ayaa waxay sheegayaan in goor dhawayd dab la qabad siiyay xafiiska xisbil xaakimka udub uu ku lahaa xafada goljano oo ku yaalay agagaarka tukaanka axmed raan , sida ayay wararku sheegayaan guriga laftigiisa lama gubin waayo waxaa la sheegay inuu guriga dad leeyihiiin oo anay udub lahayn lakin alaabtii xafiiska taalay dhamaanteedba way gubeen oo way hurushawday ilaa imika ayuu gubanayaa , wararka qaar ayaa sheegayaa inay ka danbeeyaan gubida xafiiska dhalinyaro maanta soo dhawanaysay waftigii udub ee baryahanba socodaalka ugu maqnaa gobolada dalka ee hargaysa ku soo guryo noqday , taas oo ay dhalinyaradasi ku jireen qaban qabadii soo dhawaynta waftiga , loona balanqaday dhalinyaradaa balanqaadyo , lakin udub ayaa fulin wayday oo balanqadkii ay u balanqadeen dhalinyarada siin wayay.

Akhristayaal waxii war ah ee ku soo kordha kala soco shabakada wararka ee almisnews

Almisnews desk hargaysa
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Udub office in hargeisa is burning

Post by The_Emperior5 »

I heard the udub politicians bribed these youth from hargeisa they would pay their schools for one semester or something, all they got do is stand their with the udub flag and praise riyaaale, well unfortunately some of the udub leaders broke their promised and the youth possibly burned down the udub office in hargeisa :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Udub office in hargeisa is burning

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote::Wararka naga soo gaadhaya magalada hargaysa ayaa waxay sheegayaan in goor dhawayd dab la qabad siiyay xafiiska xisbil xaakimka udub uu ku lahaa xafada goljano oo ku yaalay agagaarka tukaanka axmed raan ,
Almisnews desk hargaysa
Lol I used to live near that dukaan since 1993 -1996 melahaas..I remmeber that shop.Ahmed Raam.laag baa ka danbeysey tukaankaasi.

Lakin Why did they burned the office ,therent suppose to do that.Udub sidasa hargeysa looga nacay.

Kulmiye :up: :clap:
User avatar
rich-boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1635
Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros

Re: Udub office in hargeisa is burning

Post by rich-boy »

good its about time to teach this udub thugs a lesson
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Udub office in hargeisa is burning

Post by LiQaaye_TDH »

Well done to the Reer Golajano Youths!

Why did only East Hargeisa welcome Xoogahay Xisbiga UDUB! it was written on Qarannews!
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Udub office in hargeisa is burning

Post by Goljano Lion »

LiQaaye_TDH wrote:Well done to the Reer Golajano Youths!

Why did only East Hargeisa welcome Xoogahay Xisbiga UDUB! it was written on Qarannews!

:lol: :lol: you know why
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Udub office in hargeisa is burning

Post by hargaysaay »

LiQaaye_TDH wrote:Well done to the Reer Golajano Youths!

Why did only East Hargeisa welcome Xoogahay Xisbiga UDUB! it was written on Qarannews!
just the east part of hargeisa is bigger then entire east burco, what sad thing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”