Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo ka tirsan Buntland
Ciidammada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan jiidda hore ee Bariga Gobolka Sool, ayaa fashiliyey weerar gaadmo ah oo ay maanta gelinkii hore ku soo qaadeen Ciimdamada Maamul-goboleedka Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Saleebaan Warsame Guuleed, oo u waramayay warbaahinta, ayaa sheegay in Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay Bariga Magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool lagaga guulaysan waayay weerar ay Ciidammada Maamulka Puntland ee Soomaaliya ku soo qaadeen saaka subaxnimadii, isla markaana ay Ciidammada Qaranku baacsadeen kuwii ku soo duulay.
“Waxa saaka subaxnimadii weerar gaadmo ah ku soo qaaday Ciidamada Qaranka Somaliland Ciidammada Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, hase ahaatee, Ciidamada Qaranku waa ay fashiliyeen weerarkaas, waxaanay ka bixiyeen jawaab waafiya oo lagama guulaysan. Ma jiro wax khasaare ah oo labada dhinac soo kala gaadhay, hase ahaatee, Ciidammadii Puntland ee weerarka soo qaaday way baqa carareen.”Sidaa ayuu yidhi Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Saleebaan Warsame Guuleed, Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland, waxa uu sheegay in Ciidamada Qaranka Somaliland, yihiin ciidamo aad u habaysan, isla markaana heegan ugu jira difaaca dadkooda iyo dalkooda, cid kasta oo isku dayda inay weeraro kala horyimaaddaanna aanay ka faa’iidi doonin.
“Waxaan hambalyo iyo bogaadin halkan uga dirayaa ciidamada Qaranka Somaliland ee heeganka ugu jira difaaca dalkooda, sida waddaninimada leh ee ay uga jawaabeen daandaansigii ay ula yimaaddeen Maamul-goboleedka Puntland..” ayuu yidhi Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Saleebaan Warsame Guuleed oo isagoo ku sugan Gobolka Sool warbaahinta u waramayay.
Sourcehttp://maroodijeexnews.com/details.asp?id=2061&dt=news
Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
Ciidanka qarranka

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
horta what i always ask myself is why is the S/land troops always on the defensive, maruun may f-king Attack ku qaadeen waxan..??
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
Keyse_0208 wrote:horta what i always ask myself is why is the S/land troops always on the defensive, maruun may f-king Attack ku qaadeen waxan..??
its because we have rayaale as a leader

eventhough thhere is nothing to left capture i mean we are allmost at yoocade 5 km away from garowe is the border now we are 17 km away from garowe. so waxba ba ma hadhin
Silanyo president
Abaandulaha ciidamada qaranka be Muj dhagaweyne And garowe will be ours
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
Garoowe maxaad ku fali?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
Bufferzone balaga dhigtaDhaga Bacayl wrote:Garoowe maxaad ku fali?

Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
waar garowe waa tuulo..there's no need for us to capture it..just standing there at our reach makes most harti wake up at night yelling
"idoor aya naso kaleey"
"idoor aya naso kaleey"

-
- Posts: 131
- Joined: Tue Aug 25, 2009 2:18 pm
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
lali99 wrote:waar garowe waa tuulo..there's no need for us to capture it..just standing there at our reach makes most harti wake up at night yelling
"idoor aya naso kaleey"

CIDAMADA QARANKA

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
Idoor mise Dirka waqooyi?lali99 wrote:waar garowe waa tuulo..there's no need for us to capture it..just standing there at our reach makes most harti wake up at night yelling
"idoor aya naso kaleey"
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
dirta waqooyi=gadabuursi, cisee
idoor=isaaq
i hope this help
Somaliland Right Wing Movement
idoor=isaaq
i hope this help
Somaliland Right Wing Movement
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
I like more iidoorka iyo waxay wattaan 

- peace-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3307
- Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
- Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
see this is the kind of propaganda that only an ignorant a fedhi ku dirir fool, no brains having xawayaan could be belief in and propagate. this 'maleeshiyo' was part of the 'cidanka qaranka' just four weeks ago. this has nothing to do with puntland or somaliland and the truth of the matter is this is dispute between the local parties and not a single shot was fired in this so called 'gaadmo wareer' because the entire militia that control the area are all from the same sub clan. the two sets are of militias are in the same gabadhe right now..........that is the truth of matter. anyhow i dont meant to spoil your sheeko baraleey party......viva ciidanka qarankaCiidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
Somaliland Thwarts Attack on Military
LAS ANOD (Somalilandpress) — Somaliland military said it thwarted a Puntland militant attack on members of it’s 12th division stationed in east of Las Anod on Monday morning.
Mr. Saleban Guled, Somaliland Defense minister, said there were no casualties on either side but the militants fled back to Puntland.
The attack came as Somaliland prepares the last leg of voter-registrations in the region.
According to an eyewitness, a search operation was also conducted in Tukaraq, a town some 50km south of Las Anod, against miscreants involved in terror activities. They said arms and cash were seized.
Earlier this month, the security forces nabbed at least 20 suspected militants and Quranic teachers from Las Anod, who were accused of having ties with Somalia’s Al Shabab militants.
On the 29th of January, Mr. Ali Sundale, Somaliland’s Postal and Communication minister, suspended all communications in the town after reports suggested that mobile phones were used as ‘bomb triggers’.
Since the security measures were introduced there has not been any attacks in the region.
Somalilandpress, 23rd February 2010

- AwdalPrince
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1269
- Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
- Location: North Carolina
Re: Ciidamada Somaliland ee jiida hore oo baacsaday maleeshiyo
No thats nonsense. When they say Dirta Waqooyi they mean the qudhunbuursi like you love to call usThe_Emperior5 wrote:I like more iidoorka iyo waxay wattaan

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 39 Replies
- 353 Views
-
Last post by Gladiator=
-
- 39 Replies
- 4211 Views
-
Last post by Gladiator=
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 10 Replies
- 878 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 0 Replies
- 1050 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 304 Views
-
Last post by SLEW_DEM
-
- 26 Replies
- 1681 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 19 Replies
- 1745 Views
-
Last post by Somalistan