From Ducaysane."soo dhowayntii Salaadiinta Habar yoonis....

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

From Ducaysane."soo dhowayntii Salaadiinta Habar yoonis....

Post by ToughGong »

oo magaalada Ceerigaabo+Sawiro" (Hadhwanaagnews) Tuesday, February 23, 2010 Ceerigaabo(HWN) in dhowaydba waxaa lasugaayey Salaadiinta Beesha Habar yoonis oo ka soo ambabaxday dhinaca burco magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag , hadaba saaka subaxnimadii ayay soo gaadheen Yufle oo ayna ku soo dhoweeyeen Madax dhaqmeed badan oo kasoo jeeda Degaan kaas. Agbaara kow iyo tobankii subaxnimo ayaa waxaa magaalada Ceerigaabo ka amaba baxay wefti aad ubalaadhan oo uu hogaminaayey Maayarka Degmada Ceeribaabo, kana koobnayd , Salaadiin , Boqoro ,Cuqaal ,Guurti iyo dadweyne aad utiro badan , ku waas oo kaga hortegey Maagaalada Yufle oo Salaadiinta loogu qado karinaayey , weftidaas balaadhnayd oo soo gaadheen laba iyo tobankii duhurnimo si ay usoo gelbiyaan Salaadiinta ku sugnayd Degmada Yufle, iyadoo si wayn loogu soo dhoweeyey loona sameeyey Casumaad aad u heer saraysa. Weftidu markii ay soo Caga dhigatay qasrigii loo diyaariyey ayaa Duqa Degmada Ceerigaabo Mudanne Ismaaciil X. Nuur Faarax ku soo dhoweeyey qasriga martida , mahad nan balaadhan ayay Salaadiintu dadkii u soo jeediyeen. Madasha qasriga waxaa isna ka hadlay Suldaanka Guud ee Beesha Habar yoonis Mudane Maxamed Xasan Xirsi oo mahad naq balaadhan balaadhan u soo jeediyey dhamaan dad waynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ,sida wanaagsan ee ay u soo dhoweeyeen dad waynahu iyo in ay dib isu waray sanayaan . Waxaa kaloo ka hadlay Suldaan Rashiid Sulaan Cali oo mahad naq usoo jeediey dhamaan dad waynaha sida layaabka leh usoo dhoweeyey . Waxaa kaloo halkaas erayo kooban kasoo jeediyey Sulaan Ismaciil Nuur Wacay oo ahaa Madax Dhaqmeedkii Yufle ku qaabiley Salaadiinta, Soo dhowayntii oo sidaas ku soo gaba gabawdey ayaa waxaa lagu tilmaanay in ay usocdeen isku xidhka Dalka dhinaca wax qabadka sida dhisida Dekeda Maydha iyo wadada isku xidha maydh iyo Ceerigaabo oo dib loo samayn doon, iyo in shirar lagu qaban doono Deegamada Maydh. Cumar Siciid Nuur Hadhwanaagnews.com/office Ceerigaabo-Somaliland

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
http://i50.tinypic.com/dpempg.jpg
Image
Image
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: From Ducaysane."soo dhowayntii Salaadiinta Habar yoonis....

Post by Rightwing »

It me or these Salaadiins had copied Dhulbahnte's style? Garaadaa geed hoostii ku shiray and cetra and cetra
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: From Ducaysane."soo dhowayntii Salaadiinta Habar yoonis....

Post by Siciid85 »

^How dare you compare us to homeless people? :x

our Suldaans are in Erigavo which is an HY town. Much respect to my H/Yonis elders. :up:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: From Ducaysane."soo dhowayntii Salaadiinta Habar yoonis....

Post by Rightwing »

Siciid85 wrote:^How dare you compare us to homeless people? :x

our Suldaans are in Erigavo which is an HY town. Much respect to my H/Yonis elders. :up:


Siciid
This is not HY style. It seems copy and paste from Dhulbahante. C'mon Siciid look among HY geographically distant populations. Waxaan dhaqan umay lahaan jirinee maxaa soo kordhay?


RW
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: From Ducaysane."soo dhowayntii Salaadiinta Habar yoonis....

Post by Siciid85 »

Nothing political. Just H/Yonis finally realizing that charity starts at home.
in ay usocdeen isku xidhka Dalka dhinaca wax qabadka sida dhisida Dekeda Maydha iyo wadada isku xidha maydh iyo Ceerigaabo oo dib loo samayn doon
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: From Ducaysane."soo dhowayntii Salaadiinta Habar yoonis....

Post by Bohol iyo karaman »

Mansha allah, our future looks great,

Dekedu waxay qiimo yeelanaysaa marka wado la helo isku xidha Maydh iyo Ceerigaabo, waxan ilahay kaa baryayaa in uu fududeeyo hawshan culus, aamiin
:sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland:
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: From Ducaysane."soo dhowayntii Salaadiinta Habar yoonis....

Post by yawle »

Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh
Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno
Caddaankaanu wada loollanaa madaw cisaynmayno
:up: :sland:

Duubka iyo madaxda beesha big welcome to Ceerigaabo and beladul ashraaful Sheekh Isaxaaq binu Axmed.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”