Codsanayo Gudoomiyaha ardayda jaamacadda Eelo American Universty Ee magaalada boorame
Eng:Yaasiin sh.maxamuud(Abuu daahaa) waxaan baaq usoo jeedinayaa labada urur Ee xarakatul shabaab al mujaahidiin iyo xibul islaam oo maalmahaan kamuuqday saan saan colaadeed waxaan leeyahay iska joojiya hadalada aad warbaahinta isku dhaafsanaysiin dagaalka idiin dhaxeeyo kudhameeya wada hadal
noqdana dad midaysan yaysan idinka faa idaysan cadowga reer galbeedka Oo halmeel uga soo jeesta cadowga ciidamada Amisom oo haysta wadanka hadii aad dagaalantaan waxaa niyad jabaya shacabka
waxaad ahaydeen kuwa halmeel uga soo jeestay Ciidamadii itoobiya oowadanka aad kasaarteen hadaan nahay ardayda iyo dhalin yarada soomaaliyeed Waxaan idin leenahay joojiya colaada shacabka dushoodana haku diririna
Waxaana uu gidoomiyahaan oo ah mid dhalinyaro ah baqisa ku soo beegamaya xili ay jiraan cabsi ay dadka Qaarkis ka qabaan in ay dhici karto iska hor imaad madama saxafa ay ka maqleen isku naqdin labada dhinac ah iyo qaraxyo ka dhacaya goobaha ay gacanta ku hayaan oo an hortey looga baran isla markaasna aan looga faa'iideysan Xoogagooda

somaliland intelligence service should arrest this fool ( Ina Axmed Godane) before he commits suicide
