Page 1 of 1

who made this clown ''chairman of somali youngsters''?

Posted: Wed Feb 24, 2010 9:53 am
by AhlulbaytSoldier
Gudoomiye urur Dhalinyaro Soomaliyed oo baaq gaban u Direy Shabaab iyo Xisbul Islaam uu kaga codsanayo in aysan gaarsiin Gacan ka hadal qilafka


Codsanayo Gudoomiyaha ardayda jaamacadda Eelo American Universty Ee magaalada boorame
Eng:Yaasiin sh.maxamuud(Abuu daahaa) waxaan baaq usoo jeedinayaa labada urur Ee xarakatul shabaab al mujaahidiin iyo xibul islaam oo maalmahaan kamuuqday saan saan colaadeed waxaan leeyahay iska joojiya hadalada aad warbaahinta isku dhaafsanaysiin dagaalka idiin dhaxeeyo kudhameeya wada hadal
noqdana dad midaysan yaysan idinka faa idaysan cadowga reer galbeedka Oo halmeel uga soo jeesta cadowga ciidamada Amisom oo haysta wadanka hadii aad dagaalantaan waxaa niyad jabaya shacabka
waxaad ahaydeen kuwa halmeel uga soo jeestay Ciidamadii itoobiya oowadanka aad kasaarteen hadaan nahay ardayda iyo dhalin yarada soomaaliyeed Waxaan idin leenahay joojiya colaada shacabka dushoodana haku diririna

Waxaana uu gidoomiyahaan oo ah mid dhalinyaro ah baqisa ku soo beegamaya xili ay jiraan cabsi ay dadka Qaarkis ka qabaan in ay dhici karto iska hor imaad madama saxafa ay ka maqleen isku naqdin labada dhinac ah iyo qaraxyo ka dhacaya goobaha ay gacanta ku hayaan oo an hortey looga baran isla markaasna aan looga faa'iideysan Xoogagooda

Image

somaliland intelligence service should arrest this fool ( Ina Axmed Godane) before he commits suicide :down:

Re: who made this clown ''chairman of somali youngsters''?

Posted: Wed Feb 24, 2010 12:35 pm
by SahanGalbeed
U waalan yahay abihii wase ,ha iska qabtaan de gadabuursigu. ,ma kol bu inoo soo talaabaya inaga kaasi ,Kontrol-ka Gabiley ayu sawirkiisu yaala. :lol:

Re: who made this clown ''chairman of somali youngsters''?

Posted: Wed Feb 24, 2010 12:39 pm
by Hyperactive
mashallah great young man. :up:

Re: who made this clown ''chairman of somali youngsters''?

Posted: Thu Mar 25, 2010 4:01 am
by zingii
Engineer aa?

rageedi dheh. :up:

Re: who made this clown ''chairman of somali youngsters''?

Posted: Sat Oct 09, 2010 1:18 pm
by Siciid85
wtf this guy is carbon copy of me. I thought I was staring a picture of myself. I think he is my evil loving twin. :mrgreen: