
I can't believe this 18 year boy is gonna be promoting qabil interest. How long would he be a virgin horta?
Waa in Ugaasku aanu hore naag ugu galmoon oo hooyadii iyo aabihiiba beesha Ciise ka soo jeedaan.
5GUURKA UGAASKA.
Ugaaska waxaa loo dhisi socdaalka soo laabadka. Waxaana looga dhisi Yonis Muse, oo reer Geedi ah. Waxaa loo dhisi gabadh bilcan ah, xil-kas ah oo bilicley ah.
WAXBARASHADA UGAASKA.
WAXA LA BARI:
- Xeerka Ciisaha .
- Taariikhada Ciisaha.
- Xidhiidka Ciisaha iyo dariskiisa.
- Dhaqanka iyo Abtirsiimada Ciisaha.
- Deegaanka Ciisaha iyo Maqaamyada Barakaysan.