Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by AwdalPrince »

Ciidamada Somaliland iyo kuwa Jabuuti oo xabado isku riday magaaalada lawyacado iyo amaanka magaalada saylac oo cirka isku shareere ergoyinkii Somaliland dhigaca somaliland usoo carareen. iyo waxa sababay

Saacadahan aan joogno oo saqdhexe ah magaalada saylac waxa ka jira cabsi aan lasoo koobi karin oo ka dhalatey khilaaf dhinaca ciidamada somaliland iyo kuwa Jabuuti oo qarka u saaran inay isu dhacaan dagaala dhex maro. Khilaafkan ayaa waxa uu ka dhashay ka dib markii ciidamada Jabuuti oo wata gawaadhida gashaaman ay isku dayeen inay xoog kusoo galaan xadka Somaliland iyagoo sheegaya inay amaanka waftiga Jabuuti ee saylac ku sugan u socdaan ka dibna ciidamada somaliland ee lawyacado ku sugani ay is hortageen una dideen inay ciidamo wadamo shisheeya ka socdaa ay si sharci daro ah kusoo galaan ciida Jamuuriyada Somaliland. Khilaafkan ayaa waxa uu dhacay caawa abaarihii 9 habeenimo wakhtiga saylac. Labada ciidan ee Jamuuriyada somaliland iyo kuwa Jabuuti ayaa isku hub qaatey foolka foola iskugu hanjabay inuu midwalaaba dhulka ka taliyo waxaana khilaafka sii xoojiyey ka dib markii Hogaamiyaha dhaqameed ee ka madaxda ah Xubnihii afarta ah ee magacooda la yidhaa (GALTIDA) oo ah xubaha soo xulay Ugaaskan maanta lagu caleemo saarey saylac oo khudbadii maanta galinka danbe ku fogaaday lahaanshaha dhulkan Selel inay Beesha Ciise leedahay isla markaana iyadoo kumanaan qof ay daawanayaan si cad u yidhi ” WAX SOMALILAND LA YIDHAAHDI MA JIRTO ) Wadan somaliyeed ayaan joognaa wax somaliland la yidhaahdana ma aqoonsanin .. !! Inyar ka din Waxa kacay wasiirka waxbarashada Jabuuti oo dhegta odayga ugu sheegay inuu hadlkiisa toosiyo yidhaahdana “Somaliland ayaan joognaa” balse uu Gudoomiyaha Xubnaha soo xulay Ugaaska Ciise ee GALTIDu uu diiday kuna adkaystey in dhulku yahay dhul soomaaliyeed somaliland ayna jirin .Oday dhaqameedkan oo si cadhaysan u hadlaya ayaa waxa uu yidhi oo kale “Dabkii ay somalida koonfureed dhex dhigeen iyaa ilaa hada huraya wax somaliland la yidhaahdana ma ogolin dhulkana anagaa leh!!

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada SOmaliland ee goobta ku sugnaayi isku dayeen inay Odayga garbo duub u xidhaan balse xaaladu ay faraha ka bixi gaadhay ka dib markii ay askarta Jabuuti iyaguna cudud muujiyeen halkaasna lagu kala dareeray
Mudo 15 daqiiqo ka dib ayaa ciidamada Dalka Jabuuti oo wata gawaadhida gaashaamani waxay isasoo dhoobeen xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti ee Lawyacado halkaas oo ay la carareen Ra’iisul wasaaraha dalka Jabuuti iyo waftigii uu horkacayay ee ku sugnaa Saylac.

Ciidamada xoojin ah ayaa Sida la sheegay General Xudhun uu uga yeedhay magaalada Gaarisa xaalada magaalada Saylacna waxay u eegtahay mid aad u liidata iyadoon la garanayn in dagaal foolka fool ihi dhex mari doono Somaliland iyo Jabuuti

Wararka kusoo kordha saacad walba kala soco Saylac.com

Saylac Media
Lawyacado -Somaliland

:lol: :lol:

Walle Ciisuhu waa rag iska daa. :up: :dj:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by LiQaaye_TDH »

This Ciise Business is pissing me of wallahi, what the fock, this is Somaliland if Ciise believes in focking Djibouti then move to Djibouti, dont come to Somaliland territory with your Ciise Ilko Dheer Militia and say, we are protecting the Our Ministers!

This people are lucky Daahir Riyoole is the Leader!
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by hargaysaay »

waxa la yidhi gaal dil gartiisana sii anigu waxaan ahay isaaq, laakiin walee ciise waan u qiray ragatinimada ay sameeyee I specially admired the part he said dhulkan waa dhul soomaaliyeed :D
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by LiQaaye_TDH »

Adigo waxaad tahay Laangaab aan 2 Shimbrood wax Ku weydiinayn!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by The_Emperior5 »

warkan anagu ma hayno anagu waxanu hayna Caleemo saarki ciise oo sii fiican u dhacay maagalada seylac. Ugaaski oo ka tagay somaliland tagayna Djibouti

I think this is A gudabuur propoganda because they being upset the ciise usgaas was crowned in sallal seylac. :mrgreen:
User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by AwdalPrince »

To my Isaaq friends:

Should Djibouti be your ally when they believe in Somaliweyn? The only reason why they are not shouting out somaliweyn today is because their nephew Dahir Riyaale is their kid abti beey u yihiin. Walle this is the ultimate piss taking. :lol:

The_Emperior5 wrote:warkan anagu ma hayno anagu waxanu hayna Caleemo saarki ciise oo sii fiican u dhacay maagalada seylac. Ugaaski oo ka tagay somaliland tagayna Djibouti

I think this is A gudabuur propoganda because they being upset the ciise usgaas was crowned in sallal seylac. :mrgreen:
Walle waa arin dhacay been ku ma jirto, why are you surprised? Ciisuhu dont believe in Somaliland. Just because they are nice to their nephew Dahir Riyaae, as soon as he goes they are going to sponsor the next Somalia conference. Guearanteed :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by The_Emperior5 »

AwdalPrince wrote:To my Isaaq friends:

We have no problems with ciise And reer jabuuti as a whole its just Pure politics waxani :up:
They can believe in somaliweyn Haday Djibouti xammar ku darran :lol:

AwdalPrince wrote:

and that should be a problem because they always used to host the koonfurians in Djibouti
the past 20 years lolz Ma wax bay somaliland ka qaaday , somaliland is just not invited :mrgreen:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by LiQaaye_TDH »

AwdalPrince wrote:To my Isaaq friends:

Should Djibouti be your ally when they believe in Somaliweyn? The only reason why they are not shouting out somaliweyn today is because their nephew Dahir Riyaale is their kid abti beey u yihiin. Walle this is the ultimate piss taking. :lol:
Haa i was expecting this kind of words sooner or later from the Ciise and Gedabuursi, because thats FACT Right there! Ilaahay muu Cigaal Joogo, walle they would have been Banned from the whole of Somaliland!
User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by AwdalPrince »

The_Emperior5 wrote:
AwdalPrince wrote:To my Isaaq friends:

Should Djibouti be your ally when they believe in Somaliweyn? The only reason why they are not shouting out somaliweyn today is because their nephew Dahir Riyaale is their kid abti beey u yihiin. Walle this is the ultimate piss taking. :lol:
We have no problems with ciise And reer jabuuti as a whole its just Pure politics waxani :up:
They can believe in somaliweyn Haday Djibouti xammar ku darran :lol:
Mashallah at least you admit it. Honestly goes a far way my friend. I know when you lie and when you tell the truth.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by hargaysaay »

to liqaaye

oh heart feelings for you realy is that all what you can say, tuugu intaanad tuug ku odhan buu tuug ku yidhaa, anigu laangaabnimadaada dadka uma sheegayee is daji, secondly anoo reer guuleed suldaana oo royalty ah maad ila hadli kartaa

adeerkaa siilaanyo daahir riyaale laangaabnimadiisuu kolba skarta ugu soo diraa
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by LiQaaye_TDH »

hargaysaay wrote:to liqaaye

oh heart feelings for you realy is that all what you can say, tuugu intaanad tuug ku odhan buu tuug ku yidhaa, anigu laangaabnimadaada dadka uma sheegayee is daji, secondly anoo reer guuleed suldaana oo royalty ah maad ila hadli kartaa

adeerkaa siilaanyo daahir riyaale laangaabnimadiisuu kolba skarta ugu soo diraa
Guuledkaad sheegeysid Mala Hargeisa aya Laga Yaqaana sxb!
User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by AwdalPrince »

LiQaaye_TDH wrote:
AwdalPrince wrote:To my Isaaq friends:

Should Djibouti be your ally when they believe in Somaliweyn? The only reason why they are not shouting out somaliweyn today is because their nephew Dahir Riyaale is their kid abti beey u yihiin. Walle this is the ultimate piss taking. :lol:
Haa i was expecting this kind of words sooner or later from the Ciise and Gedabuursi, because thats FACT Right there! Ilaahay muu Cigaal Joogo, walle they would have been Banned from the whole of Somaliland!
:up: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by The_Emperior5 »

awdal prince u dont like rayaale somaha in power because He gives in to the Iog policies to much somaha And u dont like the ciises being in somaliland :lol: . Well do something abouti let all the gudubuur be mucaraad :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”