Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by LiQaaye_TDH »

Buuhodle Odayaasha Degmada Buuhoodle ee Beesha Habar jeclo oo Maanta Shir Kuyeeshay Duleedka Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhodle Ayaa Sheegay In Shirkaas Ay uga Arinsanayeen Arimah Gobolka Buuhoodle Odayaashan Ayaa Shaaciyey In Degmada Buuhoodle Ay 50/50 Utahay beesha Dhulbahante Iyo Iyaga islamarkaana Ay Saluugsanyigiin Qaabka Golah Degaanka Buuhoodle Waxana Ay Tibaaxeen In 12 Xubnood Keliya Ay Kaheleen Golaha Degaanka Buuhoodle oo Ah 3O Xunood Iyo Labada Gudoomiye.

Odayaasha Degmada Buuhoodle ee Beesha Habar jeclo ee Isaaq Ayaa Sheegay In Gudoomiye Kuxigeenka Iyo 12 Xubnood Keliya uu Degmada Kaga Soo Aadey Saami Qaybsigii oo Ay Deganyihiin 8 Tuulo oo Kamid Ah 13 Tuulo oo Degmada Buuhoodle Hoosyimaada Kuwaasi oo Ay Kala Deganyigiin Beesha Dhulbahante Iyo beesha Habar jeclo ee Isaaq.

Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Boohoodle ee Gobolka Muuse Macalin Ayaa Sheegay In Awood Qaybsiga Degmada Buuhoodle Ay tahay Mid Muhiin Ah oo Lobaahan Yahay In Beelaha Walala ah ee Degaanka Dega Ay ku Hashiiyaan Waxana uu gudomiye Kuxigeenku Sheegay In Beesha Habar Jeclo Aaney Degneyn Gudaha magaalada Buuhoodle Balse Ay Degaan 8 Tuulo oo Hoosyimaada iyo Degaano Badan Iyadoo Horay Labada Beelood iskugu Maandhaafeen Degaanka Galgal ee 23 KM Ujirta Degmada Buuhoodle.

Gudoomiye Kuxigeenka Ayaa Sheegay In Dhinaca Somaliland 2 Xubnood ee Degmada Buuhoodle Kasoobaxay Ay Beesha habar Jeclo Qaadatay oo Halkaasba Ay Khalad Tahay Waxana uu Sheegay In Xiligii Dowladii Dhexe ee Somalia Labo Xubnood ee Degmada Kasoobixi jirey labada beelood ay kala qaadan jireen.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by The_Emperior5 »

walahi habarjeclo , waxan ka baqanaya inay dhulbahantaha ka qixiyaan Buhoodle waxan u maleynaya inay rabban inay is kala bixiyaan And when Beesha Galbeedka cayn is not happy the outcome we know most of the time
Ka helowle hagar adanki Hoobaleyn jiray
Caynabo hadhuudh kama daran Hoga kalileed eh :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by LiQaaye_TDH »

Are you kiddin me, we want our Share of Buuhoodle Town it self! Habar Jeclo is so close to move in to Buuhoodle, its just that, the Dhullos are clever and they wont allow 1 HJ man to buy a House or Land in Buuhoodle, thats why Habar Jeclo have serrounded all 4 corners of Buuhoodle Town!

Koonfurta Degaanka Buuhoodle (Reer Yuusuf and Adan Madoobe has settled)
Northen Buuhoodle is fully settled by the (Solomadow Nation)
and Westen Buuhoodle Region is settled by (Solomadow and Axmed Faarax)

Solomadow Hadday Dhaqaaqo waa Ciidanki Yurupe
Daahir iyo Aadanba Muruq Laga waayanine
Hagar Adanki Bootalayn Jiray Yur Lagu Yidhiye
Qurjiile Dhamaan waa Wada Cabdi Bile
Buuhoodle ayay Cayaarti Taagantahay 2010
User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by AwdalPrince »

^^

Why must you thirst for other people's lands? Instead of fixing what you have now you always have one eye on the other clans' land. Is it because your so jaahil and ignorant that you cannot make anything from the land you posses hence you want to claim other people's land? If you continue down such a path cadaab iyo balaayo baad la kulmaysiin. Seriously. Its not a wise policy.

Ive noticed one thing about thing is that some of our Isaaq friends want to expand their lands and encroach on other people's lands and they have admitted this publicly like this Liqaaye dude and others. I believe that this policy of trying to steal land and evict people will lead to the destruction of Somaliland. Just like what Israel is doing now will eventually come to nothing.

So to my Isaaq friends, my question is what is more beloved to you, Qaranimo or land? Because you will not have both. Guaranteed.

I need to make this a thread.
Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by Lord Diplock »

AwdalPrince wrote:^^

Why must you thirst for other people's lands? Instead of fixing what you have now you always have one eye on the other clans' land. Is it because your so jaahil and ignorant that you cannot make anything from the land you posses hence you want to claim other people's land? If you continue down such a path cadaab iyo balaayo baad la kulmaysiin. Seriously. Its not a wise policy.

Ive noticed one thing about thing is that some of our Isaaq friends want to expand their lands and encroach on other people's lands and they have admitted this publicly like this Liqaaye dude and others. I believe that this policy of trying to steal land and evict people will lead to the destruction of Somaliland. Just like what Israel is doing now will eventually come to nothing.

So to my Isaaq friends, my question is what is more beloved to you, Qaranimo or land? Because you will not have both. Guaranteed.

I need to make this a thread.
Calm down sxb, Liqaaye is taking the piss here. How can they take the land of another qabil? the traditional Somali way of life is under threat anyway and many people will be moving to the urban centres in the coming years. And God willing, in the longterm, the qabil-based society will die out and we will all live in the big cities without worrying about the beel issue. Burco and Buhoodle have the same future bro. And the big space countryside will be of little use. That is my prediction for the future.
User avatar
aka-peace-
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 398
Joined: Tue Mar 17, 2009 6:53 pm

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by aka-peace- »

LiQaaye_TDH wrote:Buuhodle Odayaasha Degmada Buuhoodle ee Beesha Habar jeclo oo Maanta Shir Kuyeeshay Duleedka Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhodle Ayaa Sheegay In Shirkaas Ay uga Arinsanayeen Arimah Gobolka Buuhoodle Odayaashan Ayaa Shaaciyey In Degmada Buuhoodle Ay 50/50 Utahay beesha Dhulbahante Iyo Iyaga islamarkaana Ay Saluugsanyigiin Qaabka Golah Degaanka Buuhoodle Waxana Ay Tibaaxeen In 12 Xubnood Keliya Ay Kaheleen Golaha Degaanka Buuhoodle oo Ah 3O Xunood Iyo Labada Gudoomiye.

Odayaasha Degmada Buuhoodle ee Beesha Habar jeclo ee Isaaq Ayaa Sheegay In Gudoomiye Kuxigeenka Iyo 12 Xubnood Keliya uu Degmada Kaga Soo Aadey Saami Qaybsigii oo Ay Deganyihiin 8 Tuulo oo Kamid Ah 13 Tuulo oo Degmada Buuhoodle Hoosyimaada Kuwaasi oo Ay Kala Deganyigiin Beesha Dhulbahante Iyo beesha Habar jeclo ee Isaaq.

Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Boohoodle ee Gobolka Muuse Macalin Ayaa Sheegay In Awood Qaybsiga Degmada Buuhoodle Ay tahay Mid Muhiin Ah oo Lobaahan Yahay In Beelaha Walala ah ee Degaanka Dega Ay ku Hashiiyaan Waxana uu gudomiye Kuxigeenku Sheegay In Beesha Habar Jeclo Aaney Degneyn Gudaha magaalada Buuhoodle Balse Ay Degaan 8 Tuulo oo Hoosyimaada iyo Degaano Badan Iyadoo Horay Labada Beelood iskugu Maandhaafeen Degaanka Galgal ee 23 KM Ujirta Degmada Buuhoodle.

Gudoomiye Kuxigeenka Ayaa Sheegay In Dhinaca Somaliland 2 Xubnood ee Degmada Buuhoodle Kasoobaxay Ay Beesha habar Jeclo Qaadatay oo Halkaasba Ay Khalad Tahay Waxana uu Sheegay In Xiligii Dowladii Dhexe ee Somalia Labo Xubnood ee Degmada Kasoobixi jirey labada beelood ay kala qaadan jireen.
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
can belief somebody actual wrote this even worse i can belief im commenting on it. :down:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by hargaysaay »

LiQaaye_TDH wrote:Are you kiddin me, we want our Share of Buuhoodle Town it self! Habar Jeclo is so close to move in to Buuhoodle, its just that, the Dhullos are clever and they wont allow 1 HJ man to buy a House or Land in Buuhoodle, thats why Habar Jeclo have serrounded all 4 corners of Buuhoodle Town!

Koonfurta Degaanka Buuhoodle (Reer Yuusuf and Adan Madoobe has settled)
Northen Buuhoodle is fully settled by the (Solomadow Nation)
and Westen Buuhoodle Region is settled by (Solomadow and Axmed Faarax)

Solomadow Hadday Dhaqaaqo waa Ciidanki Yurupe
Daahir iyo Aadanba Muruq Laga waayanine
Hagar Adanki Bootalayn Jiray Yur Lagu Yidhiye
Qurjiile Dhamaan waa Wada Cabdi Bile
Buuhoodle ayay Cayaarti Taagantahay 2010
sxb sidaanu ogaadeen aabahood ugu wasnay ee daroor iyo awaareba looga qaaday uga qaad ama hadalkaagan yar ee laangaabnimada laga dareemayo meesha kala tag, dhulbaante maantuu ugu diciifsanyahay ee ka faaidaysta hadaad bal waxuun tihiin

salaama ka dheh
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by LiQaaye_TDH »

Awdal prince... Im sorry but this is what my clan have been doing for the last 600 years, even thou we Control The Largest territory in Somaliland (40% of Somaliland) this Taking over other clans land wont stop anytime soon!

Hargeeysay...Weligay Dhul waan Qaadi jiray Shiisheeye iyo Sokeeyaba sxb, Maanta aniga wax igu cusub mahe ee Cuqdada Iska Saar Yarkaagan Yar ee Ciida Madax la gale ee Garoodi La Ordaya :mrgreen:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by hargaysaay »

LiQaaye_TDH wrote:Awdal prince... Im sorry but this is what my clan have been doing for the last 600 years, even thou we Control The Largest territory in Somaliland (40% of Somaliland) this Taking over other clans land wont stop anytime soon!

Hargeeysay...Weligay Dhul waan Qaadi jiray Shiisheeye iyo Sokeeyaba sxb, Maanta aniga wax igu cusub mahe ee Cuqdada Iska Saar Yarkaagan Yar ee Ciida Madax la gale ee Garoodi La Ordaya :mrgreen:
runta aynu xabiibi isu sheegno ciidagale hargeysa oo ceelka herer la odhan jiray ayuu dhul uu qaado ka bilaabay ilaa dhagaxburna waaka maraya, iska daa wax kalee weeraradii onlf nagu soo qaaday maalintii dhoweyd waxay ka dhaceen magaalada dekeda layidhaa oo ah dhulkii ciidagale ogaadeen dagaaladii 1984-1986 ka qaadaay, markaa reer sheekh isxaaq dhul qaadis hadii layidhaa raga haybadaa u dhashay cidi kuu sheegi mayso,

anigu taladaydu waxay ahayd sxb beer jileeca iska daaya oo raga hadaad wax ka qaadaysan xoog hada kaga qada maantay diciif yihiine hadii kalena xubin xubintan aad la ordaysaan meesha kala taga
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by LiQaaye_TDH »

Adeer aniga ragg ma Doonto Markay ugu Liitan dadka, Waan Badheedha, Hadday Noqoto Burco,Caynaba, Dhoqoshey ama Buuhoodle;ba :mrgreen: Buuhoodle 3 week ayay Habar jeclo haysatay waagi SNM iyago Garab Ka Heleya Madaxwyen Siyaad Barre 1 reerna muu ku Hadhin anigu Xaqa ayaan Aqaanaye... Waxba Ha isko Kay Qor-Qorin nin Habar Jeclo ayaan ahaye!
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Beesha Galbeedka Gobolka Cayn is Not Happy!

Post by hargaysaay »

LiQaaye_TDH wrote:Adeer aniga ragg ma Doonto Markay ugu Liitan dadka, Waan Badheedha, Hadday Noqoto Burco,Caynaba, Dhoqoshey ama Buuhoodle;ba :mrgreen: Buuhoodle 3 week ayay Habar jeclo haysatay waagi SNM iyago Garab Ka Heleya Madaxwyen Siyaad Barre 1 reerna muu ku Hadhin anigu Xaqa ayaan Aqaanaye... Waxba Ha isko Kay Qor-Qorin nin Habar Jeclo ayaan ahaye!
abti waagii snm ba siyaad baroo qumadiisii dhamayd hargeysa isugu keenay ayaanu 3 bilood magaalada badankeena haysanay salaxley haba soo hadal qaadinba snm markay soo talawdayba 500 oo geel jire oo halaaga ayaa galin horeba ku caraabay, ta labaad anigu patheticnimadaada aad xubin baa sidana iyo xubin ba sidana aad la ordayso ayaan ku qoslayaa
waxaad tahayna dee adba waad ogtahee maxaad igu sheegi xabiibi
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”