Faroole to include Al-Shabaab in his cabinet

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Faroole to include Al-Shabaab in his cabinet

Post by paidmonk »

WTF???
---

Afar Kooxo Diimeed oo Dowladda Puntland si weyn uga dhex muuqda.

Xukuumada Puntland ee Madaxweyne C/raxmaan Faroole waxa uu si weyn saami fiican uga siiyey Dowladda uu madaxda ka yahay Afar kooxo Diimeed oo ka howlgala deegaanada Puntland.

Al-Manhal, Al-Tadaamun, Al-Aslaax iyo Xisbul-Islaam waxa ay xubno muhiim ah ku yesheen Golaha Wasiirada, Gudoomiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka iyo Howl-wadeenofiican oo Agaasimayaal ah Maamulka Puntland. Kooxahan Diinta ayaa waqiyadii hore lagu yaqaanay in ay gacan weyn ka gaystaan iskuulada Jaamacadaha iyo Xarumaha Shirkadaha waa weyn ee Ganacsiga, balse xiligan waxa ay fursad fiican ka heleen Dowladda C/raxmaan Maxamed faroole oo door biday awooda xukunka in ay wax ku yeshaan.

Kooxaha Diinta ee Suna waljameeca iyo Al-Shabaab ayaan ka mid aheyn kooxaha wax laga siiyey Dowladda, waxa ayna dadka Puntland isweydiinayaan sababta looga reebay Kooxa Diimeedyada Talada wax ku yeeshay oo banaanka loo dhigay Labadan koox ee Suna waljameeca iyo Al-Shaabab.

Waxaa jira warar sheegaya in Hogaamiyaha Kooxada Al-Shabaab ee Puntland Maxamed saciid Atam odayaasha deegaanka uu ka soo jeedo la wadaan wada xaajood lagu heshisiinayo Madaxweyne C/raxmaan faroole wallow aan la ogeyn in heshiiskaas uu qeyb ka yahay awood qeybsiga Xagga Dowladda. Heshiiska lala wado Sheekha Maxamed Saciid Atam waxa uu ka dambeeyey kadib markii Odayaasha Beesha Sanaag Bari kulan kula qaateen Garoowe Madaxweyne C/raxaman Faroole oo labada dhinac uga wadahadlayeen Xaaladaha Amaanka guud ee Gobolka. Waqtigaas waxa uu Madaxweyne C/raxmaan Faroole ka codsaday Odayaasha Sanaag in heshiis laga keeno Sheekha Atam.

Wadahadalka waxaa hadda la sheegayaa in uu meel fiican marayo oo la filayo kulan ka fool ka fool inuu dhexmaro Madaxweyne Faroole iyo Sheekh Atam Asbuucyada soo socda.

Kooxda Atam waxa ay doonayaan in loo siidaayo dhamaan Ragga ka xirxiran ee Dowladda gacanta Xabsiyadeeda ku jira iyo in talaabo laga qaado shakhsiyaad ay aaminsan yihiin inay ku xadgudbayaan Diinta Islaamka.

Haddaba, haddii ay dhab noqoto heshiiska labada dhinac waxaa soo bixi doonta in si nabad ah loogu wada Noolaado Deegaanada Puntland oo aan la is maquunin Dowlad iyo Kooxaha Diinta.

Dhinaca Kooxda Suna waljameeca ee Puntland ku dhaqan waxa ay aad uga careysan yihin sida uu ula dhaqmay Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo uusan u siin tixgelintii ay ku lahayeen Dowladihii C/laahi Yuusuf iyo Cadde Muuse oo aad u soo dhawyn jiray Suna waljameeca. Waxa ay rumeysan yihiin Maanta in Dowladda Faroole u janjeerto dhinacyo Siyaasadeed oo Kooxo Diimeedka koonfur Xiriir fiican la leh.

Dayniile.com
Boosaasolife.com
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Faroole to include Al-Shabaab in his cabinet

Post by Somalian_Boqor »

The Guy is Al Shabaab himself.

In My Book if someone ain't suufis wa iska Al Shabaab.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Faroole to include Al-Shabaab in his cabinet

Post by SahanGalbeed »

That's what the majeerten do , appease whatever other majeerten stand for .Why? They cannot afford another war among themselves :lol: .They appeased the pirates for a while , now they're trying to appease those who constitute their main threat . Let's see what the future holds , I don't foresee anything good ! Ogadeenka Ethiopia ay u dhiibto dowladda Puntland waa ka qabyaalaad ilayn ,ya? Koodi na wasiir baa laga dhigaya ,kii cagdheerta aha xabashiga ayaa loo tabinaya :lol: Bismillahi Raxmaani Raxiim !
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Faroole to include Al-Shabaab in his cabinet

Post by paidmonk »

Sahan, is this September gonna be the year for you guys? :)
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Faroole to include Al-Shabaab in his cabinet

Post by SahanGalbeed »

September gonna be the year for us ? What do you mean ?
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Faroole to include Al-Shabaab in his cabinet

Post by Cirwaaq »

I think he means the Dissection of Somalihood into fragments.

which is easier to break a single pasta stick or 6 sticks of pasta :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”