MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by Faarax-Caytame »

Wadankii baan aadayaa xilo dhow inshallah, Marka Waan idin macsalaameynayaa dhamaantiin.
Ilaahay xornimada ha inoo soo dejdejiyo, howshaad wadaana kobtaa kasii wada.
Waligiina iska dhowra tushuushka dhexdiina ah, wixii shisheeya ahna afka kalaada.
JigJiga ayaan usocdaa.... Ileen waa tii eynu dhihi jiray, Adduunka JigJiga ka joog, Aakharona Jannada ka joog.
Marka dhamaantiin Jaaw.

Dalkayaga dabeecooyinkii, Eebe ugu deeqay
Dulwareejis guud baan tilmaan, kugu dawaafsiine
Ila daawo gabaygaygan waan, kugu dalxiis gayne

Hanfi dab iyo duufaano maleh, ama diraac dheere
Madaayaan daruurtiyo cirkuba, waana di-i-taane
Daafyahaa saraa noogu badan, karan darroorteed e

Umana doollin doog iyo xareed, wali dadkiisuye
Mana doosho duunyadu dhul kale, sidan daraadeede
Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Oo daan Galbeed iyo kor baan, kuu dalaandalinne
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by The_Emperior5 »

Bye sxb have a nice flight
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by ina aadan »

Ugaas faarax alle haku nabad geeyo inaar
iyo is maqal dambe
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by hanqadh »

Faraax waad salaamantahay inadeer..Inshallah Safar wanaagsan oo barakeysan ha kuu noqdo, waxaan
kaa sugaynaa warbixin ku saabsan waxyaalahaad aragtay iyo xaalada guud ee wadanka.Inshallah.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by Faranacab »

Caytame,

Ina adeerow safar salaama. Amxaar iyo laba jaajus adoon ku jano tagina ha soo noqon.

:clap: @Adduunka JigJiga ka joog, Aakharona Jannada ka joog
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by Queen_Arawello »

Safar Salaama walaal,Eebe nabad ha kuugu geeyo, nabadna kaaga soo celiyo:rose: We look forward to receiving your feedback of Dhulkaagyni iyo dadkeyni 8-)
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by Faranacab »

QA,

Goormaynu baxnaa oon calanka sadex midable soo surnaa faras magaalaha Jigjiga?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by ToughGong »

Rageedii




Safar Salaama bilaa dhibaato amin

Ps I ain't OG but I support ONLF
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by Queen_Arawello »

Faranacab wrote:QA,

Goormaynu baxnaa oon calanka sadex midable soo surnaa faras magaalaha Jigjiga?

:lol: huno anigu diyaar ban ahay ;)
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: MacSalaama Dhamaantiin Ummada Ogadenia-

Post by Faranacab »

Queen_Arawello wrote:
Faranacab wrote:QA,

Goormaynu baxnaa oon calanka sadex midable soo surnaa faras magaalaha Jigjiga?

:lol: huno anigu diyaar ban ahay ;)
Hadaadan iga horeyn waynu is raaci smh? :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”