Hizbul Islaam managed to kill 2 shabaab fighters in the bitter clash
Dagaal Shabaab iyo Xisbul-Islaam u dhaxeeya oo Muqdisho ka dhacay.
Sunday 07 March 2010 09:16 PM
...
Xiisado Colaadeed oo aad u daran ayaa ka dhex taagan Maleeshiyaadka Shabaab iyo kuwa la magac baxay Xisbul-Islaam ee ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya.
Xiisadahaan Colaadeed ee u dhexeya maleeshiyaadka Kooxaha Shabaab iyo Kuwa la magac baxay Xisbul_islaam ayaa ka dambeeyay kadib markii ay Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Xisbul-Islaam ay dileen 2-qof oo ka tirsanaa Kooxda Shabaab kuwaas oo ku sugnaa Agagaarka Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.
Xiisadahaani Colaadadeed ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay Dadka ku sugan Xaafadaha ku yaalla hareeraha Isgoyska Sanca iyadoo ay jiraan Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ay Labadaasi Maleeshiyo sameynayaan, lamana oga waxa ay ku sii dambeyn doonto Xiisadahaan weli u dhexeeya Maleeshiyaadka Shabaab iyo Kuwa la magac baxay Xisbul-Islaam.
Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo Deegaanka Sanca ayaa sheegaya in Dadka Deegaanka ay si aad ah uga walaacsan yihiin Xiisadahaani Colaadeed, iyagoo ka cabsi qaba in mar kale ay halkaasi isku faro saaraan Maleeshiyaadka Kooxahaasi.
Ma ahan markii ugu horreysay oo ay maleeshiyaadka Kooxda Xisbul-islaam ay dil u geystaan Maleeshiyaad ka mid ah Kooxda kale ee uu dagaalka kala dhexeeyo ee Al-shabaab.
Arrintaan ayaa qeyb ka ah Is ugaarsiga ay Maalmihii dambe isku hayeen Maleeshiyaadka labadaasi Kooxood ee ka soo horjeeda Dowladnimada Soomaaliya.
Shabaab and Hizbul Islam clash in Mogadishu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 7 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by galia
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 3 Replies
- 562 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 575 Views
-
Last post by galia
-
- 11 Replies
- 974 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 13 Views
-
Last post by galia
-
- 2 Replies
- 1572 Views
-
Last post by galia
-
- 2 Replies
- 566 Views
-
Last post by galia2
-
- 0 Replies
- 556 Views
-
Last post by galia2