Page 1 of 2
War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 10:57 am
by CoolPoisons
Maxa meeshan lagu haya. Aawey ugaaskiina seemeyer. Kii Jama_Yare xagu ku dambeeyey. War akhyaartii aan isnaqaneey xagee u kalaheen...
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:02 am
by The_Emperior5
Seemeyar is doing his homework xiligan and jamac yare is banned by the way he got A Chick now

Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:03 am
by hargaysaay
emperor horta inaar imisa jir baad tahay
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:04 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:emperor horta inaar imisa jir baad tahay
sagaaliyo tobban jir sxb adna?
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:05 am
by CoolPoisons
The_Emperior5 wrote:Seemeyar is doing his homework xiligan and jamac yare is banned by the way he got A Chick now

war ive seen his chick on facebook. I sent him a message waxaan ku iri, war inanta guurso oo aqal gal. Markaas ayuu igu yiri, waan so tijaabinaya.
laakin the focker was funny sometimes.
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:05 am
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:hargaysaay wrote:emperor horta inaar imisa jir baad tahay
sagaaliyo tobban jir sxb adna?
ana 19 jir

halkeed ku dhalatay bishee
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:06 am
by The_Emperior5
Waxan ku dhashay Ingreeska
Bisha june
Adna
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:07 am
by hargaysaay
oo kaalay sideed dhaqanka iyo reeraha u kala baratay hadaad dibad ku dhalatayba
so you were born 1990 june
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:09 am
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:oo kaalay sideed dhaqanka iyo reeraha u kala baratay hadaad dibad ku dhalatayba
so you were born 1990 june
Adigu bishe baad dhalaytey suaalaha iga jawaab
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:11 am
by hargaysaay
bishii may 10 keedii, hargeysa ayan ku dhashay
hadaba suaashii iiga jawaab
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:13 am
by The_Emperior5
waxan ku bartay maqaaxii habarawashu ay leeyihin london

waligay odayaashan la sheekeysan jiray
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:14 am
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:waxan ku bartay maqaaxii habarawashu ay leeyihin london

gartay, niyaw sxb maad ii sheegi kartaa dadka halkan soo gala kuwaad dadooda qiyaasi karto ama aad aragtayba
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:16 am
by The_Emperior5
ma aqaan sxb walahi dadkaas saa isku ma mashquuliyo
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:17 am
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:ma aqaan sxb walahi dadkaas saa isku ma mashquuliyo
bal qiyaas niyaw aniga waxay ila yihiin ugu yaraan 25 years old
Re: War nimanyaho
Posted: Mon Mar 08, 2010 11:18 am
by The_Emperior5
War adigu qiyaas anigu maxan u qiyaasaya maxa iga gallay da a dooda ma gabadh baan siinaya