Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
Right now on Unversal tv they went to yufla ceerigabo maydh 
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
yufla yaa dega horta
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
its a nice programme they are now at sheikh isxaaqs bani hashims grave in maydh big welcome in maydh they got
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
Yufle waxa degaa Muuse Ismaaciil Habar Yoonis
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
Emperior, does Universal TV have a website where i can watch online?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
http://www.universaltv.co.uk/ u can watch it here inadeeer hadaad ka weydiidSiciid85 wrote:Emperior, does Universal TV have a website where i can watch online?
it will be put on youtube any ways
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
Emperior, i was already on that website sxb , but couldn't find it , whats the title of the video called?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
ooh the reason why its not there is way ku dhaaftay but when its on u can watch it it wil probably put on waryatv soon it was very nice Documentary Dhulka sanaagSiciid85 wrote:Emperior, i was already on that website sxb , but couldn't find it , whats the title of the video called?
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
The_Emperior5 wrote:ooh the reason why its not there is way ku dhaaftay but when its on u can watch it it wil probably put on waryatv soon it was very nice Documentary Dhulka sanaagSiciid85 wrote:Emperior, i was already on that website sxb , but couldn't find it , whats the title of the video called?
ok ee sheeg when it's uploaded on waryaaTV or Youtube sxb. :up;
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
Khayr weeye hadday cidii sheekha u bahnayd inay ziyaarato wa madaxdaa jihadi ka kharabay shacabka sharaftale S. Garxajis. Madaxdan beelweynta isaaq wakhti badan bay kaga lumiyeen u adeega shiisheeye, berri baan is dilnay rer hebel iyo waan argosanaya.. Illaahay durriyada beerkooda ha isu xaadho. Qulubtoodana jdka mustaqiim iyo ka tolnimo ha isugu soo wada duwo.
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
Baaq Salaadiinta Beesha Habaryoon Dibu dhisida Dekedama maydh

Sanaag.orgWaxaa beryahan kormeer ku joogey gobolka Sanaag Magaalo Madaxdiisa
Ceerigaabo wefti ka kooban Salaadiin oo uu hogaaminayo Suldaanka Guud
ee beesha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi qani , socdaalkoodaas
ooo hormood u ahaa olole balaadhan oo beryahan loo waday sidii dub loogu dhisi
lahaa dekakada Maydh ololahaas oo ka socda dalka iyo debediisaba .
hadaba weftigan oo si maamuusle loogu soo dhoweeyey gobolka ayaa beryhanba ku
jiray siday qodaxda uga saari lahaayeen ololaha ay salaadiintu hormoodka ka yihiin
oo ahaa sidii gobolkan oo ah mid qadiimi ah taariikh dheerna leh loogu helo lahaa ilo
dhaqaale oo ay kow ka tahay Dhismaha dakeda maydh iyo wado isku xidha maydh iyo
ceerigaabo. Waxay kulamo gaargaar ah la yeelanayeen intay ku sugnaayeen degaamada
gobolkaasi kaas oo ay ku baraarujinayeen sidii ay wax u qabsan lahaayeen iyaguna
ay hiil iyo hooba ula garabtaagn yihiin sidii gobolkan oo noqday mid taariikhdiisu duugantay dib ugu soo noolaan lahaa .
salaadiinta oo ku balan qaaday sidii ay qaylo dhaan u gaadhsiinlahaayeen
cid kasta oo wax kala qabaynaysa,
waxay ku sugnaayeen mudo todobaadyo ah iga oo booqday magaalda maydh iyo tuulooyin kale oo gobolku ka kooban yahay, intii ay ku sugmaayeen waxay qoraal go’aamo iyo baaq isugu jira u gudbiyeen shacabka reer sanaag iyo degaamada ay sida
gaarka ah u khusayso ee loo wado dibu dhiska iyo horumarinta deegaankooda ,
waxay kale oo ay baaq u jeediyeen maamulka Somaliland iyaga oo ugu baaqaya inay ka qayb qaataan horumarinta Gobolkan oo ah kan ugu baaxada iyo ugu khayraadka badan
hadan ugu dhaqaalaha hooseeya in dib loo eego oo loo dhiso kaabayaasha dhaqaale dawladuna door laxaadle ka qaadato maadaaba ay waajib ku tahay.
Waxay kale oo salaadiintu iclaan ka bixiyeen inay shir balaadhan ku qaban doonaan Gobolka bishan Jun2010 ee inagu soo aadan, shirkaas oo ka madaxbanaan Siyaasad
Lagu soo bandhigi doono Ajantaha dhismahaDekeda Maydh Looguna Magacdaray Dibu Dhiska Gobolka Asal.
Sida aynu wada Ogsoonahay dadyawga ku dhanqan Geeska Afrika dhamaantood waxay
Ka farcameen oo ka sii tafiirmeed gobolkan haday tahay Qabaailka Soomaalida woqooyi iyo koonfurba ilaa jabuuti waxaa yaal raadadkii iyo aataartii ay kaga tageen halka ay dhamaan ajdaadoodii ku wada aasan yihiin, hadana gobolka taariikhda faca weyn leh wuxuu noqday mid khariidada dalka aan meelna kaga soo bixin, dhamaan magaalooyinkii xeebta ayaa duugmey, dhamaan communication-kii baa kala go,ay
Iyada oo aad taariikhda ka shababaha Boqortooyadii Saba ee yaman ka talin jirtay ee nimcadii markii danbe isu bedeshay dhul qorfe ah oo bilo look ala dhoxo labadii magaalo deriska ahaa , waxaa gabay ka tiriyey baahida gobolka iyo daryeel iyo danayn la ,aantiisa
Abwaankii caanka ahaa ee ilaahay isugu daray aqoon iyo aragti fog waa Xaaji Aadan Xasan (Afqaalooc) Allah ha u naxariistee w isaga oo doonaaya in wax loo qabto oo mar
Uu dhegaha loo raarido waxa ka mid ahaa hadaladiisii uu ina Cigaal markaa raiisalwasaare ah ugu cabanayey wuxuu gabayga ku soo gooyey
Intuu khayraadka gobolka soo tiyey
Madaar iyo marsiyo laydh maliyo baan macaamilo e
Hadaad manta noo timise waa mahad ilaahaye maandha’ allae wax u dhamay waa madowdahaye
Maantana tii lixdankii baa taagan : hadaba waxaa manta lagu sii sagootiyey casumaad loogu samyeey Tuulad Goof halkaas oo aga sii kicitimeen galabta dhankaa iyo ceelafweyn.
Hadaba waxay gelisay dhaqdhaqii gobolka mid yididiilo iyo dadkii oo arintaa aad loogu
Xafiiska gobolka sanaag,org

Siciid85:
This maydh project is the odweyne road of the last election. Nebigeeni scws baa yidhi qofka muminka god laba jeer lagama qaniino...we've seen the idea of hy development being connected to Riyaale by those who claim to be hy here in the forum. So what exactly did Hy gain from the past 8 yrs, my answer is nothing that will out last riyaale. What have hy lost in that time, they have lost what we have all lost...Strong Somaliland progressing in its institution building, Recognition and Economic development, achieving real sovereignty which means our government is loyal to and loyal to its citizens. (Dowladu hadday noqoto mid adigii lagugu garaaco ama lagu gumeeyo sida ta riyale, ee djibouti, ethiopia, xitaa punaniland, total iyo al jaabiri intuba hawshay doonan ka fushan karaan riyaale iyadoo hayad kalena wax ka ogayn), iyo qaar kalo badan. All somaliand clans are in the same boat and the only way forward is to build a real progressive, just and prosperous nation...and I mean progressive that is progressin towards a real bonafide islamic state and I don't mean to the saudi-taliban-shabaab Khawarij model.
Its time for riyale to be retired he is a billionaire today, he will resist because he knows that none will escape their day of reckoning when somaliland has reached its maturity, so he will tryb to use the office as a bargaining chip and his exit may disarm the forces of vengeance but nevertheless he will be gone to his uncertain future..

Last edited by guryasame on Tue Mar 09, 2010 7:15 pm, edited 1 time in total.
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
War kaan Gurysaame baan la yabay riyaale iyo meel aan loo joogiin bu ka hadlaya. , war sxb miyaad mirqaansantahay, this Maydh project is being constructed by the diaspora of Reer Maydh , Ceerigaabo , iyo the natives, also other people who want to take part of this project are welcomed, this has nothing to do with Siyaasad , the people realised they shall never rely on government iyo waxas since we know the government ability in somaliland is limited since they can't even build their own offices ( such as the presidential palace - marka daadkas oo kale waxa ma laga suugo sxb, i am just glad the people of Sanaag iyo Maydh , Oodweyne will take care matters into their own hands and do what they should have done a long time ago the opportunity is still there. 
Re: Salaadiinta Beelaha Sicid garxajis
Siciid:
May be ur right bout the port but u know that this project has udub campaign all over it, building the port is something but the project is presented everywhere as part of a larger project which includes the road to ceerigaabo for example....but fine if u wanna stick ur head in the sand.

Guryaasame, i don't know why you are always worried about UDUB , this has nothing to do with the government sxb , it's a local Port financed by Maydh diaspora and businessmans, and it shall benefit mostly the people of sanaag there is times to set aside pitty political rivalry to develop each peoples deegaans ( development is the most important thing ) , not everything is about Kulmiye or UDUB keep that in mind. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 554 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 44 Replies
- 2469 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 30 Replies
- 2386 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 642 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 29 Replies
- 3159 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 25 Replies
- 6005 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 25 Replies
- 4737 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 1 Replies
- 672 Views
-
Last post by original dervish
-
- 28 Replies
- 1651 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 12 Replies
- 812 Views
-
Last post by AwRastaale