Indha'Cade Tells Xisbul Islam to Join TFG

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Indha'Cade Tells Xisbul Islam to Join TFG

Post by Shirib »

Indha Cade, Bare Cali Waxaa Dilay Al Shabaab Ee Xisbul Islaamay Kusoo Biira Dowlada

Wasiiru dowlaha ggshaandhiga DKMG Soomaaliya Yuusuf siyaad indha cade ayaa dilkii maanta ee sarkaalka ka tirsanaa xisbul Islaam ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen dhaqdhaqaaqa Al shabab,iyadoona uu ugu baaqay Xisbul Islaam in ay kusoo biiraan.
Wasiiru dowlaha ggshaandhiga DKMG Soomaaliya Yuusuf siyaad indha cade ayaa dilkii maanta ee sarkaalka ka tirsanaa xisbul Islaam ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen dhaqdhaqaaqa Al shabab,iyadoona uu ugu baaqay Xisbul Islaam in ay kusoo biiraan.

Yuusuf indhacade waxaa uu isaga oo ka hadlaya dilkii maanta ee Bare Cali bare uu sheegay in ay tahay mid iska cad in ay Al shabab ka dambeeyeen dilkaasi,

wuxuuna sheegay in ay Al shabab gacanta ku hayaan suuqa bakaaraha kuwaas oo uu sheegay in ay ka dambeeyaan dil kasta oo ka dhaca suuqa bakaaraha,waxaana uu indha cade Xisbul Islaam ugu baaqay in ay kusoo biiraan dowlada.

Hadalka yuusuf indhacade ayaa yimid kadib markii barqadii maanta lagu dilay gudaha suuqa bakaaraha sarkaal ka tirsan Xisbul Islaam oo lagu magacaabi jiray Bare cali bare.

Xooghayaha warfaafinta ururka Xisbul Islaam Sheekh maxamed macalin oo ka hadlay dilka sarkaalka ayaa sheegay in ay baaritaan ku wadaan cidii ka dambeysay dilka Bare,iyadoona aanu cid gaar ah farta ku fiiqin in ay dilkaasi ka dambeeyeen

http://baidoanews.com/view.php?id=3468
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Indha'Cade Tells Xisbul Islam to Join TFG

Post by Somalian_Boqor »

Hasn't he and the TFG been telling them that for awhile now, so why is it news now?

ps: Indha Cade is an opportunist, he is always where the money, and Popular support is. He was once a War_lord and overnight became a Shiekh and today he is a Minister in a Somali Government, what a resume. :mrgreen:

I just hope he dies soon, cause Hawiye nor Somalia doesn't need he likes.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Indha'Cade Tells Xisbul Islam to Join TFG

Post by kambuli »

Indha Caddow, iminka qoladee ayaad tahay :?:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Indha'Cade Tells Xisbul Islam to Join TFG

Post by The_Emperior5 »

kambuli wrote:Indha Caddow, iminka qoladee ayaad tahay :?:

Indha cade wa wiill cayr ah dee he can swing both ways He will never lose
Indha cade wuxu ogyahay Alshabaab is losing , Sh dalxiis And uncle Sam aya wadda socda :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”