


Moderator: Moderators
hargaysaay wrote:who are aadan cumar I though it was reer nuur specialy maxamed nuur and reer xareed
is daji sxb oo shaydaanka iska naardjibsomali wrote:hortaa ninkaa siciid waa wiil waax uu firsanii karaa!!
wallahi i doubt you are anywhere near dadkaa awoowgood furuuq ahaa!!!
you must be a gadhxajiis???
koohi wrote:waryaa siciid waa balaayo. meel walba wuu ka war keenayaa with sources and proofs.
hadaad rabtid inaad wax kala ogaato waad heli kartaa.Siciid85 wrote:hargaysaay wrote:who are aadan cumar I though it was reer nuur specialy maxamed nuur and reer xareed
That is ceel-Bardaale sxb, this is Wajaale the conflict between - Jibril Abokar - Adan Cumar & Reer Maxamuud Nuur.
Siciid85 wrote:Emperior, you can see the conflict between Samaroon (Reer (Maxamed Nur) - Jibril Abokor (Aadan Cumar ) at number 4 in Tog Wajaale.
Qofku marku cuqdad ku dhasho ,. cuqdad wuu ku dhintahargaysaay wrote:is daji sxb oo shaydaanka iska naardjibsomali wrote:hortaa ninkaa siciid waa wiil waax uu firsanii karaa!!
wallahi i doubt you are anywhere near dadkaa awoowgood furuuq ahaa!!!
you must be a gadhxajiis???
koohi wrote:hadaad rabtid inaad wax kala ogaato waad heli kartaa.Siciid85 wrote:hargaysaay wrote:who are aadan cumar I though it was reer nuur specialy maxamed nuur and reer xareed
That is ceel-Bardaale sxb, this is Wajaale the conflict between - Jibril Abokar - Adan Cumar & Reer Maxamuud Nuur.
lkn hadaad ku sakhranto reerkayga wax walba leh waa wax kaa go'an ragna kulama kaftami kartid waxaas.
nimanka reer nuur iyo jibril abokor waa dad jaar ah xidi iyo abtinimo ayaa ka dhexaysa ilaa 5 generations ayay iska guursanayeen.
reer nuurku waa laba jilib maxamud iyo farax jibril abokorna waa laba jilib reer cumar iyo reer yoonis iyo 3 aad u yaryar.
reer maxamuud iyo reer cumar waxay iska gaadhaan buuraha gubanka ilaa banka wajaale iyo kalabaydh.
reer maxamuud iyo reer yoonisna banka wajaale.
reer farax iyo reer yoonisna waxay iska gaadhan in yar oo itobiya ah.
reer farax iyo reer cumar isma gadhan lkn reer nuur iyo jibril abokor dhamantood way is dhalaan xitaa iyagoon is gaadhin.
dhulka la isku haysto dhamaan waa somaliland which means the conflict is between reer maxamud and jibril abokor waxana dhulkaas ka mida banka wajaale iyo kaynta qadowga iyo madarka from 1940's ilaa maanta waxa dhacay dagaal reer maxamud iyo jibril abokor in 1953 ee banka wajaale.
1991 waxa reer nuur iyo jibril abokor ku heshiiyeen banka wajaale inuu yahay mashruc dawladeed cid gaar ahna lahayn borama lagu kala sexeday.
The_Emperior5 wrote:Siciid85 wrote:Emperior, you can see the conflict between Samaroon (Reer (Maxamed Nur) - Jibril Abokor (Aadan Cumar ) at number 4 in Tog Wajaale.
Wa marki dagaalada faqashta laga so noqday aya Jibriel abokorku iyo Guduburku ku heshiyeen inanay gudubuurku Naftood ka ilaashadan wajaale.