Page 1 of 2

Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 5:30 am
by Siciid85
Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Somaliland.

Image

Image

Image

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 5:31 am
by Siciid85
Emperior, you can see the conflict between Samaroon (Reer (Maxamed Nur) - Jibril Abokor (Aadan Cumar ) at number 4 in Tog Wajaale.

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 5:34 am
by Siciid85
H.Y were only involved in two conflicts which was - at number 2 - the conflict between Reer Sugalle & Yoonis at Daroor , and the conflict between Sacad Yoonis & Warsangeli at Balli-busley - number 20.

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 5:35 am
by hargaysaay
who are aadan cumar I though it was reer nuur specialy maxamed nuur and reer xareed

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 5:37 am
by Siciid85
hargaysaay wrote:who are aadan cumar I though it was reer nuur specialy maxamed nuur and reer xareed

That is ceel-Bardaale sxb, this is Wajaale the conflict between - Jibril Abokar - Adan Cumar & Reer Maxamuud Nuur.

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 5:52 am
by djibsomali
hortaa ninkaa siciid waa wiil waax uu firsanii karaa!!

wallahi i doubt you are anywhere near dadkaa awoowgood furuuq ahaa!!!

you must be a gadhxajiis???

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 6:01 am
by koohi
waryaa siciid waa balaayo. meel walba wuu ka war keenayaa with sources and proofs.

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 6:11 am
by hargaysaay
djibsomali wrote:hortaa ninkaa siciid waa wiil waax uu firsanii karaa!!

wallahi i doubt you are anywhere near dadkaa awoowgood furuuq ahaa!!!

you must be a gadhxajiis???
is daji sxb oo shaydaanka iska naar :D

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 6:17 am
by Siciid85
koohi wrote:waryaa siciid waa balaayo. meel walba wuu ka war keenayaa with sources and proofs.

Sxb anigu haada wax mar uu soo jeedsado it becomes easy especially when doing researches.

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 6:20 am
by koohi
Siciid85 wrote:
hargaysaay wrote:who are aadan cumar I though it was reer nuur specialy maxamed nuur and reer xareed

That is ceel-Bardaale sxb, this is Wajaale the conflict between - Jibril Abokar - Adan Cumar & Reer Maxamuud Nuur.
hadaad rabtid inaad wax kala ogaato waad heli kartaa.
lkn hadaad ku sakhranto reerkayga wax walba leh waa wax kaa go'an ragna kulama kaftami kartid waxaas.

nimanka reer nuur iyo jibril abokor waa dad jaar ah xidi iyo abtinimo ayaa ka dhexaysa ilaa 5 generations ayay iska guursanayeen.
reer nuurku waa laba jilib maxamud iyo farax jibril abokorna waa laba jilib reer cumar iyo reer yoonis iyo 3 aad u yaryar.
reer maxamuud iyo reer cumar waxay iska gaadhaan buuraha gubanka ilaa banka wajaale iyo kalabaydh.
reer maxamuud iyo reer yoonisna banka wajaale.
reer farax iyo reer yoonisna waxay iska gaadhan in yar oo itobiya ah.
reer farax iyo reer cumar isma gadhan lkn reer nuur iyo jibril abokor dhamantood way is dhalaan xitaa iyagoon is gaadhin.
dhulka la isku haysto dhamaan waa somaliland which means the conflict is between reer maxamud and jibril abokor waxana dhulkaas ka mida banka wajaale iyo kaynta qadowga iyo madarka from 1940's ilaa maanta waxa dhacay dagaal reer maxamud iyo jibril abokor in 1953 ee banka wajaale.
1991 waxa reer nuur iyo jibril abokor ku heshiiyeen banka wajaale inuu yahay mashruc dawladeed cid gaar ahna lahayn borama lagu kala sexeday.

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 6:26 am
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:Emperior, you can see the conflict between Samaroon (Reer (Maxamed Nur) - Jibril Abokor (Aadan Cumar ) at number 4 in Tog Wajaale.

Wa marki dagaalada faqashta laga so noqday aya Jibriel abokorku iyo Guduburku ku heshiyeen inanay gudubuurku Naftood ka ilaashadan wajaale.

hargaysaay wrote:
djibsomali wrote:hortaa ninkaa siciid waa wiil waax uu firsanii karaa!!

wallahi i doubt you are anywhere near dadkaa awoowgood furuuq ahaa!!!

you must be a gadhxajiis???
is daji sxb oo shaydaanka iska naar :D
Qofku marku cuqdad ku dhasho ,. cuqdad wuu ku dhinta :lol:

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 6:31 am
by Siciid85
koohi wrote:
Siciid85 wrote:
hargaysaay wrote:who are aadan cumar I though it was reer nuur specialy maxamed nuur and reer xareed

That is ceel-Bardaale sxb, this is Wajaale the conflict between - Jibril Abokar - Adan Cumar & Reer Maxamuud Nuur.
hadaad rabtid inaad wax kala ogaato waad heli kartaa.
lkn hadaad ku sakhranto reerkayga wax walba leh waa wax kaa go'an ragna kulama kaftami kartid waxaas.

nimanka reer nuur iyo jibril abokor waa dad jaar ah xidi iyo abtinimo ayaa ka dhexaysa ilaa 5 generations ayay iska guursanayeen.
reer nuurku waa laba jilib maxamud iyo farax jibril abokorna waa laba jilib reer cumar iyo reer yoonis iyo 3 aad u yaryar.
reer maxamuud iyo reer cumar waxay iska gaadhaan buuraha gubanka ilaa banka wajaale iyo kalabaydh.
reer maxamuud iyo reer yoonisna banka wajaale.
reer farax iyo reer yoonisna waxay iska gaadhan in yar oo itobiya ah.
reer farax iyo reer cumar isma gadhan lkn reer nuur iyo jibril abokor dhamantood way is dhalaan xitaa iyagoon is gaadhin.
dhulka la isku haysto dhamaan waa somaliland which means the conflict is between reer maxamud and jibril abokor waxana dhulkaas ka mida banka wajaale iyo kaynta qadowga iyo madarka from 1940's ilaa maanta waxa dhacay dagaal reer maxamud iyo jibril abokor in 1953 ee banka wajaale.
1991 waxa reer nuur iyo jibril abokor ku heshiiyeen banka wajaale inuu yahay mashruc dawladeed cid gaar ahna lahayn borama lagu kala sexeday.

Sxb i know ini yihin people who intermarry alot and who are abti to eachother but that still didn't stop land dispute.
Sxb laakinse miid iga jawaab - Wajaale district wa a sharing district miyaa and does Wajaale have three sides i know 1 is located in gabiley and 1 in ethiopian border, is there also 1 in the awdal side?

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 6:33 am
by Siciid85
The_Emperior5 wrote:
Siciid85 wrote:Emperior, you can see the conflict between Samaroon (Reer (Maxamed Nur) - Jibril Abokor (Aadan Cumar ) at number 4 in Tog Wajaale.

Wa marki dagaalada faqashta laga so noqday aya Jibriel abokorku iyo Guduburku ku heshiyeen inanay gudubuurku Naftood ka ilaashadan wajaale.

War sxb it says 1993-2006, ma ila maanta bii dagaaladi faqashtaa socdaan? :lol: and it's not resolved issue , it's partially resolved the Tog Wajaale conflict if you look carefully in the table.

Re: Overview of Baseline Data on Land-based Conflicts in Sland

Posted: Thu Mar 11, 2010 6:41 am
by The_Emperior5
have u ever heard wajaaale dhibaata ka tagantahay even the past 15 years
Anigu ma maqlin adigu ma maqashay?