Page 1 of 2
Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:38 am
by zingii
I have something agains you.
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:39 am
by zingii
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:40 am
by Shirib
that's unfortunate, what do u have against me
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:43 am
by zingii
Before we get into that (familka iiga waran) sidee bay yihiin.
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:44 am
by Shirib
looool, that was super random, but Alhamduli'Allah my family is doing well, I wish the same for yours
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:47 am
by zingii
great, bal iigu salaan oo zingii (said HI) ku dheh.
familka meeqaa wiil ah including you & meeqaa gabdho ah. thx
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:48 am
by Shirib
2 wiil 3 gabdho, small family
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:51 am
by zingii
masha-allah.
meeqaa gursaday gabdhaha.
ha ila yaabin waa iska qaraabo jeclahayee.
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:54 am
by Shirib
loool, 1, labadha kale wali ma gaarin.
haye adigana meeko wiil iyo gabdho aa kula dhasheen?
and I thought u said u had something against me?
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:58 am
by zingii
2 magaarin?
waryaa anigu guur uma soo socdee difaaca iska daa.
ps; waxaa ii sheegtaa meel aan ka soo gato shuushuumow badan iyo bajiye.
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 3:59 am
by Shirib
haa labo ma gaarin
intee dagantahay?
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:00 am
by ciyaal_warta
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:02 am
by zingii
Shirib wrote:haa labo ma gaarin
intee dagantahay?
masjidka suufida agtiisa.
xaafada habeenkii lagu digriyo
tan ka korreysa baan daganahay.
2-da gaarin tooda weyn meeqa jir camal
waaye?
Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:03 am
by zingii
duqa sheekada curri iyo bisad way dhaaftay.

Re: Shirib Come In.
Posted: Fri Mar 12, 2010 4:04 am
by qoraxeey
Shirib wrote:2 wiil 3 gabdho, small family
shaan caruur is NOT small family.. its normal .. almost to the edge of big family