93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by LiQaaye_TDH »

Image
Image

Burco (www.Buraoonline.com) 12.03.10 Xaflad ay ku wada kulmeen Waalidiin,Aqooyahano,Salaadiin,Madaxdda Sadaxdda Xisbi Qaran iyo Maamulka heer Degmo iyo heer Gobol ee Magaaladda Burco ayaa maanta 93 Ardey lagu gudoonsiiyay Shahaadooyin ku waasoo ahaa kuwii ugu horeyay ee ka Qalinjabisa Jaamacadda Burco ee Gobolka Togdheer isuguna jira Hablo iyo Inamo
[Click for a larger view]
[Click for a larger view]

Waxaa Xafladaa Qalinjabinta ah ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacadda Burco C/raxmaan Jaamac Ducaale, wuxuuna ku bilaabay sidan waxaa mahada iska leh Illaahay farxad weyn ii ah Aqoonyahanka Cusub ee maanta ku soo biiray Soomaaliland ama Soomaaliya Amase Caalamka islaamka ku soo qordhay,
[Click for a larger view]
[Click for a larger view]

Tirada guud ee Ardayda ka Qalinjabisayna waa 93 Arday ayna u badan yihiin Haween waxaa maanta ay tahay maalin aad iyo aad u weyn oo Gobolka Togdheer ama Soomaaliland ku soo kordheen dad Aqoonleh ayaan runtii ku faraxsanahay inaad nala qayb qaadataan farxadan iyada ah oo aanu doonayno inay Caalamku arkaan ayuu yidhi Professor ka.
undefined

Gudoomiyaha Gudiga Jaamacadda Maxamuud Aadan Dhari,ayaa isna halkaa kahadlay kuna bilaabay sidan farxad wanaagsan bay inoo tahay hadaanu nahay reer Burco maanta qalinjabintii aad nala soo qaybgasheen Sharafwayn bay inoo tahay anagu hadaan Reer Burco nahay Sharaf wayn bay inoo tahay.
[Click for a larger view]

Hadaba bal hada in yar dhagta jalaq ii siiya sawaxankana daaya 1928 kii een tolow saaxiibkeyga Siilaanyo mafadhiyaa isagaa isku Da ahayn yaan Maxamuud Axmed Cali Illaahay ha u naxariistee isaga iyo Waalidiinteenba iyo Umadda Nabimuxamed uu Nin Ingisiisi keenay Burco Tacliintuu doonayay in Burco laga bilaabo waa la shiiday oo waxa layidhi waa nalagaalaynayaa intaaseey soo dhaaftay intaasaa kadanbaysay maantana waa 2010 kii Alaahu Akbar Burcooy ma’maalintaasaa Qaldanaydeen mise maantaa Qaldantihiin ayuu yidhi.


[Click for a larger view]

Maxamuud Axmed Xasan,Gudoomiyaha Degmadda Burco ayaa isna halkaa ka jeediyay qudbad kooban een Mudane iyo Marwooyinba waad salaaman tihiin halkan waxaa saaka noo farxad ah Digriigii ugu horeeyay ee laga qaadanayay Jaamacadda Burco waxaana farxad labaad ii ah 7 ba Arday oo kuwa maanta ka qalinjabinaya oo ah Shaqaalihii Dowladda Hoose ee Burco taasina farxadgaara bay aniga ii tahay shaqsiyan laakiin shardi waxaa la doonayaa sida reer camuud 3 daxda inane e la diraya Jaamacadoodu iyagu Macalin dib uga noqda anaguna 3 sadax inan waanu kaxaynaynaa Madaxweynahana waanu u gaynaynaa waana la dhaarinayaa heshiisna waanu lagalaynaa sida camuud markay soo noqdaan tan Macalin ka noqda umadoodu u faa ideeyaan ayaanu doonaynaa ayuu yidhi.
undefined

Gudoomiyaha ama Professor ka Jaamacadda Camuud,Saleebaan Axmed Guuleed, ahna Madaxa Jamacadaha Soomaaliland isna wuxuu ku bilaabay sidan awalan wa’aaqiiran Illaahay baa mahadleh een waxaan Hanbalyo iyo Bogaadin uga sidaa Jaamacaddaha Soomaaliland inta halkan joogta iyo inta aanjooginba iyo Fariin la’isoofaray oo leh Sadaxda Golle ee Gobolka,iyo Jaamacadda Camuud anagoo idiinku hanbalyaynena dhacdadan muhiimka ah ee maanta Burco ugu dabaaldagayno runtii Xaflado waa laqabtaa laakiin Beer kuu go’day Beertii kuusoo go’day tanaa ugu qayrbadan markii Jaamacadani la’aasaasayay ee Camuud inoogu yimaadeen waxaanu nidhi taageerada koowaad baa iyadu siinaynaa sababtoo ah waxaanu u arkaynay in ay ahayd Albaabkii Bariga Burco waa halka igu muhiimsan Ganacsigga,xaga Xoolaha waa meel runtii noqonkarta hab Aqoonyahan oo lagu barbaarinkaro in ay tahay runtii iyadaana isku xidha Bari iyo Galbeed oo dhan Jaamacaduhu inagaa leh markaa waa inaynu joogteyno Jaamacadahaani iyo Jaamacadihiikaleba Gobolka ay joogaan guud ahaan Dalka ayna hogaamiyaan Aqoonta iyo horumarka Dalka anagu Siyaasad shaqo kuma lihin 42 ayaa shaqaynayay waligay siyaasad kuma hadal dareekii siyaasadeed waxaan ku cabiraa Doorashada cidaan siinayo laakiin inaga howlkabadan ayaa inoo taala runtii cidii ku shaqada leh ha ka doodo howlaha Qaranka,isla markaa asagoo hadakiisa sii wata ayuu dhalinyaradii Jaamacadda ka qalinjabisay dardaaran u soo jeediyay professor ka.
[Click for a larger view]

Waxaa kaloo oo ay Ardaydii ka Qalinjabisay Jamacadda Burco sidaa si lamida iyaguna shahaadooyin iyo Abaalmarino isugu jira gudoonsiiyay Macalimiintoodii iyaga waxbartay.

Ugu danbeyntii Xafladaa 93 ka Arday ka qalinjabisay ayaa waxaa ka hadlay Mas’uuliyiin tirabadan oo kala ah Madaxdda Gobolka iyo Madaxdda Sadaxdda Xisbi Qaran iyo Xubna ka socday Shirkadaha sida gaarka loo leeyahay sida Shirkadda Dahabshiil oo iyada qayb weyn ka qaadatay munaasibadaa qaaliga ah.

cabdikariin axmed (warside768@hotmail.com) Kala Xidhiidh Mobile: 4433224

University of Burao
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by yunis09 »

mashallah :up: tahriibika uun ha'laga ilaaliyo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by The_Emperior5 »

Mashallah :up: :up: :up:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by GENERAL_SNM »

Damn thats what I'm talking about. :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by LiQaaye_TDH »

Burco city is Rising slowly! :up:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by Cumar-Labasuul »

Masha'allah reer burco budkii bay iska dhigeen qalin iyo buug bay imika sitaan :up: :D
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by 1_londoner »

Mashallah, Burco BoodhWeyne!!!!!!!!!!! :up: :up: :up:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by Dhaga Bacayl »

Welldone guys.

Burco University lacag badan baa inaga gashay. It's about time to see the outcome. :up: :up: :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by LiQaaye_TDH »

Dhaga Bacayl wrote:Welldone guys.

Burco University lacag badan baa inaga gashay. It's about time to see the outcome. :up: :up: :up:
Dhego..your the Only Brave HA who visits Gobolka Togdheer and even Helps the people from there :up: i have yet seen an HA or Sacad Muse who has been to Togdheer, every time you ask why they never been there, they reply Waa nala Shiidaya ama Budh aya inala dhacaya!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by The_Emperior5 »

Liqaaye i have been there in 2006, With A hayad waliba Burco was nice :up: I stayed at the city plaza hotel
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by Mr_Alfaas »

[quote="LiQaaye_TDH"]Image
Image

maasha ALLah,Horta mabrook Aqoonyahaniinta ka qalin jabisey iyo kuwii ku tabcay inaysoo saraann. :clap: :up:
marka xigta,niyow reer burco walahi wa dad jira,bal sawirada eega,kuwi qalin jabiyey dhar dhaqanki aynu laheyn dharkoodi ayey soo xidheen waaaaaaaw,walahi wa ilbax ilbax dhashay. :lol: :lol:
Rooble90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1391
Joined: Tue Mar 09, 2010 8:42 pm

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by Rooble90 »

Masha'Allah, Waa Mustaqbalka Umada Soomaaliyeed Iyo Muslimiinta :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by The_Emperior5 »

Rooble90 wrote:Masha'Allah, Waa Mustaqbalka Umada Soomaaliyeed Iyo Muslimiinta :up:

umadda somaliyeed na maxa ahayeen kuwaasi?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by LiQaaye_TDH »

Emperior...... Inaader Markaas waa Lagu waday, oo Haayad ayaad Ku Dhuumanaysay :lol: Have you ever been there your self? or with your mates?

Mr-Alfaas.... Inaader waa inaan Reerka Dhaqankiisa Ilaalina! :up:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: 93 Students Graduate from Burco UNiversity Today

Post by Dhaga Bacayl »

LiQaaye_TDH wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Welldone guys.

Burco University lacag badan baa inaga gashay. It's about time to see the outcome. :up: :up: :up:
Dhego..your the Only Brave HA who visits Gobolka Togdheer and even Helps the people from there :up: i have yet seen an HA or Sacad Muse who has been to Togdheer, every time you ask why they never been there, they reply Waa nala Shiidaya ama Budh aya inala dhacaya!

C’mon bro...there are other HA people who do a lot more I would ever do for Burco and its people. Why wouldn't I visit Burco, my second home town). Ninki iinaadeer wadaniyada ka dhabtahay waa inu dalkiisa simaa daawasho iyo wax qabad ba. I have 3 t-shirts with names of colleges on them. My University in NJ, My wife's University in PA and Burco University. Guess which one I paid the most money, Burco U $40....

The first time I visited Burco U was my first time in Burco too in 2006 which was the first time I went back home since 19--------LoL. The college was closed and the security guard told the driver that there were no teachers or students inside and we had to go back. It was such a disappointment for mew at first. It was Saturday at 11 o’clock and I was expecting full blown activities. Another guy walked toward us and said waar ninkani waa ragi qurbaha ee ka fur oo soo tus meel walba. I thanked him for letting see what I came to see. I went back therer2008 too with the younger singer from Burco by the name of Maxamed Bulshaawi who was the WINNER of the Somaliland idol. I had great time there.

Aniga walaal burco waxa u kordhaa wa y ii kordheen dalakana rajo wayn oo badan ayaan ka qabaa. I just bought my retirement land in Shiekh too….yes I’m planning to move there INSHA ALLAH!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”