Ugu yaraan 3 Qof oo Rayida ayaa kudhintay 21 kalana wey ku dhaawacmeen Dagaalo iyo Duqeymo barbarsocday oo Saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana Guul ka sheegtay Dagaaladaas Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Dagaalada Xoogooda waxay ka dhaceen Degmooyinka Howlwadaag iyo Wardhiigley gaar ahaan Hareeraha Madaxtooyada iyo Fariisimada ay isku horfadhiyaan dhinacyada is-haya.
Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in Cutubyo ka tirsan Ciidamadoodu Saaka Weerar ku qaadeen Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia wuxuuna intaa kudaray inay guulo ka gaareen isla markaana burburiyeen Difaacyada hore ee Xaruntaas.
Majiro war ka soo baxay dhanka DKMG iyo Ciidamada AMISOM ee Dagaalada qeybta ka ahaa.
Ciidamada AMISOM ayaa intii uu dagaalku socday iyo kadiba Duqeymo aan loomeeldayin la dhacay Degmooyinka Wardhiigley, Howwadaag, Hodan, Xamarjadiid iyo Qeybo kale oo Magaalada kamida, waxaana ka dhashay Qasaarooyin Xoogan oo soogaaray Rayidka.
Cali Muuse oo kamida howlwadeenada Gaadiidka Gurmadka Degdega ah ayaa sheegay inay qaadeen dhaawacyo gaaraya 21 Qof oo ay ka qaadeen Degmooyinka la duqeeyey.
Xaalada guud ayaa haatan Dagan waxaana istaagay Dagaalada iyo Duqeymihii wehliyey, waxaana mararka qaar la maqlayaa rasaas goos goosa oo ay isweydaarsanayaan dhinacyadu.
Al Shabab attack Vila Somalia !
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Al Shabab attack Vila Somalia !
not really worthy of news,because they always attack villa somalia. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 307 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 0 Replies
- 335 Views
-
Last post by newsbot
-
- 20 Replies
- 179 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 527 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 634 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 357 Views
-
Last post by newsbot
-
- 18 Replies
- 2089 Views
-
Last post by RebelLion
-
- 0 Replies
- 948 Views
-
Last post by Coeus
