Shariif xassan Sheikh Aadan aka shariif sakiin waa
Posted: Sat Mar 13, 2010 12:18 am
Tuug iyo sixiroole
Wasiirka Maaliyadda ahna Ra'isulwasaarre ku xigeenka Xukumadda Federalka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan (Shariif Sakiin) ayaa la sheegay inuu yahay nin ku shaqeeysto waxa loo yaqaan falka ama sixirka, ayna Mogadish, Nairobi,Mombasa iyo India u joogaan tiro ka badan 63 Sixiroolayaal.