Dawladda Yemen Oo Soo Dirtay Diblamaasiyiintii Somaliland Ka Furaysay Xafiis Dalkaasi K
Written by Qaran News
Mar 14, 2010 at 04:20 PM
Hargaysa(Qaran News)- Waxa galabta soo gaadhay magaaladda Hargeysa Diblamaasiyiin ka socda Dawladda Yemen oo Hargeysa ka furaya Xafiis isugu jira mid Diblamaasiyadeed iyo mid Ganacsi Diblamaasiyiintan maanta soo gaadhay Hargeysa oo tiradooda lagu sheegay afar xubnood ayaa dalka u yimid inay si rasmi ah uga furan Xafiis dawladoodu ku yeelan doonto Somaliland
Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ay xukuumaddu ka soo saartay go’aankan ay Dawladda Yemeni ku furanayso xafiiskan, laakiin sida ay Waaheen horeba u qortay waxa ay arrintani soo jiitamaysay in muddo ah iyadoo labada Dawladood ay wadeen wadahadal ay arrinatani ugu gogol xaadhayeen oo aanu ka helnay ilo Diblamaasiyadeed oo arrintan u dhuun-daloolay
Waftiga Diblamaasiyiinta ah ee Dalka ku sugan ayaa todobaadkan la filayaa inay xadhiga ka jaraan xafiiskaas iyadoo la filayo inuu xafiiskani waxweyn ku soo kordhin doono arrimaha labada Dal gaar ahaana dhinaca Siyaasadda iyo Dhaqaalaha
Waaheen
The Government of Yemen sends its Diplomats to Somaliland
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The Government of Yemen sends its Diplomats to Somaliland
Pictures are comming up
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 322 Views
-
Last post by Coeus
-
- 10 Replies
- 846 Views
-
Last post by original dervish
-
- 11 Replies
- 917 Views
-
Last post by musika man
-
- 57 Replies
- 5619 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 14 Replies
- 1297 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 8 Replies
- 588 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 1020 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 2 Replies
- 441 Views
-
Last post by Manaking
-
- 1 Replies
- 594 Views
-
Last post by bumps
-
- 1 Replies
- 599 Views
-
Last post by original dervish