Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by Siciid85 »

Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Keenay oo ka Dhacay Tuulada Sarmaanyo ee Gobolka Sanaag iyo Sansaan Colaadeed oo Deegaankaas ka Taagan

Image

Xuddun(HWN):- Laba qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaacwmeed Iska dhac dagaal oo ka dhexeeya laba Beelood, oo ku dagaalamaya Tuulooyinka Sarmaanyo iyo Damalla-xagarre oo ka tirsan Degmada Xuddun ee Gobolka Sanaag.

Dagaalkan oo shalay illaa xalay ka kala dhacay Tuulooyinka Damalla-xagarro iyo Sarmaanyo oo laba beelood oo deegaanka wada degani ku dirireen, dagaalkaasi waxa uu daba socdaa ama ka dhashay aano qabiil, sida uu Idaacadda Radio Horyaal u xaqiijiyey Cali Maxamed Xaaji Dirir oo ku sugan Tuulada Damalla-xagarre.

Oday Cali waxa uu intaa ku daray oo uu sheegay, in aanada qabiil ee dagaalkani ka dhashay tahay mid taagnayd tan iyo sannadkii 2008, ka dib markii labada beeleed ee hadda dagaalamayaa mid ka mid ah laga dilay hal nin oo la sheegay inuu ahaa nin ka dhuxulaysan jiray deegaankaas. Taasina ay sababtay in dagaalkani ka dhex qarxo beelaha halkaas wada dega. Labada qof ee dhintay ayaa halkaa lagu aasay, halka labada dhaawacmayna la sheegay in loo qaaday Tuulada Xiingalool.

Waxay wararku sheegayaan in Deegaankaas ay ka socdaan abaabul dagaal iyo xiisad colaadeed, dhaqdhaqaaqyadaas colaadeed ayaa la sheegay in laga dareemay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Oday Cali Waxa uu Horyaal u sheegay inaanay jirin wax waan-waan iyo xallin ah oo laga dhexwado Beelaha dagaalamaya, si loo soo afjaro colaadda dhimashada iyo dhaawaca sababay.

Marka laga reebo Wasiirro dhalasho ahaan Deegaankaas ka soo jeeda oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland, kuwaasoo uu xusay inay khadta Taleefanka kula xidhiidheen Odayaasha beelahaas, isla markaana ugu baaqeen, kana codsadeen in dagaalkaas la joojiyo.

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=10092
Last edited by Siciid85 on Sun Mar 14, 2010 4:15 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by The_Emperior5 »

Xudun Is Maxamuud garaad town and naaleey axmed The sacadyoonis Nomads reach the town also whats this about maxay la isku diilay
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by Siciid85 »

Emperior, i think this is a fighting between Warsangeli & Dhulbahante sub clans or it could be Sacad Yoonis & Warsangeli , i don't know who lives in Sarmaanyo, it said Deegaanka Xudun not the Xudun town.

Dagaalkan oo shalay illaa xalay ka kala dhacay Tuulooyinka Damalla-xagarro iyo Sarmaanyo oo laba beelood oo deegaanka wada degani ku dirireen, dagaalkaasi" waxa uu daba socdaa ama ka dhashay aano qabiil, sida uu Idaacadda Radio Horyaal u xaqiijiyey Cali Maxamed Xaaji Dirir oo ku sugan Tuulada Damalla-xagarre.

Oday Cali waxa uu intaa ku daray oo uu sheegay, in aanada qabiil ee dagaalkani ka dhashay tahay mid taagnayd tan iyo sannadkii 2008, ka dib markii labada beeleed ee hadda dagaalamayaa mid ka mid ah laga dilay hal nin oo la sheegay inuu ahaa nin ka dhuxulaysan jiray deegaankaas. Taasina ay sababtay in dagaalkani ka dhex qarxo beelaha halkaas wada dega. Labada qof ee dhintay ayaa halkaa lagu aasay, halka labada dhaawacmayna la sheegay in loo qaaday Tuulada Xiingalool."
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by oldenglish »

Sarmaayo- REER SALAAX STRONG HOLD :arrow:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by Cali_Gaab »

Axsan!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by LiQaaye_TDH »

The Tuna Head will get Karbashed by the Dhullos Easy!
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by oldenglish »

LiQaaye_TDH wrote:The Tuna Head will get Karbashed by the Dhullos Easy!

We are not involved its Idris of the Reer Salaax.

Langaab Dhilowaase can't touch a single Warsangeli except mini groups who karbaash the shit out of them. No wonder Isaaq langaabs caught Laas Anod EASY it would take a sub-clan of Reer Salaax to capture Laas Anod if the Arab-Maakhiri agenda was as conditioned as the langaab Isaaq Somaliland victim one was. :clap:
Rooble90
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1391
Joined: Tue Mar 09, 2010 8:42 pm

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by Rooble90 »

oldenglish wrote:
LiQaaye_TDH wrote:The Tuna Head will get Karbashed by the Dhullos Easy!

We are not involved its Idris of the Reer Salaax.

Langaab Dhilowaase can't touch a single Warsangeli except mini groups who karbaash the shit out of them. No wonder Isaaq langaabs caught Laas Anod EASY it would take a sub-clan of Reer Salaax to capture Laas Anod if the Arab-Maakhiri agenda was as conditioned as the langaab Isaaq Somaliland victim one was. :clap:

Is Reer Salax A Subclan Of Warsangeli ?
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by oldenglish »

:idea:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by Cali_Gaab »

oldenglish wrote:
LiQaaye_TDH wrote:The Tuna Head will get Karbashed by the Dhullos Easy!

We are not involved its Idris of the Reer Salaax.

Langaab Dhilowaase can't touch a single Warsangeli except mini groups who karbaash the shit out of them. No wonder Isaaq langaabs caught Laas Anod EASY it would take a sub-clan of Reer Salaax to capture Laas Anod if the Arab-Maakhiri agenda was as conditioned as the langaab Isaaq Somaliland victim one was. :clap:
WTF, if xingalool consists of 5 huts, 3 families, 6 camels and a technico then what on earth is this shithole they fighting for like?

Cali_Gaab wrote:

:arrow:

Idris has single handedly handled Dhiloyins from Laas Anod for the last century. It only takes a reconditioned state that is anti-Somali and pro-Warsangeli to eradicate and occuppy Las Anod under the Warsangeli-Darood banner while whipping the Isaaqs on the borders of Caynabo.

In reality if a united conditioned Warsangeli nation existed Isaaqs and their little Dhilos would only be matched by the Maxmuud and Reer Salaax who have fought these two fronts while we are occupied with Garowe.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Breaking News !!! War Degdega:Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac K

Post by Cali_Gaab »

:lol: :lol: :lol:

You will karbash who with what army?

Warsangeli weapon of mass destruction miyaa?

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”