North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by oldenglish »

DIL KA DHACAY DEGAANKA SARMAANYO EE GOBOLKA SOOL
Sunday, 14 March 2010 04:43
XINGALOOL::Waxa Maanta lagu Dilay degaan aan ka fogayn Tuulada Sarmaanyo Allah ha u naxariistee Fatxi Yuusuf Muxumud oo ka soo jeeda Magaalada Xingalool ee Gobolka Haylaan, waxa sidoo kalena lagu dhaawacay oo ay ku dhacday sadex xabadood, hadana ku jira Dhakhtarka Weeyn ee Degmada Xingalool Maxamed Cawil Jaamac Dhahar oo isaguna ka soo jeeda isla degaanka Xingalool.

Maanta oo Sabti ah ayaa Gaari laga leeyahay magaalada Xingalol wuxuu aaday Degaan lagu magcaabo Adin dacare oo ka xigta dhinaca galbeed Tuulada Sarmaanyo qiyaas ah dhowr iyo labaatan KM si uu uga soo qaado Niiska guryaha lagu dhisto halkaa,hase ahaatee waxa dhexda u galay Rag ka soo jeeda degaanka Carooleey oo ku faray xabado gaarigii iyagoo Dilay marxuumkaas Allah ha u naxariistee dhaawucuna uu soo gaarsiiyey Maxamed Cawil.



Allsanaag oo la xiriirtay waxgaradka Magaalada Xingalool waxay noo sheegeen in isla mantaba ay la soo hadleen Waxgaradkii iyo odayaashii Carooleey uuna ka mid ahaa dadkii soo hadlay Maanta Garaad Mashqane oo qirtay in falku ka dhacay degaankooda ayna isla garteen labada dhinacba in Xaalada la qaboojiyo lana bilaabo wadahal,oo isla caawaba uu bilaamay wadahadalkii iyaga oo si fiican laysku af gartay.



Allah u naxariistee Fatxi waxa lagu aasay caawa magaalada Xingalool.



source allsanaag+hadaaftimo media

-----------------------------------------------------------------------------------


The Northern Sool, Maakhir frontier- Maakhiris vs Somalilanders let it begin :clap:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by Xamari_76 »

Your both somalilanders come on now.

Property of state :sland: :up: :D
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by oldenglish »

Reer Salaax for Laas Anod

Maakhir Laas Anod, Warsangelistan

:mrgreen:

Image
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by Siciid85 »

The Warsnagelis lost 5 tunas. :lol:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by oldenglish »

Xudun isn't far this feud between the small dhiloyins will end eventually :mrgreen:
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by siren »

Cawramale Sheegato, you live in the south...stick to that area. :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:The Warsnagelis lost 5 tunas. :lol:
:lol: :lol:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by oldenglish »

siren wrote:Cawramale Sheegato, you live in the south...stick to that area. :up:

That fact of the matter is Dhiloyins are no match for Idris let alone Warsangeli. Even during the Sayid era they were foot soldiers who were brutally wiped out by the Sultan after the Ogadani was nearly killed.

Dhiloyins are no match for a single sub-clan of Cawrmale. :geek:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: North Sool,Maakhir : Dhulbhante Somalilanders vs Reer Salaax

Post by oldenglish »

Long Live Maakhir- North Sool, Sanaag and Western Bari :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”