Page 1 of 2
Maanta sheeko waxay
Posted: Mon Mar 15, 2010 10:24 pm
by SahanGalbeed
Socoto ba , marexaanka intu ragga qaarkii soo kaxaystay ,bay halkan soo fadhisteen oo yidhahdeen reer daahir oo habar jeclo ah baynu nahay ..ya? Walle taarikh bay inoo gashay taasi

Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Mon Mar 15, 2010 10:29 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Socoto ba , marexaanka intu ragga qaarkii soo kaxaystay ,bay halkan soo fadhisteen oo yidhahdeen reer daahir oo habar jeclo ah baynu nahay ..ya? Walle taarikh bay inoo gashay taasi

looooool walahi ceeb ba dhacday , maxaynu yeelka sahanow
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Mon Mar 15, 2010 10:34 pm
by ToughGong
looooool walahi ceeb ba dhacday , maxaynu yeelka sahanow
"Closing the stable door after the horse has bolted" comes to mind
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Tue Mar 16, 2010 9:39 pm
by SahanGalbeed
Mareexankii oo halkan la inoogu soo geshay iyo wixii tolku ku haasawayay o caddow hortii la wadhay ,labadasi ba mid la ilaawayo ma'aha ,waxaad idinku ka yeelaysaan idinka ayay idin jirta .
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Tue Mar 16, 2010 9:41 pm
by Cali_Gaab
I know, shocking ey

Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Tue Mar 16, 2010 9:41 pm
by Cali_Gaab
Habar jeclada maxaad uga quusatay?
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Tue Mar 16, 2010 9:53 pm
by SahanGalbeed
Habar Jeclo ka maan quusan , booli qarantii halkan soo gashay (sadeboi,voltage) waxay inagu yidhahdeen reer daahir baynu nahay . Anigu miyaan kala aqaana ? Qabiil specific ah magacisii bay siteen mareexanka halkan soo galay . Kaas uun baa loo racaya

Ma reerkaas baad tahay adigu cali gaabow ? Been ha sheegin hadda waayo waxa dhici karta in adiga daraada la iska indho tiro qaladaad-ki hore u dhacay . Yes or no ?

Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Tue Mar 16, 2010 10:12 pm
by SahanGalbeed
Okay I will take that as a yes which is very courageous of you , halkii lagu kala badbaadayo inaad been yar iska raaciso waa lagu ogolyahay ,only IF haddi lagu kala badbaadayo

Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Tue Mar 16, 2010 10:21 pm
by Keyse_0208
sahanow abti anuu horaan kuugu sheegay, meeshan Markaad MADAX ka tahay, tii kastee afka soo taagtaba waa inaad waxay tahay tustid iyo halkey taagan tahay
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Tue Mar 16, 2010 10:28 pm
by Cali_Gaab
SahanGalbeed wrote:Habar Jeclo ka maan quusan , booli qarantii halkan soo gashay (sadeboi,voltage) waxay inagu yidhahdeen reer daahir baynu nahay
Iyagaa og meel alaa ey isku raaci doonaan. Anigu reer kaasi ma ihi, ilmo boli qaran waxey general la daba socdaan waxa weeye wuxu uu soo sheegay bes, wax kale maba jirto. Maalin dhow ayeey caayi doonan haddana waad arki doonta weey iska yara sabsabayaan. Nacasnimadiisa ayeey arkeen dabeedna waxey isleeyahin ' Ha la taageero'. Ruwaayad ayuu dadkani uu waddaa, meeshey ku dambeen doonto uu arki doona.
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Tue Mar 16, 2010 10:38 pm
by SahanGalbeed
Cali gaab adigu geesi baad tahay e iska noolow inaar . Haddaanan booli qaranta cabaad kaga keenin ina baxar la i'ma yidha !Keyse wallahi arrintan baan dhaanta rap iyo reggae songs -kaagi hore

Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Wed Mar 17, 2010 5:47 am
by GENERAL_SNM
If this is a way of saying we need help from GSNM to stop the marexaans, unsii boys your on your own.
Anigu I warned you guys but you choose to seat idle and then scrambling out around when the damage was done. It wasn't me that broke the trust of the IPG it was one of your own, my action was a reaction.
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Wed Mar 17, 2010 7:03 am
by LiQaaye_TDH
Sahan are you trying to find a way to hit on the Habar jeclos?

why dont you do it directly, instead of hiding behind Generals SNM Nonsense!
but after all i knew you for so long, there is no Balls hanging between those Baasto legs!
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Wed Mar 17, 2010 8:33 am
by CoolPoisons
War heedhe, dirirtu wali ma waadan. Take a chill pill and stop taking things so serious.
Meeshan internet aya la yiraahda. Cuqdad ha ka qaadina.
Re: Maanta sheeko waxay
Posted: Wed Mar 17, 2010 2:43 pm
by SahanGalbeed
Qudhadaadu iska naageyti baad tahay ma'ogtahay liqaayee ,waxaan hadalka kaa yareeyo ba halkaasad ka garan lahayd haddaad aqli leedahay ? Cuqdad xun ba ku haysa oo in mar walba habar jeclo xumaan loo hayo baad u haysata . Anigu cali gaab ninka la yidha baan la haysta e fuck off baan ku idhi beri hore , waa haddaad wax kala xasuusan karto de .