aniguna dib baan uga booday oo niqaamkii baan ka dhuftay,
http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=10202
Moderator: Moderators




Niyow marki hore waxaanba moodayey Sheeko keyse kusocotaKeyse_0208 wrote:Aniga oo Xalay 9: 00 Fiidnimo ku sii socda Gurigayaga ayaa waxa iga soo hor baxay qof jalbiib (Xijaab) iyo Niqaab (Indho-shareer) Xidhan, Anigu Gabadh ayaan moodayay laakiin waxa uu ahaa nin dumar iska soo dhigay, inyar markaanu isu soo jirnay ee aanu simanahay ayuu garabkiisa igu dhuftay markaan ku jeestayna waxa uu damcay in uu dhuunta toorey igaga dhufto![]()
, laakiin….” Sidaa waxa yidhi Saleebaan Nuux Guuleed oo ah wiil dhalinyar ah oo sheegay in dhaawacyo uu gaadhsiiyay Nin ku soo lebistay xijaabka haweenka xidhaan iyo indha shareer. Saleebaan oo ah 23 jir ku nool xaafaadda New Hargeysa ee Degmadda Gacan Libaax waxa uu sheegay in habeen hore cawaysinkii isaga oo ku sii carraabay gurigooda uu ka badbaaday isku day uu sheegay in Nin ku Hubaysan Toorey doonayay damacsanaa in uu ku khaarijiyo.
aniguna dib baan uga booday oo niqaamkii baan ka dhuftay,kadibna wejigiisa ayaan eegay oo waxa uu noqday nin Gadh leh, waxaanu damcay in uu dhuunta toorey igaga dhufto, laakiin waan iska qabtey oo in badan baanu isla xarbibayney oo uu doonayey inuu igu dhufto gacmaheyna iga sar-sartey ”. sidaas ayuu yidhi, isaga oo farta ku fiiqaya meelaha nabaradu ka gaadhee ee fooda sare ee wajigiisa iyo daanka bidix.
http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=10202
Keyse_0208 wrote:this is the first time i heard in the news sheeko sidan ah oo hargeisa ka dhacdey, but i guess its a growing trend among gangs. originally from what i read this sort of Khaayin-nimo started from koonfurta, hen slowly worked its way up through galkcyo, garoowe, lascanod.