Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
Waxa Lagama Maarmaan ah, In Hargeysa Laga bedelo Caasimada, Maadaama aanay u Qalmin Caasimad, Dibna loogu soo Celiyo Caasimdii Degmada Shiikh, Waana mid u Taala Dawlada Mustaqbalka Inay Arintaa wax ka Qabato by DACAR.
Marka hore wadamada oo dhami way badelaan Caasimadooda hadii ay u arkaan in aanay u qalmin ama aanay haysan karin biladaha ama Calaamadaha looga baahan yahay Caasimda.
Badanaaba Caasimadaha waxa loo bedelaa, iyada oo la eegaayo dhinaca Stratajiga, Locationka, Siyaasada, dhaqanka, IWM.
Shuruudaha looga baahan yahay Caasimadu waa inaanay noqon caasimadu mid cadowga wadanku uu si fudud, u iminkaro, ama u soo gaadhi karo, yaanay noqon Caasimadu meel ku taal koone oo aan ahayn meel badhtame ah oo dadka oo dhan u dhex ah oo ay si fudud u soo gaadhi karaan. ogow oo meesha badhtamaha ahi waxa ay soo koobtaa dhaqanka iyo luqada dadkaasi ay leeyahiin taas oo aan qofka yimaada aan laga garan karayn dadka kale ee jooga ama ku nool halkaas, isla markaana waxa ay fududaysaa isu socodka iyo xidhiidhka dadka.
Caasimada Logos ee Naygeeriya ayaa loo bedeley, Magaalada layidhaahdo, ABUJA, iyada oo loo eegay inayABUJA tahay Meel Badhtamaha Nayjeeriya ku beegan oo umada badan ee Nayjeeriyanka ahna u dhexdhaxaad ah, isla markaana soo koobi karta dhaqanka iyo afafka ay dadkaasi ku hadlaan.
Sida oo ka oo kale Caasimada Maraykanka ee Washigton DC ayaa hore u ahaan jirtay Philadelphia, balse laga bedelay kadib markii muran Siyaasi ah uu soo kala dhex galay Congresskii Maraykanka, iyada oo uu mudada socdey dagaal, (Revolutionery WAr) .
Gobaolka Califonia ayaa isna hore caasimadiisu u ahaan jirtey Montery, loona badeley Secramanto sida oo kalena Caasimada Gobolka Texas ayaa hore u ahaan jirtey San Antonia, loona bedelay Austin, iyada oo dhamaan loo eegaaya sababihii aan sare ku xusay, loomana eego caasimada waynaan ama balaadhnaan.
Caasimada Somaliland ayaa iyana hore u ahaan jirtay Degmada Shiikh, Balse uu ka bedelay isticimaariyadii Ingiriisku una bedelay Hargeysa isaga oo fushanaaya dano gaar ah oo isticmaariyadu ay leedahay.
Hadaba Hargeysa ayaan u qalmin Caasimad Marka aan u eego sababahn hoos ku Xusan.
Marka hore Hargeysi waxa ay ku taal meel koone ah iyada oo la deris ah, Cadowga Somaliland, Taas oo Fududaynaysa in Itoobiya ama Jabuuti ay si Fudud u soo weerari karaan maadaama ay labada ku dhow dahay.
Hargeysi kuma taal Meel badhtama ah oo ay si fudud u iminkaraan dhamaan Somalilanderku, taas oo ay ku qaadanayso socdaal aad u dheer iyo kharash aad u badan qofka is yidhaahda ka soo danayso Caasimada.
Caasimada Hargeysa waa meel ay Beelo isku haystaan ama Beelo sheegtaan, taas oo aad adiga oo Gobolkale ka yimi aad dareemi karto cidhiidhi, iyo soo dhawayn la,aan, Run ahaantii marka aan Hargeysa tago waxa aan maqlaa Ereyada ay ka mid yihiin, SOOGELAYTI ayaad tahay, AF REER BARI ayaad ku hadlaysaa, MAGAALADA NOOGA BAXA iyo ereyo kuwaas la mid ah oo aan i ogolaanynin in Hargeysi Caasimd noqoto. Waxaana Hargeysa WALAAHAY ka jirta CUNSIRIYAD aanan qurbaa waligey ku arag.
Bal iswaydii qof walowba Imisa jeer ayaad maqashay reer Hebel magaalada ha ka baxo, ama hebel magaalada ha ka baxo, ama magaalada anagaa leh IWM
Sababahaa iyo qaar kale oo badan marka aad u eegto hargeysi ma noqon karto caasim waa in caasimada dib looho soo ciliyaa SHIIKH.
Cabdi Qadir Jama Ismail Dacar
USA CA
gobanimodoon@sbcglobal.net

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
I always preferred burco its flat it looks nice the roads are good, and it got enough water for everyone.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
so because its 50 miles from the border
the capital should be moved?
the capital should be moved?
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
Sheikh ama Xingalool 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
Cali_Gaab wrote:Sheikh ama Xingalool

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
War bal kaalay horta, it seems like the last couple of days your only aim is to please General.Voltage wrote:Balidhiig
wtf man

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
jealous much caasho gaabay?Cali_Gaab wrote:War bal kaalay horta, it seems like the last couple of days your only aim is to please General.Voltage wrote:Balidhiig
wtf man![]()
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
im afraid Hargeisa has become Qabiil Town, and it dont deserve to be a Capital where all somalis can Live freely, i would say Berbera where all somaliland clans live
even thou Berbera is a bit too Hot, but i think it can becom a Capital!

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
Cabdicaziiz cali barre bali dhiig wakii marii wayey 3 jeer bu wareeray Bali dhig. 3di jeer baa TIkniko laga furtay askaritiisina kaba laga la baxay Reer yusuf banu aqoon Voltage 

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
Berbera will never work as a Capital.
Sheikh is the best place as a second option. The climate is perfect, it has a road connecting to various towns and it's in the heart of Somaliland.
Sheikh is the best place as a second option. The climate is perfect, it has a road connecting to various towns and it's in the heart of Somaliland.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
LiQaaye_TDH wrote:im afraid Hargeisa has become Qabiil Town, and it dont deserve to be a Capital where all somalis can Live freely, i would say Berbera where all somaliland clans liveeven thou Berbera is a bit too Hot, but i think it can becom a Capital!
habarjeclo are very welcome in hargeisa They have their own Taxi Company in our xaafad in jigjiga yar Xaafadayadii weyno camiireen

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Hargeisa Dont Deserve to be the Capital of Somaliland
Burco or Sheekh would be Great berbera is Underdeveloped blame it on the ciise muse When sacadmuse used to live in there in big numbers it was the place of the world.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1247 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 0 Replies
- 879 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 4 Replies
- 1201 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 4 Replies
- 917 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 18 Replies
- 2370 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 39 Replies
- 2096 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 1672 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 7 Replies
- 936 Views
-
Last post by mahoka
-
- 69 Replies
- 8076 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 30 Replies
- 3570 Views
-
Last post by Khalid Ali