Mujaahid:Axmed Mire OO Tacsi U Diray Geeridii Caaqil Maxamed

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Mujaahid:Axmed Mire OO Tacsi U Diray Geeridii Caaqil Maxamed

Post by Somalistan »

Aniga oo ah mujaahid Axmed Mire Mohamed waxaan tacsi halkan uga soo gudbinayaa dhammaan qoyskii, qaraabadii, mujaahidiintii,


Image



hoggaan dhaqameedya iyo dadweynaha soomaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid chief caaqil mujaahid Mohamed Daahir Cabdi oo bish 16/3/10 ku geeriyooday magaalada Djibouti laguna aasayo Hargeisa. Geeridu waa xaq illahayna waxaan uga baryayaa inuu hooy uga dhigo janatal firdousa dhammaan teena samir iyo iimaan in illahay inaga siiyo.I

Mujaahid Mohamed Daahir wuxuu ahaa chief caaqilkii ugu horeeyey ee u ambabaxa qadiyada SNM iyadoo nin waliba gabanayo oo magac iyo nolol xeerinayo. Alla ha u naxariistee wuxuu ahaa nin mabda' leh oo fikarkiisa ku adag. Wuxuu ahaa wax garad dhaqan ruug ah. Wuxuu ahaa abbaabule furfuran oo qancin kara waayeel iyo dhalinyaraba. Wuxuu ahaa ma daale firfircoon oo heegan u ah hawlaha ururka. Wuxuu ahaa wadani dadkiisa la jecel guul geyigiisana gobonimo. Wuxuu ahaa nin xaqa jecel oo run sheega oo tala qabeen ah.

Alla ha u naxariistee wuxuu ahaa hoggaamiyewagarad ah halyey iyo halgame geesi ah. Wuxuu ahaa adoon cibaado jecel oo fuliya waajibaadka illahay ina faray. Taariikhdu marna ma illabi karto wax qabadkiisii iyo kaalintiisii uu ka galay xorayntii Soomaliland wuxuuna mudanyahay in lagu daro baalka dahabka ee taariikh ummadeedka. Mar labaad waxaan illaahay uga baryayaa inuu naxariistiisa balaadhan ku manaysto ingana xaqa in tuso.


Togdheernews.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Mujaahid:Axmed Mire OO Tacsi U Diray Geeridii Caaqil Maxamed

Post by The_Emperior5 »

:up: :up: Mujaheed Axmed mire ninki Burco gallay 1988 I would make this Guy my minister of defense walehm , aun to the caaqil
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Mujaahid:Axmed Mire OO Tacsi U Diray Geeridii Caaqil Maxamed

Post by Somalistan »

The_Emperior5 wrote::up: :up: Mujaheed Axmed mire ninki Burco gallay 1988 I would make this Guy my minister of defense walehm , aun to the caaqil

Not only burco but also the liberator of sanaag & erigavo. :sland:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Mujaahid:Axmed Mire OO Tacsi U Diray Geeridii Caaqil Maxamed

Post by Goljano Lion »

AUN
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Mujaahid:Axmed Mire OO Tacsi U Diray Geeridii Caaqil Maxamed

Post by Siciid85 »

Allaha uu Naxariisto Cheif Caaqil Mujahiid Maxamed what a nice man he was.
User avatar
Ismail_Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 691
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:12 pm
Location: Burco - Somaliland

Re: Mujaahid:Axmed Mire OO Tacsi U Diray Geeridii Caaqil Maxamed

Post by Ismail_Boss »

AHMED MIRE ONE OF A BUNCH OF BRAVE MUSA ISMAIL
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”