
from rbc radio:
What is serious about that letter was: it was signed by him, Prof. Ibbi, but is says it was written by TFG Prime Minister Omer Abdirashid Ali Sharmarke who was out of town at the time. When that letter became public Prof. Ibbi started to fade away into the background.
Prof. Ibbi had a backing of the TFG president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, who also defended the MOU .
“Waxaa aadka halista u ah ayaa ah in warqado uu saxiixay Prof. Ibbi uu ku tilmaamay inay yihiin saxiixa raisul wasaaraha KMG Cumar C/rashiid Cali Sharma’rke oo xilligaasi ka maqnaa magaalada (Muqdisho). Markii warqadaasi uu qoray (Prof Ibbi) la ogaaday wuxuu Prof. Ibbi bilaabay inuu ka baxsado”.
“Prof. Ibbi waxa uu heystaa taageerada madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo isaga laftiisa difaacay heshiiska MOU”.
When the Somali PM Sharmarke realized that his deputy used his name, he (Sharmarke) wrote his own letter to Ban Ki Moon on October 10, 2009, supporting the Parliament decision. The funny thing is, Sharmarke’s office did not send that letter to The Secretary-General of UN as they should. Much later, realizing again, Sharmarke handed the letter to Somalia’s Foreign Minister, Ali Jama Jangali so that he could hand deliver to Ban Ki Moon or at least send through appropriate channel.
“Markii raisul wasaaraha Soomaaliya Sharma’rke uu ogaaday in ku xigeenkiisa (Prof. Ibbi) uu isticmaalay magaciisa, waxaa uu raisul wasaaruhu qoray warqad uu u diray Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon 10-kii October 2009 isagoo ku taageeray go’aankii barlamanka Soomaaliya (ee lagu diiday heshiiska MOU). Arinta xiisaha leh ayaa ah in xafiiska raisul wasaare Sharma’rke aysan warqadan u dirin Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay sidii ay horey u sameyn jireen.
Waqti badan ka dib markii raisul wasaaruhu ogaaday arintan, markale ayaa raisul wasaare (Sharma’rke) waxaa uu warqada u dhiibay wasiirka arimaha dibada Cali Axmed Jaamac Jangali si uu ugu gudbiyo Xoghayaha guud ee QM ama ugu yaraan uu ugu diro wadada saxda ah”.
Nobody knows whether Jangali handed that letter to The Secretary-General – at least it was not posted at the UN website as they did the previous letters regarding the same MOU”.
“Cidna ma oga in Cali Jangali (wasiirka arimaha dibada DKMG) uu warqada u diray Xoghayaha guud iyo in kale. Ugu yaraanse warqadaasi laguma soo daabicin website-ka UN-ka sidii horeyba loogu daabicijiray warqadaha ku saabsan MOU”.