Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Bohol iyo karaman »

S: Gudoomiye, siyaasiyiin badan ayaa u arka in Hargeysa aanay ku habooneyn in ay noqoto Caasimadda JSL oo iyaddu ku fiicnaan lahayd in ay noqoto magaalo ganansi (business city). Caasimadda waxa ay carrabka ku dhuftaan in ay noqon karta meel dhex u ah goboladda SL min Galbeed ilaa iyo Barri taas oo sheegaan in ay tahay degmadda SHEEKH. Adigu haddii aad maxdaxweyne noqoto halkee ayaad caasimadda dalka kal dhigeysaa?

J: Adeer, Hargeysa waa lanaga sheegtay, meel denbe oo la iga sheegtana caasimadda u rarimaayo, Inkasta oo SHEEKH tahay magaaladii xididka. Qoddob ka mid ah go’aanadii Shirkii Garadag ee aan la shaacin ayaa waxa ka mid ahaa in Caaismadda JSL laga dhigo DHAGAX DHEER!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!. Taas ayaanay noqonaysaa.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by The_Emperior5 »

Source, Sheekh will be nice its close to berbera xeebta way u dhawdahay its nice i like that
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Bohol iyo karaman »

The_Emperior5 wrote:Source, Sheekh will be nice its close to berbera xeebta way u dhawdahay its nice i like that
Adigu siilaanyo kaa dhaadhicii in ay shiikh caasim adaa ku wanaagsantay, waar dhagax dheer buu uu soocdaa adnaa shiikh bad kaa hadlay
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Rightwing »

This guy is suffering too much cuqdad against HJ
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by The_Emperior5 »

Rightwing wrote:This guy is suffering too much cuqdad against HJ

Wa xanuun :lol: Silanyo ku khafiifay beryahan
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by LiQaaye_TDH »

Rightwing wrote:This guy is suffering too much cuqdad against HJ
are you kidding me, Thats wha happens when u have phobia about a Certain Clan! Imagine if Silaanyo becomes President! Bohol would Claim Morocan Slave!
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Siciid85 »

Bohol chill out inadeer if you want to attack Siilaanyo as a individual do so but don't attack clans for no reason.
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Sakhraan »

Muj. Ahmed Mahamed Mahmud'' Siilaanyo' been ha ka faafin. :down:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Bohol iyo karaman »

Siciidow waxan ogaa Habar Jeclo oo habar jeclo ah ee gormay magacii qabiilkoodaa iska bedeleen noo noqdeen qabiil Siilaanyo laa yidhaahdo, bal korfiiriiyo waxad ii tustaa meel aan magacaa habar jeclo ku qoray. Mar danbee hay odha waxa ha soo qoreen
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Siciid85 »

Bohol, taas wan ku fahmay laakinse if you are consently attacking siilaanyo then it might seem you are targetting him of qabil, marka ma ficna inaad markasta Siilaanyo topic ka furtiid, marmar wa caadi laakinse markasta ma ficna to make fun of people inadeer, kuwa kalena wa ruunta wa ini joojiiyan isla moodka inu Siilaanyo uu digmo qabil, so they shouldn't feel attacked if siilaanyo is attacked, just like gadabursi don't feel attacked when you attack riyaale or when faisal ali waraabe is attacked ciidagale don't feel attacked taas wa ku saxsantahay inadeer laakinse anigu waxan ku iri uun topicska badan oo siilaanyo ku sabsan yare sxb wa talo ficaan.



Suldan Sicid. :sland:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Bohol iyo karaman »

Siciid85 wrote:Bohol chill out inadeer if you want to attack Siilaanyo as a individual do so but don't attack clans for no reason.
siciid, I can't take this walahay You need reading glasses bro. Never say their clan name walahay
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Siciid85 »

Bohol iyo karaman wrote:
Siciid85 wrote:Bohol chill out inadeer if you want to attack Siilaanyo as a individual do so but don't attack clans for no reason.
siciid, I can't take this walahay You need reading glasses bro. Never say their clan name walahay


Ok iska raali noqo inadeer waan qaldamay marka enjoy yourself, laakinse sxb cut down on the too many political threads it corrupts people it's not good, aniga inadeerkay wax la ficaan baan uu raba.
Last edited by Siciid85 on Fri Mar 19, 2010 5:32 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Bohol iyo karaman »

Siciid85 wrote:Bohol, taas wan ku fahmay laakinse if you are consently attacking siilaanyo then it might seem you are targetting him of qabil, marka ma ficna inaad markasta Siilaanyo topic ka furtiid, marmar wa caadi laakinse markasta ma ficna to make fun of people inadeer, kuwa kalena wa ruunta wa ini joojiiyan isla moodka inu Siilaanyo uu digmo qabil, so they shouldn't feel attacked if siilaanyo is attacked, just like gadabursi don't feel attacked when you attack riyaale or when faisal ali waraabe is attacked ciidagale don't feel attacked taas wa ku saxsantahay inadeer laakinse anigu waxan ku iri uun topicska badan oo siilaanyo ku sabsan yare sxb wa talo ficaan.



Suldan Sicid. :sland:
suldaan kaa waxasaa lagu yaqaanaa hadad waxa sharaxday, hadii aan siilaanyo idhaahdo waxan leeyahay habartii iyadaa ahayd
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Rightwing »

Bohol in order to cure diseases called "ku khafiifid Silaanyo" kawaran hadii Silaanyo laguu maxlalo I mean haduu silanyo ku mehersado?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Siilaanyo magaaladee caasimadaa wadanka la rabaa?

Post by Siciid85 »

Bohol, at the end of the day people have the choice to critise all of those three Riyaale, Faisali Ali waraabe, Siilaanyo , and all other politicians laakinse too much talk about them ( markasta) obsession aniga taas baan diidanahay.




Suldan Sicid. :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”