Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
Moderator: Moderators
Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
War deg deg ag:
War aan caawa saqdi dhexe ka helnay somaliland-forums aya sheegaya, ka dhib khilaaf xoogan oo soo dhex galay beelaha Isxaaq , in uu somaliland-forums qarka u saaran yahay burbur, cabsi-dagaal ogeed. Baadhigoob ka bacdi, DSI waxey soo ogaatay in uu khilaafka ku salaysanyahay qadka qabiilada ku sitaan Somalinet. Codsi ka yimid mudane-Liqaaye oo aheyd in qad cagaaran oo yara madow ii magacasha loo badalo aya waxa ka biyo diidey Gen. Rightwing oo rabay in qad cagaaran oo yara cad in magacayaasha loo badalo, wuxuune ku tilmey fikrada mudane Liqaaye mid dhaciif ah, taas oo uu balan qaadey ku darray oo ah, in hadi falkaas lagu kaco in uu jawaab kulul oo ka bixin doono. Hanjabadi Gen.Rightwing dhag looma dhigin, oo qadki cagaaran oo yar cada aya loo badalay magacaydi. Gen.Rightwing halkaas ayu asagane ciidaan xoog badan isku aruuriyey oo qaba dareys ah qadka cagaaran oo yara madow. Isku soo wada koob, somaliland forums saan saan colaadeed aya laga dareemayaa, halko khilaafka qad cagaaran ku dhamaan doono allah og.
Wixi war oo ruun iyo been ah kala socda DSI.com

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
bello ma jidho sxb 
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
slow day huh?
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
abdikarim kind of bored.
Suldan Emperior oo lagu sugayey in uu qeyb libaax ka qaato dhex-dhexaadinta labad ciidan oo ku abtirisada beesha uu Suldan uu yahay ayaba gebi ahaanba so dhex gellin, wariyaheena oo hooygiisa ugu tagay aya wuxu arkey suldaanki oo uunsi uu shidan yahay qaadne ruugaya. Marki la weydiiyey maxa sabab ah oo aad uu dhex gelli weydey dadka ayu suldaanka ku jawaabay, "gaw iyo jaw iyo naw, marqaanka ha iga xumeynin, anigu waxan la jirrey cooska dawada ah ninki colorkiisa uu dhow yahay"

warya shacabkayga ha igu diriinsadeboi wrote:abdikarim kind of bored.
Suldan Emperior oo lagu sugayey in uu qeyb libaax ka qaato dhex-dhexaadinta labad ciidan oo ku abtirisada beesha uu Suldan uu yahay ayaba gebi ahaanba so dhex gellin, wariyaheena oo hooygiisa ugu tagay aya wuxu arkey suldaanki oo uunsi uu shidan yahay qaadne ruugaya. Marki la weydiiyey maxa sabab ah oo aad uu dhex gelli weydey dadka ayu suldaanka ku jawaabay, "gaw iyo jaw iyo naw, marqaanka ha iga xumeynin, anigu waxan la jirrey cooska dawada ah ninki colorkiisa uu dhow yahay"![]()
![]()
![]()
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
Aniga ah Afhayeenka Beesha Xaalaasha ah ee Duuriyada! Xaaji Liqaaye Halkan Waxaan doonaya inaan kaga jawaabo, Arrinkan Been abuurka ah ee la Leeyahay ino Khilaaf xoogan soo kala Dhexgalay Duuriyada Barakeysan, Waxaanan leeyhay anigo ah Xaaji Liqaaye ahna Afhayeenka Beesha Xalaasha ah ee Duuriyada Reer Sheikh isxaaq Inaano haba yaraate waxba ka jirin, wax alaala wax khilaaf ah oo naga dhexeeya Dadka walaalaha nahay ee Ku Dhaqan Somalinet. Waxaanan Doonaya inaan halkan ka cadeeyo inaano Dhamaan Duuriyada isko raacsanahay inay Colourka Duuriyada laga Dhigo (Dark Green)
Waxa kale aan Doonaya inaan Halkan ka Cambareeyo, Ninkan isko Magaacabay Sade Boi, ee Ka Soo Qaxay Degaanadiisa (Gedo Section) Marki ay Amaandaro la soo Deristay Halkan Somaliland sectiona si Qaxoontinmo loo qaabilay, Haddana Doonaya ino Dadka Walaalaha ee Somaliland sectionka isko Dhufto, waxaanan leeyahay waa arrin aan loo dul qaadan Karin, Waxaanan Ka Qaadi doona Taalabo Culus.
Waxaana Jawaabtan Ku Saxeexan Madaxda Ugu Sarsareysa Maamulka Duuriyada Reer Sheikh isxaaq ee Somalinet!
Afhayeenka Duuriyada: LiQaaye
Suldaanka Duuriyada: Emperior
Gudoomiyaha Duuriyada Somaliland section: Keyse0208
Gudoomiye kuxigeenka So'maliland Section: Cali-Gaab
Suldaanka Beesha Garxajis: Siciid85
Suldaanka Beesha Habar Jeclo: Rightwing
Waxa kale aan Doonaya inaan Halkan ka Cambareeyo, Ninkan isko Magaacabay Sade Boi, ee Ka Soo Qaxay Degaanadiisa (Gedo Section) Marki ay Amaandaro la soo Deristay Halkan Somaliland sectiona si Qaxoontinmo loo qaabilay, Haddana Doonaya ino Dadka Walaalaha ee Somaliland sectionka isko Dhufto, waxaanan leeyahay waa arrin aan loo dul qaadan Karin, Waxaanan Ka Qaadi doona Taalabo Culus.
Waxaana Jawaabtan Ku Saxeexan Madaxda Ugu Sarsareysa Maamulka Duuriyada Reer Sheikh isxaaq ee Somalinet!
Afhayeenka Duuriyada: LiQaaye
Suldaanka Duuriyada: Emperior
Gudoomiyaha Duuriyada Somaliland section: Keyse0208
Gudoomiye kuxigeenka So'maliland Section: Cali-Gaab
Suldaanka Beesha Garxajis: Siciid85
Suldaanka Beesha Habar Jeclo: Rightwing
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
anyone known how we came to call ourselves duuriyada 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
Duriyadu is arabic name for dhashii We are Dhashi Sheikh isxaaq bani axmed bani hashimabdikarim86 wrote:anyone known how we came to call ourselves duuriyada
We used to call eachother durriyad for almost 800 years , Duriyadii Reer Sheikh isxaaq baynu nahay dhashi Reer Sheikh isxaaq.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
Abdikarim, when one mentions 'Duriyada', soomaalida instantly think of Isaaq.
It's copywritten although it is not wrong for others to use it.
It's copywritten although it is not wrong for others to use it.
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
may i suggest a couple of ubaxii kacaanka topics insadeboi wrote:abdikarim kind of bored.
the general section
that should give you fun writing essay after essay
on why your daddy died in public toilet in lagos high street
in the mean time ...get going back to the ghetto
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
Duriyada is exclusive name to us and if others try to use it, that would be a copyright infringementCali_Gaab wrote:Abdikarim, when one mentions 'Duriyada', soomaalida instantly think of Isaaq.
It's copywritten although it is not wrong for others to use it.
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
abdikarim86 wrote:may i suggest a couple of ubaxii kacaanka topics insadeboi wrote:abdikarim kind of bored.
the general section
that should give you fun writing essay after essay
on why your daddy died in public toilet in lagos high street![]()
in the mean time ...get going back to the ghetto![]()
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
Abdi inader inaga Daa Cayda.. Ninko wuu inala Kaftamayaye!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada
Be a bit nice to our guests martida iidoorku wa so dhaweyaanabdikarim86 wrote:may i suggest a couple of ubaxii kacaanka topics insadeboi wrote:abdikarim kind of bored.
the general section
that should give you fun writing essay after essay
on why your daddy died in public toilet in lagos high street![]()
in the mean time ...get going back to the ghetto![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 626 Views
-
Last post by Lester_Girl
-
- 4 Replies
- 12788 Views
-
Last post by Lionheart10
-
- 1 Replies
- 834 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 476 Views
-
Last post by dhuudhuu
-
- 1 Replies
- 713 Views
-
Last post by Madmadoobe
-
- 0 Replies
- 554 Views
-
Last post by Lionheart10
-
- 17 Replies
- 1354 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 0 Replies
- 570 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by Almis87