Page 1 of 5

Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:13 pm
by sadeboi
War deg deg ag:

War aan caawa saqdi dhexe ka helnay somaliland-forums aya sheegaya, ka dhib khilaaf xoogan oo soo dhex galay beelaha Isxaaq , in uu somaliland-forums qarka u saaran yahay burbur, cabsi-dagaal ogeed. Baadhigoob ka bacdi, DSI waxey soo ogaatay in uu khilaafka ku salaysanyahay qadka qabiilada ku sitaan Somalinet. Codsi ka yimid mudane-Liqaaye oo aheyd in qad cagaaran oo yara madow ii magacasha loo badalo aya waxa ka biyo diidey Gen. Rightwing oo rabay in qad cagaaran oo yara cad in magacayaasha loo badalo, wuxuune ku tilmey fikrada mudane Liqaaye mid dhaciif ah, taas oo uu balan qaadey ku darray oo ah, in hadi falkaas lagu kaco in uu jawaab kulul oo ka bixin doono. Hanjabadi Gen.Rightwing dhag looma dhigin, oo qadki cagaaran oo yar cada aya loo badalay magacaydi. Gen.Rightwing halkaas ayu asagane ciidaan xoog badan isku aruuriyey oo qaba dareys ah qadka cagaaran oo yara madow. Isku soo wada koob, somaliland forums saan saan colaadeed aya laga dareemayaa, halko khilaafka qad cagaaran ku dhamaan doono allah og.

Wixi war oo ruun iyo been ah kala socda DSI.com

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:15 pm
by The_Emperior5
bello ma jidho sxb :mrgreen:

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:15 pm
by abdikarim86
slow day huh?

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:21 pm
by sadeboi
abdikarim kind of bored.

Suldan Emperior oo lagu sugayey in uu qeyb libaax ka qaato dhex-dhexaadinta labad ciidan oo ku abtirisada beesha uu Suldan uu yahay ayaba gebi ahaanba so dhex gellin, wariyaheena oo hooygiisa ugu tagay aya wuxu arkey suldaanki oo uunsi uu shidan yahay qaadne ruugaya. Marki la weydiiyey maxa sabab ah oo aad uu dhex gelli weydey dadka ayu suldaanka ku jawaabay, "gaw iyo jaw iyo naw, marqaanka ha iga xumeynin, anigu waxan la jirrey cooska dawada ah ninki colorkiisa uu dhow yahay" :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:22 pm
by The_Emperior5
sadeboi wrote:abdikarim kind of bored.

warya shacabkayga ha igu diriin :lol: :lol: :lol:

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:34 pm
by LiQaaye_TDH
Aniga ah Afhayeenka Beesha Xaalaasha ah ee Duuriyada! Xaaji Liqaaye Halkan Waxaan doonaya inaan kaga jawaabo, Arrinkan Been abuurka ah ee la Leeyahay ino Khilaaf xoogan soo kala Dhexgalay Duuriyada Barakeysan, Waxaanan leeyhay anigo ah Xaaji Liqaaye ahna Afhayeenka Beesha Xalaasha ah ee Duuriyada Reer Sheikh isxaaq Inaano haba yaraate waxba ka jirin, wax alaala wax khilaaf ah oo naga dhexeeya Dadka walaalaha nahay ee Ku Dhaqan Somalinet. Waxaanan Doonaya inaan halkan ka cadeeyo inaano Dhamaan Duuriyada isko raacsanahay inay Colourka Duuriyada laga Dhigo (Dark Green)

Waxa kale aan Doonaya inaan Halkan ka Cambareeyo, Ninkan isko Magaacabay Sade Boi, ee Ka Soo Qaxay Degaanadiisa (Gedo Section) Marki ay Amaandaro la soo Deristay Halkan Somaliland sectiona si Qaxoontinmo loo qaabilay, Haddana Doonaya ino Dadka Walaalaha ee Somaliland sectionka isko Dhufto, waxaanan leeyahay waa arrin aan loo dul qaadan Karin, Waxaanan Ka Qaadi doona Taalabo Culus.

Waxaana Jawaabtan Ku Saxeexan Madaxda Ugu Sarsareysa Maamulka Duuriyada Reer Sheikh isxaaq ee Somalinet!

Afhayeenka Duuriyada: LiQaaye
Suldaanka Duuriyada: Emperior
Gudoomiyaha Duuriyada Somaliland section: Keyse0208
Gudoomiye kuxigeenka So'maliland Section: Cali-Gaab
Suldaanka Beesha Garxajis: Siciid85
Suldaanka Beesha Habar Jeclo: Rightwing

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:36 pm
by abdikarim86
anyone known how we came to call ourselves duuriyada :lol:

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:37 pm
by Rightwing
:lol: :lol:

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:40 pm
by The_Emperior5
abdikarim86 wrote:anyone known how we came to call ourselves duuriyada :lol:
Duriyadu is arabic name for dhashii We are Dhashi Sheikh isxaaq bani axmed bani hashim
We used to call eachother durriyad for almost 800 years , Duriyadii Reer Sheikh isxaaq baynu nahay dhashi Reer Sheikh isxaaq.

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:42 pm
by Cali_Gaab
Abdikarim, when one mentions 'Duriyada', soomaalida instantly think of Isaaq.
It's copywritten although it is not wrong for others to use it.

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:45 pm
by abdikarim86
sadeboi wrote:abdikarim kind of bored.
may i suggest a couple of ubaxii kacaanka topics in
the general section

that should give you fun writing essay after essay
on why your daddy died in public toilet in lagos high street :lol:

in the mean time ...get going back to the ghetto :arrow: :lol:

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:47 pm
by Goljano Lion
Cali_Gaab wrote:Abdikarim, when one mentions 'Duriyada', soomaalida instantly think of Isaaq.
It's copywritten although it is not wrong for others to use it.
Duriyada is exclusive name to us and if others try to use it, that would be a copyright infringement

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:49 pm
by Siciid85
abdikarim86 wrote:
sadeboi wrote:abdikarim kind of bored.
may i suggest a couple of ubaxii kacaanka topics in
the general section

that should give you fun writing essay after essay
on why your daddy died in public toilet in lagos high street :lol:

in the mean time ...get going back to the ghetto :arrow: :lol:

:lol: even Abdikarim Yare became nasty now, wow somalinet does change people really. :lol:

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:49 pm
by LiQaaye_TDH
Abdi inader inaga Daa Cayda.. Ninko wuu inala Kaftamayaye!

Re: Khilaaf xoogan oo soo dhex galay duriyada

Posted: Sat Mar 20, 2010 6:50 pm
by The_Emperior5
abdikarim86 wrote:
sadeboi wrote:abdikarim kind of bored.
may i suggest a couple of ubaxii kacaanka topics in
the general section

that should give you fun writing essay after essay
on why your daddy died in public toilet in lagos high street :lol:

in the mean time ...get going back to the ghetto :arrow: :lol:
Be a bit nice to our guests martida iidoorku wa so dhaweyaan :mrgreen: