



1) waxas layiri canjeero side ukala koreysa lo kala qada rootina qayarkiis le mahino
2) sac madoow waxis canahiis cadeye ciwaro le mahino
3) muufo majiijinted macsharo ba'eed le mahino
4) baran baro badatay musqul urket le mahino

5) xamar waxii xabadaha kuwado xaasid le mahino



6) alshabab waxu afka u dubtay arin le mahino


7) ugandhees waxuus arligeyna u joogo edab daro le mahino

