Tobanka magaalo ee ugu qanisan Caalamka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Tobanka magaalo ee ugu qanisan Caalamka

Post by Siciid85 »

Image
Beijing, March 25( OWN)-Liiska tobanka magaalo ee ugu qanisan uguna saameynta badan caalamka sanadkan 2010 ayaa la siidaayey,waxana siidaayey wakaaladaha british real estate agent iyo citibank of u,s oo laga leeyahay wadamada ingiriiska iyo mareykanka arbacadii shaley.

Image


Darajaduna waxay ku saleyney afar tusmo oo guud sida; firfircoonid dhaqaalada,saameynta siyaasada,awooda waxsoo saarta iyo cabirka dhanka nolosha bini aadamka.
newyork,london iyo paris ayaa si buuxda gacanta ugu dhigey sadexda magaalo ee caalamka ugu wacan halka ay beijing ka gashey kaalinta sagaalaad.



Image

Sikastaba ha ahaate ma jirto magaalo si buuxda u hanatey afarta waxyaabood ee lagu tartamaayey,halka magaalda newyork oo kaalinta koowaad gashey ay ku fiicnaatey"firfircoonida dhaqaalada iyo awooda waxsoo saarta"laakiin saameynta siyaasada ayey ka gashey kaalinta labaad halka cabirka nolosha bini aadamka ay ka gashey kaalinta sideedaad

Image

Maxagoolinkani waxay u kala horeeyaan sidan:---
1.newyork
2.london
3.paris
4.tokyo
5.los angeles
6.brussels
7.singapore city
8.berlin
9.beijing
10.toronto.
maxameddeeq muuse ibraahim
oodweynenews/china


Image


Image


Image


Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”