Suldaan Emperior
Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
saaxib suaal baan ku haya , shalay waxad tiri Siyasada Silanyo waan dhaleceyaa Oo Xisbiga ama Silanyo Ayaan Siysad ku diidayaa, So siida maad odhan, inadeer marka suaasha ku weydinaya waxa weye, Siyasada Silanyo eeh aad ku diidaysid Maxa tahay, ma habka u dhaqaala u abuurayo Mise Qaabku aminga Uu hagaajin laha, mise Siyasadisa Arimaha Diibada, inadadeer siyasadisa aad didaysi maxay tahay, mida labbaad, Dalka Waxa ka jira Labba xisbi oo mucaraad Xisbiga ucid waxba kuma dhaleceysid maxa tana keenay? Last but not least Labbada xisbi qarran eeh mucaraadka ah Wax awood ah oo ay dawlad ku leeyihin ba iska yar oo aan ahayn Golaha wakiilada ,, oo ay golaha guurtiida ka awood sareyaan. Adigo dawlada xukunka haysa eeh wixi qalladka dhaca ba adigu dhaleceynaya waliga kuma arag iyaga masuul ah iyaga wax badali kara iyaga wax xumeyn kara waxna wanajin kara maxaad iyaga u dhaleceyn weyday intat xisbi aan awood lahayn xukun ahaan Aaad dhaleceneysid, Waad mahadsantahay
Suldaan Emperior
Suldaan Emperior
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
waar kani sas buu ka qaadaa wixii sheegta HJ
Sheekadu ma aha Silanyo keliya
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
Siiyaasigu iskiisabaa wuu yeelankaraa taageerayaal iyo mucaaradba, taageerayaasha way difaaci karaan siyaasigooda laakiinse waxad moodaa in aay kaa duwaantahay taa taageerayaasha Siilaanyo. Ceeb ma ahaa in laa taageero siilaanyo laakiinse waxa aad uu lidata oo aan aad ulayaab marka siilaanyo laa beeleeyeey oo wixi lagaa sheegobaa la odhanaayo waxa lo jeeda beesha siilaanyo.
Siilaanyo waa oday asaasaq ah oo manta da'ah, waa oday uu baahan in uu nasto, waa oday an maskax ahan iyo physical ahanba an shaqaan karaan, waa oday cunsuri ah waa oday dagaal oogi ah oo beelahaa wada dhashay dab horleh ka dhexe shidaaya sidii uu awel horebaa ugu caanbaxay. waa oday ay garaab fadhiyaan gacan ku dhiiglayaal calooshood uu shaqaays tayaal ah. Waa oday tuug ah oo aan manta saxaradaa ceshan karan inagunaa ceebaynaayaa caalamaka hortiisa.
Uma baahnin manta waxa caalamkaa inagu hor kashifaa ee waxaynu uu baahanay madaxwaayne aqoonsii ino raadiin karaa, horumar ina gaadhsiinkara, madaxwayne nabad kaa shaqeeyaa madaxwayne cudud ciidan oo tayo leh ino dhisa.
Wadanka waxa horumar gaadhsiin kara Md. Daahir yiyaale kaahiin oo hadeera waxa badan soo qabtay oo lagu faani karo.
Siilaanyo waa oday asaasaq ah oo manta da'ah, waa oday uu baahan in uu nasto, waa oday an maskax ahan iyo physical ahanba an shaqaan karaan, waa oday cunsuri ah waa oday dagaal oogi ah oo beelahaa wada dhashay dab horleh ka dhexe shidaaya sidii uu awel horebaa ugu caanbaxay. waa oday ay garaab fadhiyaan gacan ku dhiiglayaal calooshood uu shaqaays tayaal ah. Waa oday tuug ah oo aan manta saxaradaa ceshan karan inagunaa ceebaynaayaa caalamaka hortiisa.
Uma baahnin manta waxa caalamkaa inagu hor kashifaa ee waxaynu uu baahanay madaxwaayne aqoonsii ino raadiin karaa, horumar ina gaadhsiinkara, madaxwayne nabad kaa shaqeeyaa madaxwayne cudud ciidan oo tayo leh ino dhisa.
Wadanka waxa horumar gaadhsiin kara Md. Daahir yiyaale kaahiin oo hadeera waxa badan soo qabtay oo lagu faani karo.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
Inadeer Silanyo waad dhaleceyn karta waxana aad ku dhaleeceyn karta siyasada xisbigisa iyo kulmiye ahaan kuma dhaleceeyn kartiid tageerayashiis. Silanyo wa nin qarran ah xisbina hogaamiya ah somaliland jirtaaneekdii iyo taarikhdeedi halganka door weyn ka qaatay , oke waxad tiri wa nin weyn oo da'a Inadeer qofka siyaasiga isaga is og wax u fiican iyo ila xiligu isagu rabbo inu siyasada ku jiro. Maalinti hore Siyasada silanyo ayaad tiri baan wax ka qabba, laakin imika Shakhsiyadiisa ayaad u jeeda oo aad leedahay wa cunsurii, anigu waligay ma maqlin Silanyo isagu leh ama beel somaliyeed ama beel reer sheikh isxaaq ka mid ah afka ku dhufanayo oo leh ama burco ka baxa ama hargeisa ka baxa, Sida Siyasiinta udub Cali guray iyo bulaale , marka manala odhan karayn siyasinta udub aya qabyalada iyo kala qeybinta Shacabka Somaliland ka shaqeya with all do respect mujaheedka cayda ka da i dont think Qof daahir rayaale ka fadhi xun ma jiro oo dunida inugu ceebeye marka la casumo inu lugaha kalla qabtoBohol iyo karaman wrote:Siiyaasigu iskiisabaa wuu yeelankaraa taageerayaal iyo mucaaradba, taageerayaasha way difaaci karaan siyaasigooda laakiinse waxad moodaa in aay kaa duwaantahay taa taageerayaasha Siilaanyo. Ceeb ma ahaa in laa taageero siilaanyo laakiinse waxa aad uu lidata oo aan aad ulayaab marka siilaanyo laa beeleeyeey oo wixi lagaa sheegobaa la odhanaayo waxa lo jeeda beesha siilaanyo.
Siilaanyo waa oday asaasaq ah oo manta da'ah, waa oday uu baahan in uu nasto, waa oday an maskax ahan iyo physical ahanba an shaqaan karaan, waa oday cunsuri ah waa oday dagaal oogi ah oo beelahaa wada dhashay dab horleh ka dhexe shidaaya sidii uu awel horebaa ugu caanbaxay. waa oday ay garaab fadhiyaan gacan ku dhiiglayaal calooshood uu shaqaays tayaal ah. Waa oday tuug ah oo aan manta saxaradaa ceshan karan inagunaa ceebaynaayaa caalamaka hortiisa.
Uma baahnin manta waxa caalamkaa inagu hor kashifaa ee waxaynu uu baahanay madaxwaayne aqoonsii ino raadiin karaa, horumar ina gaadhsiinkara, madaxwayne nabad kaa shaqeeyaa madaxwayne cudud ciidan oo tayo leh ino dhisa.
Wadanka waxa horumar gaadhsiin kara Md. Daahir yiyaale kaahiin oo hadeera waxa badan soo qabtay oo lagu faani karo.
Suldaan Emperior
Last edited by The_Emperior5 on Sat Mar 27, 2010 10:41 am, edited 1 time in total.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
Dad ba jira , iney iska aamusaan ayaa loo qaatay
Wuxu yidhi
Yacni waxa weeye , Riyaale Kaahin oo durtaba dhowr sanadood sii fadhiyay meesha , oon wax aqoonsi ah lagu helin, ayaa ku haboon inu inoo sii hayo jagada waayo haddu nin kale{Silanyo} meesha qabsado , is bedel ba ka iman kara
Is bedelkaasi kaynu raadinayno miyaanu ahayn ?!!?
Wuxu yidhi
laakin buu yidhiCeeb ma ahaa in laa taageero siilaanyo ...
laakiin bu ku soo xidhay hadalkaSiilaanyo waa oday asaasaq ah ....waa oday cunsuri ah... Waa oday tuug
ya?Uma baahnin manta waxa caalamkaa inagu hor kashifaa ee waxaynu uu baahanay madaxwaayne aqoonsii ino raadiin karaa, horumar ina gaadhsiinkara...Riyaale Kaahin
Yacni waxa weeye , Riyaale Kaahin oo durtaba dhowr sanadood sii fadhiyay meesha , oon wax aqoonsi ah lagu helin, ayaa ku haboon inu inoo sii hayo jagada waayo haddu nin kale{Silanyo} meesha qabsado , is bedel ba ka iman kara
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
ya?
Yacni waxa weeye , Riyaale Kaahin oo durtaba dhowr sanadood sii fadhiyay meesha , oon wax aqoonsi ah lagu helin, ayaa ku haboon inu inoo sii hayo jagada waayo haddu nin kale{Silanyo} meesha qabsado , is bedel ba ka iman kara Is bedelkaasi kaynu raadinayno miyaanu ahayn ?!!?
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
Emper. Markii waxan islahaa wad doodikaraysan laakiinse way kaa bariiqatay hadiibaa ad aflagaadeeysey Madaxwaynahii qaranka dhan Md. Daahir Riyaale kaahiin oo aad tidhii futaduu kalaa qabtaa what a shame ilahaw aanu afkayagaa hadal xumi kaa soo bixiin.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
Bohol iyo karaman wrote:Emper. Markii waxan islahaa wad doodikaraysan laakiinse way kaa bariiqatay hadiibaa ad aflagaadeeysey Madaxwaynahii qaranka dhan Md. Daahir Riyaale kaahiin oo aad tidhii futaduu kalaa qabtaa what a shame ilahaw aanu afkayagaa hadal xumi kaa soo bixiin.
inadeer wax qarsoon maha ina riyaale ciid ka fadhu xuni ma jirto do u want to see the pictures
Besides futto maan odhan luguhu kala qabta been na maha
Daahir riyaaale Xiligisa wuxu dhamaaday 2008 3 may . imika wa madaxweyne kumeel gaadh xiligi loo doortay wey dhaamatay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Bohol Iyo karaman Suaal Sxb
Emperior
Suldaan horta adigu ha aflagaadayn Madaxweyna SL. waynu ognahay fadhi xumadiisa laakiinse fact you deeply insulted our president which s Haram.
Ina baxar
Sow Maad arag contradictions from that kid BOHOL and Karamaan? Remember when a man is also coward filled with too much CUQDAD, he disguise himself as sheep. Mar wuxuu ku leeyahay Silano siyaasadiisa waa la cambaaraynkaraa, second later shakhsiyan ayuu u caayayaa weilba wuu ku talax tegayaa.
Conclusion:
To cure his disease ama cudurka ku dhacay bohol ee la yidhaaho "SAS SILANYO" loo daweeyo. ka warama hadaynu email Silanyo u diro oo nidhaahno kaalay maxlal bohol I mean meherso bal inuu begsado
Ka waran fikradaas?

I am still waiting for an answer to my last response. ...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 862 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 791 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 584 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 823 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 556 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 15 Replies
- 1833 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 11 Replies
- 942 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 42 Replies
- 2155 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 1013 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 1126 Views
-
Last post by MrPrestige