Suldaan Emperior Ogeysiis.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Suldaan Emperior Ogeysiis.

Post by The_Emperior5 »

Asalamu calaykum waraxmatulahi wa barakato dhamaantin aad baan idin salamaya
salaan kabacdi madaama uu dagaalki hoos hoosa eeh colodhada la qaadan jiray iska dhamaday waxan marka rajeynaya Anigu ah Modka inan dadki oo dhan Magacyadoodi rasmiga ay si caadi ah iskaga so noqdaan oo marka aynu joojino Coladhadi la qaadan jiray taaso keenaysa inay xaaladu siideedii si ahaato. waxa inta dheer ilmadeerayaal Inu cunaqabateyntu ay sii socon doonto, oo taasi waxbaba iska badali meyso. Laakin coloadhadii oo dhan caadi baan hada deer ku so celinaya sida ula socda

Suldaan Emperior :sland:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Suldaan Emperior Ogeysiis.

Post by Rightwing »

OK Suldaan :up:
User avatar
Ismail_Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 691
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:12 pm
Location: Burco - Somaliland

Re: Suldaan Emperior Ogeysiis.

Post by Ismail_Boss »

when is the election for a new suldaan
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”