Aragtideeda Soomaaliya (ka xigtay MURAX).

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Aragtideeda Soomaaliya (ka xigtay MURAX).

Post by zingii »

Wadani maxaa lagu noqdaa?

Guud ahaan hadaa nahay Soomaali waxaa nahay umad wadaagto (luuqad, diin, hido & dhaqan). Mar hadaynu wadaagno intaa maxay tahay wadani nimada inga maqan?
Aduunweynaha intiisa kale markaad u fiiriso waxaad arkaysaa oo kuu cadaanaya in intaaa aan kor ku soo xusay midkood ay wadaagaan oo ay sidaa ku yihiin qowmiyad meel wada dagta. Anagu hadaa nahay Soomaali qowmiyadaha kale waxba kama duwanin oo waa inagaas wadaagna magaca ah (Soomaali).

Murax wuxuu ku dooday in (nationhood) aynu laheen balse aniguna waxaan ku doodayaa in aynu leenahay mar hadaa wadaagno (luuqad, diin, hido & dhaqan).

Doodan waxaa igu dhashay MURAX maqaalkiisi ahaa (My concept on Somalia). viewtopic.php?f=18&t=242466

DOOD FURAN.
By zingii
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”