Page 1 of 1

Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 3:41 pm
by Executive
Image

(Garoowe) 29.3-10 Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in maxkamada darajada koowaad shalay la soo taagay askari lagu magacaabo Bile C/laahi Geele oo ka soo jeeda SSC ,

ninkan oo lagu soo eedeeyey in uu ka danbeeyey dil ka dhacay magaalada Garoowe, kaas oo loo gaystay xildhibaan ka tirsanaa golaha wakiilada Puntland.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in markii la dhagaystay eedaymaha uu soo jeediyey xeer ilaaliyaha degmada Garoowe Maxmed Xasan ee lagu haysto ninkan , uu qaadigii codsaday markhaatiyada ninkan muduciga ku ah, dhacdadan oo loo hayey nin markhaati ah ayaa waxa dhacday in uu qaadigii ka codsaday ninka markhaatiga ah in uu kitaabka ilaahay ku dhaarto in uu sheegi doono wixii ilaahay ku ogyahay.

Markhaatigii ayaa dhaarta ka dib sheegay, in aanu ogayn wax fal ah oo uu geystay ninkan eedaysanaha ahi, wuxuuna sheegay in nin goobta(maxkamada) fadhiyaa u geeyey madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole , halkaasna lagu siiyey 200 oo dollar ka dibna ninka Nuur Salaad lagu magacaabaana uu siiyey 10milyan si uu markhaati beenaale ugu furo, isaguna baahi haysay awgeed uu lacagtaas qaatay, kitaabkana uu ka gudbi kariwaayey runta sidaasi ku sheegay.

Isla markiiba buuq iyo sawaxan ka dhacay maxkamada ayaa waxa uu keenay in ninkii markhaatiga ahaa , lagu eedeeyo Aflagaado madaxweyne , ka dibna la xidhay ,Xeer ilaaliyuhuna codsaday in 10 sanno oo xadhiga lagu xukumo ninka aflagaadeeyey madaxweynaha Puntland , taasina ay keentay in ninkii markhaatiga ahaa iyo eedaysanihiiba qaadigu amray in la xidho oo xabsiga lagu celiyo. :lol: :lol: :lol:

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 3:51 pm
by Psykmottagningen
Bad democracy when you cant say anything about an ex taxi driver

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 3:52 pm
by siren
:lol: :lol:

So is Puntland a communist state? :?

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 3:55 pm
by Niya
What is the source? Link?

This sounds like some-one trying to score cheap political shots. Wax caqliga geli kara maba aha.

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 3:55 pm
by manarab
I applaud the witness and his conscience to tell the truth. It would have been a grave sin to swear on the Quran and tell lies.

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 3:59 pm
by King-of-Awdal
Translation? :oops:

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 4:00 pm
by AhlulbaytSoldier
Futtoole threw the first stone,soon we going to see his statues of 10 meter high in every government building in buuqland.

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 4:01 pm
by Advo
crazy mj's :lol:

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 4:08 pm
by BlackVelvet
So much for the truth shall set you free :lol:

Re: Funny court case in Garowe lol

Posted: Mon Mar 29, 2010 4:11 pm
by kambuli
Executive,

Where is the source? It seems it is a propaganda..But if this is true which I doubt 99.99% it will be a disaster for people who live over there.. :up: That area will be a very very dangerous place to live wallee...That means Somali waa ba'day..