The Bantus stealing the kids organ !!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
canood
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 405
Joined: Sun Jun 29, 2008 11:17 am

The Bantus stealing the kids organ !!!!

Post by canood »

Maydad ay ka maqanyihiin Kilyaha iyo Beerka oo laga helay Garoonka diyuuradaha Muqdisho oo ay Maamulaan Ciidamada AMISOM.

Tuesday, 30 March 2010 11:40 Somalimemo administrator


Ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay Nolosha ku toogtaan dhalinyarada da'da yarta ah ee ku sugan xaafadaha ku dhaw garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho.

Isbuucan gudihiisa ayaa agagaarka Garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho laba Wiil Mayd ah oo ay ka maqanyihiin qaar katirsan Xubnahii uu alle siiyay, goob joogayaal ayaa xaqiijiyay in ay arkeen Maydka wiil da'yar oo ay ka maqanyihiin xubnaha jirka gaar ahaan Wadnaha iyo Beerka.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Wiilka lagala baxay Beerka Wadnaha iyo Kilyaha oo qaab xeeladaysan loogala baxay xubnaha muhiimka ah, ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la tuhunsanyahay in ay ku dhaqaaqeen falkaasi.

waxaa aad u adag in Garoonka Muqdisho ay galaan cid aanay ogolayn ciidamada AMISOM taas oo muujinaysa in ciidama shisheeye ay qafaasheen Caruurtaasi kadibna ay beerka iyo xubnaha muhiimka ah kala bexeen.

Goob jooge lahadlay Idaacadda Alfurqaan ee magaalada Muqdisho ky taal ayaa yiri "Wiil Sedax sana jir ah ayaan maydkiisa ka helnay garoonka Muqdisho wiilka waxaa ka maqnaa xunbaha muhiimka ah ee jirka sida Beerka,wadnaha iyo Kilyahay muuqaalka maydka waxaa laga dheehan karay in qaab farsamaysan loogala baxay oo qofka sidaasi yeelay uu ahaa dhaqtar qaliinka ku xeel dheer".

Todobaakii lasoo dhaafay ayaa sidaan oo kale garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho looga helay Wiil mayd ah oo xubnaha jirkiisa lala baxay, ciidamada Yahuuda ee ku sugan Filastiin ayaa carruurta kala baxa xubnaha jirka waxaana laga yabaa in Somaliya ay ka dilaacaan shisheeye dad qalata ah.

Somalimemo
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: The Bantus stealing the kids organ !!!!

Post by DR-YALAXOOW »

al shabaaaabs webside :down: :down: :down: this is pure proboganda from al khawaariji al shabaab :down: :down: :down: waxaa qosol baddan this is the only webside who report this fake news, thats only shows you warkan waa been abuur.

laakiin every webside report like every week( 3 qafood qoorka laga soo gooyey laga helay xaafada yaaqshiid boondheere, wardhiigleey, bakaaraha agteeda) :shock: :shock: and suaasha waa yaa qoorta dadka ka gooya??

YES AL SHABAAB AL SHAYAADIIN ayaa dhalinyaro inay habeenkii guryahooda kala baxaaan ka dibna qoorta ka gooyo :down: :down:
User avatar
manarab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 387
Joined: Mon Mar 22, 2010 4:01 pm
Location: Fifth Column HQ

Re: The Bantus stealing the kids organ !!!!

Post by manarab »

canood wrote:Isbuucan gudihiisa ayaa agagaarka Garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho laba Wiil Mayd ah oo ay ka maqanyihiin qaar katirsan Xubnahii uu alle siiyay, goob joogayaal ayaa xaqiijiyay in ay arkeen Maydka wiil da'yar oo ay ka maqanyihiin xubnaha jirka gaar ahaan Wadnaha iyo Beerka.
:shock: :shock: :shock:
User avatar
Dionysus
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 776
Joined: Fri Mar 20, 2009 4:13 am
Location: I am incredibly hospitable -- when I am not shooting at you.

Re: The Bantus stealing the kids organ !!!!

Post by Dionysus »

I hate people who spew ridiculous propaganda but more importantly I hate the imbeciles who continue to spread the same laughable lies in hopes of demonizing those they perceive as their enemies. :down: :down:
User avatar
manarab
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 387
Joined: Mon Mar 22, 2010 4:01 pm
Location: Fifth Column HQ

Re: The Bantus stealing the kids organ !!!!

Post by manarab »

Dionysus wrote:I hate people who spew ridiculous propaganda but more importantly I hate the imbeciles who continue to spread the same laughable lies in hopes of demonizing those they perceive as their enemies. :down: :down:
AMISOM troops haven't been paid for months. So, there's the possibility that they are trafficking in human organs.
canood
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 405
Joined: Sun Jun 29, 2008 11:17 am

Re: The Bantus stealing the kids organ !!!!

Post by canood »

:clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”