Page 1 of 1

Al shabab kicking ASS !!

Posted: Wed Mar 31, 2010 12:12 pm
by canood
Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal kula wareegay xarunta degmada Shibis kadib dagaal culus oo ay saaka lagaleen Dowladda KMG Somaliya

Dagaallo aad uculus ayaa saaka ka dhacay xaafado dhaca waqooyiga magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhexeeyay xoogaga Islaamiyiinta iyo ciidanka dowladda oo kaashanaya AMISOM waxaana jira khasaara dhinacyada soo kala gaaray.
Daryanka madaafiicda iyo rasaas aad u xoogan ayaa saaka laga maqlayay xaafado katirsan degmada Shibis oo ay ku dagaalamayeen Al Shabaab iyo ciidan dowladda KMG katirsan oo maalmihii lasoo dhaafay halkaasi ku sugnaa.
Dagaalada oo ahaa kuwa aad uculus ayay xarakada Al Shabaab guulo ka sheegatay, saraakiil katirsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo lasoo xariiray warbaahinta ayaa xaqiijiyay in ay lawareegeen gacan ku haynta degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.

Re: Al shabab kicking ASS !!

Posted: Wed Mar 31, 2010 12:17 pm
by abdisamad3
source?

Re: Al shabab kicking ASS !!

Posted: Wed Mar 31, 2010 12:35 pm
by canood

Re: Al shabab kicking ASS !!

Posted: Wed Mar 31, 2010 12:47 pm
by abdisamad3

Re: Al shabab kicking ASS !!

Posted: Wed Mar 31, 2010 1:01 pm
by canood
Alshabab :som: