Page 1 of 1

Ismacil xayd Xirsii Aflow On isxaaq Bani Hashim lineage

Posted: Thu Apr 01, 2010 7:36 am
by The_Emperior5
Beautiful poem

Caruurtii rasuulkaanu nahay, laysma caasiyo e

Ina ashraafta lala caytamaa ,waaba caariyo e

Ogaadeen hadduu carabyahay, iyo culimadii baydka

Oon caade-qaatiyo, sab, iyo caydhxun laga beerin

Isba cawraduu qarin lahaa, ceeb hadduu garane.